Sidu yahay gudguda roob Gaydh iyo dabayl badan Ban aan geed lahayn iyoo Dhul galgalinaa kaa heley Jacayl igu gadaantoo Markuu ganafka heeryadaa Guudka iga saaray ee I gurguriyay caashaquu Ee uu gibisha igu xidhayee i garwaaqsan weydoo Gacanta igu saydhee Ana gooha-reenkiyoo Gocashada ma daayee Meelay ku geysabaa Godobtayda la caroow Nin gunad ku maqan yahay Godka lagaa abaaree Lagaa galay ma moogee Aday geystay nabaradan Iguu gaaxsanaadiyo Aramidaan u go’ayee Adna garasha daraneey Waad igu guracantoo Aanii oo dartaa gubanee i garwaaqsan weydoo Gacanta igu saydhee Ana gooha-reenkiyoo Gocashada ma daayee Meelay ku geysabaa Godobtayda la caroow Ereyadii abwaan cali cilmi ee riwaayadii hablaha maanta iyo nin u hawladay guur
@amiinmohamoud3273
6 жыл бұрын
mahadsanid wll Erayo macaan oo xikmad leh ayaad no ,faa ideysey , Abwaankii weynaa Cali cilmi fan waa fankii hore
@MaxamedAMaxud
5 жыл бұрын
R
@wardiitodimond2156
5 жыл бұрын
Wooooow thnku wllo sudaad noogu so qortya
@somalistories5037
6 жыл бұрын
Ala muxuu ban cidlo gud-gude ka helay Ninka heestan tiriyay. Farta taag haduu gud-gude roob ban cidlo ah kaa helay aniga Haa.
@abdirahmansaed566
8 жыл бұрын
hassan aadan samatar fanaan umada soo maray ayuu ahaa heesao iyo fana waa kii hore
@moh66livelivekosa54
8 жыл бұрын
aniga oo ah Mahmoud Kosar Awad waxaan amina sanahay in fan iyo fananba kii hore uu ahaa ee Waxa hada jooga ma ah Wax xigmadii ku jirto
@hamzeammaan5453
5 жыл бұрын
Ana gooha reenkiyo gocashada madaayee meel ay ku gaysaba godobtayda la caroow wax isoo maray
@hamzeammaan5453
5 жыл бұрын
godobtayda la caroow garasha daraneey 😢😢😢😢
@abdiinshaar2981
6 жыл бұрын
somaaliyeey su,aal ayaan qabaa ? ma heli karnaa markale fanaaniinteeni gabdhaheenii iyo ragii xigmada ku heesi jiray codka macaanaa iyo ragii Hal abuurka lahaa kuwa badali Kara oo Aanu ku qanacsanahay ma he'll karaa markale?
@asalhargeisa3668
5 жыл бұрын
Abwaanaa u tirin jiray oo ay maskaxdooda ka soo maaxi jirtay su'aashu waa ma heli doonaa abwaanadeenii la yaabka lahaa iyo hibada eebbe murtidaa dhaxalgalkaa samayn jiray iyo fanaaniintii qiimaha lahayd rag iyo dumarba ee qaadi jiray jawaabtuna xagayga waa 85%maya
@wardiitodimond2156
5 жыл бұрын
Heestano qorala keena plz
@cumarbashir4344
7 жыл бұрын
xidiga samatar
@abdirasakelmi1236
6 жыл бұрын
Erayadii c/qadir xirsi yamyam
@asalhargeisa3668
5 жыл бұрын
Beenaale sheeka xumida la tag ruwaayadii hablaha maanta iyo nin holladay guur bay ku jirtay yamyamna shaqo kuma lahay aun
haa qisada heesta waa gabar godob ka gashay ee uu ku leeyahay samatar la caraaw dhibkaad ii geeysatay garasha daraneey
@asalhargeisa3668
5 жыл бұрын
@@xasansuqbul9720 ruwaayadii hablaha maanta iyo nin holladay guur xasan Adan baa sahra axmed jeclaanaya markaasay diidaysaa aakhirkii godobtay ka gashay meel xun bay geynaysaa way ka qoomamayn doontaa Waxa ku jirtay Heestay wada qaadaan Ee sahri aun leedahay isma camal naqaanee cududayda sii daa Tu kale oo ay xasan iyo sahri aun wada qaadaan Xasan Anoo duunka kaa jecel ma is daadahaynaa Sahra Midhkaad uga dig leediyo dareenkaygu kala foge dhan kale u digo rogo Waxa kaloo ku jirtay markay sahra iyo asxaabteedii la go'do hees waano ah oo aad u qiimo badan waxa qaada sahra axmed aun khadra dahir iyo aamina cabdillahi Dhabadaa qaloocanee Dhaayahaad ku aragtaan Anagaa ku dhimanee Hablayohow dharsadoo Dhaqankana ha luminina
@asalhargeisa3668
5 жыл бұрын
Sorry jawaabtan waxay ku socotaa young money
@asalhargeisa3668
5 жыл бұрын
Qisada heesta jawaabteedii hoos ka akhriso intaan ka xasuusto qof khaladaan u diray adaanse kuu waday
Пікірлер: 22