Saciid Serbia adi xoogaha tomaha Kalarka kayaree Wllhi fool xumo😢😢😢😢
@queenfatusharmygirl
6 ай бұрын
Yarabi gabadhan diinta jiclesii ayada iyo family geda Yarabi 👪☪️🤲
@KariimaAbdullahi
6 ай бұрын
Aamiin yaarabi❤❤❤
@maryammaxamud96
6 ай бұрын
Aamiin
@Habibti-4889
6 ай бұрын
❤amiin 🤲🤲
@deganomer4032
6 ай бұрын
Gabdhaha somalida badanaa qisadodaa wad aragteen , intaa jeer iyo itaa dhiib aay la so marten raga somalidaa Lakin wali lama araag niin somalii oo uu qiraya gabadha walashii wa yaab kkk wlhi Adna iyo sahaf moyee oo ka hadlay marka naag cadaan haday tahy na wa lo qironaya kk aar somli wa cajiib😂😂
@KafiyaBile
6 ай бұрын
Ya Allah gabadhan iyo family dhaman Allah Muslim dagdag haka dhigo
@Arliyaismacil
6 ай бұрын
Amiin amiin amiin yaa rabi
@zainaamohamed1585
6 ай бұрын
Hadu nin fcn ahaan lahaa wu asturi lahaa asaga dhanka diinteena hadu mar walba ku xirnaado we ku daysan lahed asaga tinta saas u jartaye
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
6 ай бұрын
Qasaaro kan wuba dhumiyey maskintan diintena sida maleysa
@AyaanHassan-je3uj
5 ай бұрын
@@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Somalida xuuma why are you soo negative subxaaanaallah. don’t judge a book by its cover. Boqol Somali ba qaban. Qofka diinta marked igu yeerayso wa inaad u samirtit ee ilaahay ka cabsaada.
@ayaanniita-v3l
6 ай бұрын
Allah is one 🎉❤
@mohamedismaaciil40784
6 ай бұрын
Dr zakir naik dawadsii wey muslimi insha allah
@ABDIRISAK-b3o
6 ай бұрын
Aan kuwada salino xbiibkeena scwcscwcsw
@Idman821
6 ай бұрын
Scwscw scw scw scw scw scw
@Arliyaismacil
6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@YaasmiinCabdi-r3z
6 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@Ruuneey15
6 ай бұрын
Ninka muslimka ah 2sano ka badan ma qabi karo gabar aa muslim ahayn, hadii 2sano gudahood muslim ku noqon weydo lama sii joogi karo, weliba markuu guursanaayo waa in ay tahay qof diin leh xataa lama ogola xataa gabar bilaa diin ah. Kulahaa ninka raga qofkuu doono guursan karaa!? Diinta haka been sheegin walal
@abdiwalixajiraabi3158
6 ай бұрын
ehli kitaabka waa la ogolyahay in laguursado gabadhan waa kiristaan waan ehlukitaab
@anabh5771
6 ай бұрын
Saaid walahi
@Ubaxcabdirxmaan
6 ай бұрын
Zaki Waxaa iiga jawaabta friends miyaa mise way is qabaan haday is qabaan suu ku guursaday gabadh aan muslim aheen
@Ubaxcabdirxmaan
6 ай бұрын
Salaan sare wlllky mcn
@Shamsocayni1667
6 ай бұрын
Nazi 😅 anaga xataa wey naga qoslisay Allaha waxaan ugu baryaa in Allaha soo hadeeya muslim noqata Family muslim oo diinta ku wanaagsan Allaha ka dhiga oo Maka iyo Madiina aadaan Allahuma aamiin 🤲🤲🤲
@AyaanHassan-je3uj
5 ай бұрын
Manshaallah may Allah guide her to the right path. Habo magaceena iyo diintaaba ilaali oo inaanta si ficaan oola dhaqan oo wanaaji. Una samir iney diinta soo gaasho u duce❤❤❤❤
@zuwaydasiman
6 ай бұрын
Omg i wasn't expecting that answer from the religion part wlhi it hurt me deep inside may Allah guide u to the right path always pray to God to show u the right before u make any decision sis 😢😢
Gabadha wa 😂funy m.a qalbigeda wa Safi illahy Diina macan hasiyo wanu udu eyne🤲🤲🤲🤲
@NimcaBillowabdi
6 ай бұрын
amiiiin
@YaasmiinCabdi-r3z
6 ай бұрын
Aamiin yaarbi
@june6206
6 ай бұрын
Munafaqin bad tihiine nag soomali oo cadab qabo oo uu muslina wad caydan raga cadanka galada qaba wa loo ducayn 😂😂😂
@ahmedsudeysiyaresaid7905
6 ай бұрын
@@june6206 😀 walalo saa ma ahan anigu hablaha somaliyeed ayan ku haysta ee saa ila socda wax udhigmana maba leh agteyda waxana ugu duceyey gabdhas Islam ☪️ nimo lajecladey🥰
@abukarmaxamed5376
6 ай бұрын
Waa dad aan waxbo isdhamin waa runteda ayado qawan ayay dhalatay taas macno ahaan waxay tilmameysaa inay diinteda ku adagtahay wiilku waa eber ayada diinteda ayay kuwadataa xijaabka waxa ka horeya towxiidka
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
6 ай бұрын
The big legend saki somali wlhi wan kuwata lpx gulayso lpx inahs allah 400k ❤🎉
@hamdisahansaho
6 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉🎉
@Hafzaaaaa
6 ай бұрын
16:41 See Camal Gabadha Muxuu Dhahay ee Saan dhan Ugu Qososhay 😂😂😂😂
@Salmatheprincesss
6 ай бұрын
Maalinti barafka a yu waydiiyay Maxay ninkeeda oo ka dagtay mar ku dacay
@MaxamedJimcaale-o2j
6 ай бұрын
Sxb waxaan ahaa qofka uguhoreysay like 👍 kusaary
@idilawad3233
6 ай бұрын
Somalidu wa dad yaableh qof aan hilayba aaminsanaynbaykuleeyihiin mad xijaabatid mrka hore wainay muslinta qalbigeeda kasogoday ilhy aaminto muslinimada qaadato mrkas ladhihikara mxy uxijaabanwaydayday yaab
@Hafzaaaaa
6 ай бұрын
ZakiYoow Hal vidio Kasoo Samee Wexee Saan Dhan Ugu Qososhay Plz 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@QueenCawo-b2q
6 ай бұрын
Dumaashi wey cadhonaysa waayo ninkeeda gacmaheedii niman kaso saari wayay reer burco❤❤❤❤❤
@OmarAhmed-gz2kx
6 ай бұрын
Sxb nolosha adun wey iska gabantahay marka isku day in aad noloshada wax ka badashin xaga dinta
@ShukriAbdulle-w6u
6 ай бұрын
Foolxumo iyo dhaqan xumad gabdhaha somaliyed kala tagtay😂😂qandho kalsooni xun ma Brad bit buu Copiyey kaasa hadba naagtuu lasocdo isu ekeyn jirey qandho fool xun
@sabiriinabdullahi7098
6 ай бұрын
Ma hooyadaa iyo naag shalay Aad baratey ayaat dhaheesaa Waxaan ayadda ku heesto waaridkey Kama heli Subxaanallaah yaa qasaara 😂
@XamzeHamzi
6 ай бұрын
Ramadan kareem 😮😮all musamil
@MahatSalah-g3n
6 ай бұрын
Sxb gabadhe kugubabi iney Soo islamto thank u brother and dumashi
@Bintu122
6 ай бұрын
Illhy diinta ha fahansiiyo aamiin udhaha waa ramadaane
@Niimmoh4
6 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin Malin uun ayado xijab wadato oo dhayso muslim ayan ahay aan rajeyna Insha Allah
@QueenAnfac-u5q
6 ай бұрын
Qosolkii 2asbuuc qosli laheyd iska dhameysay😂😂😂
@nafiso2085
6 ай бұрын
Wlhi qosolkan cawa qoslay mar hora iigu danbaysay waxan maqli jiray qof waalan haduu qoslo xita dadka fiyaw waa qoslaan cawa waxaan uqoslay ma aqaan adinkii baan idinku dayday thnks waxanba ka helay cafimaad in badan oon qurbaha aan jogay waan wayay qosol africa igu danbaysay sidan inan u qoslo😂😂😂😂😂
@qadraahmett2026
6 ай бұрын
Naga daaye😂😂😂
@Cabdishakuursiidcali27
6 ай бұрын
Team lamanaha is not easy ❤😢
@AbdiqaadirXujaalejamaame
5 ай бұрын
❤masha Allah 2 qof owanagsan
@xawom3016
6 ай бұрын
Subhanalah, maxay tiraahdey marki suasha lawaydiiyey iney malin noqon donto Muslim. Budhist oo micnahedu yahay kuwa xayawanka caabuda. Waliba ayada oo laga dareemayo ku cariiqsi. Koley wiilka asaga aya xilkeeda saaran yahay haduu si dadaal leh ufahan siiyo islamida. Alaha u sahlo inshlh.
@Raul_77I
6 ай бұрын
Mrki la weydiye gabadha malin malaga yaaba ina noqoto muslim Si layaab leh aye ku dhahdy I will become buddest mrki xajigeda o ku dhahy buddest? Yes aye hore ka dhahdy qaab xanaaq ku yara jiro qoftan wa qof saaid ugu adag diinteeda iney so islamto ne aad aye u adag tahay runtii
@felisabdi3794
6 ай бұрын
Faarax muxuu gabadha Soomaliyeed sidaas ugu arki waayay? Lkn ajnabiga sida aad u fahantaan inaad kuwiina u fahantaan?
@aadantaatiko1196
6 ай бұрын
Wllhi gawarta fani waaye😂
@Intisaamofficial
6 ай бұрын
Uduceeya lee idaa xijaban donto ilaahey asiga hidayada bixiyo waqtigeda aya wax ka dhiman inshallah
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
6 ай бұрын
Xaan duceynaa ninka ay lasoco aya bahal u eg diinta kama muuqato kan wu dhumiyey gabadhan miskin allow xaqa fahamsii
ar cadaanna saan muu uquslaa yaahuu weyba iga quslisiisee
@NasracarabXasan-jb5gu
6 ай бұрын
insh alha waan sugynaaa xilga uu asturu ilhy hay nig yeeelo kuwiiii ubax khayr qab kle hel❤
@Sacdiyo937
6 ай бұрын
400k insha allaah masha allaah❤❤❤
@ProffAweys
6 ай бұрын
Quraan English u turjumayo jiro wllo❤
@LadaSalaad1
6 ай бұрын
Kitaabka quraanka haday aqriso waa jaraynayaa in ay soo rajuucday Insha Allah
@HawomareSullow
6 ай бұрын
Sakiyow horta siciid ma u dhashay caruur ileen 9yrs ayey is qabeen
@HawomareSullow
6 ай бұрын
❤
@hananXasan
6 ай бұрын
Haa wil yar ujog oo xafldi amir hay
@AaminaCumar-h4g
6 ай бұрын
Zaki zxpow is bojaynta iska daa wan qiroday maxa waye englishkaba ma garaneyside😂😂😂😂😂
@Minagamzel
6 ай бұрын
😂😂😂😂😂 waxay qarxisku
@Geelljireqoqay
5 ай бұрын
lol everyone born naked period........... Somali's hold ur horses,,,,,,,,,,,,,,, let us respect Dumaashi!!
@Mahmudcraxmaan
6 ай бұрын
Kaliya dharka koko iyo Amiiro oo kale ha gishato hadey xijaab aboodin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alishapower5166
6 ай бұрын
Sxp jira 500k coming soon
@Minnesota416
6 ай бұрын
Maashaa Allah be a good role model be a good father be responsible she will be what she sees from you may Allah guide her in to Islam
@FidaCabdirisaq
6 ай бұрын
Bisnka sede kugursady hada islba mah subxanlh
@NaciimoNafta-qe7zi
6 ай бұрын
Dumashii in ay so muslimto ayan rajeyna insha allah
@maryammaxamud96
6 ай бұрын
I.a😊
@farhiyaabshir4841
6 ай бұрын
Sorry Butiskii ban noqonaya waa jwb ku fican qofkii gal wx ku darsadah
@maxamedabdiqani2863
6 ай бұрын
Waanka yaabey wllhi 😢
@mahdimo6276
6 ай бұрын
Taas waa iska fikir uun dib ee uga laaban kartaa hade ogaato xaqiiqada ogow diinta islaamka diin ka wngsan ma jirto kana run badan
@suhurahmednur8656
6 ай бұрын
Macnaheedu maxy tahy wll
@anabh5771
6 ай бұрын
Suaasha waa u badalay maxaa u qaawan tahay English wax kale ayey noqone xijaabka maxaa ugu xiri weyday aya lagu yiri ninka raga waa guurdan karaa gaal iyo Muslim ku yeh ahlu kitaab waana in ey so muslimeyso 2sano kabadan laguma ogolo gaal in aad la noolaatid
@AsadaadamIbraahim
5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@fatimaali4360
4 ай бұрын
Zaki gacantadu ha sarayso❤
@Fadumogele1533
6 ай бұрын
Dumashideen wan usooducaynaynaa inay tiinteena mcn qadato insha Allah wll saciid soorry
@諾誒俄客哦哭哭酷哦苦
6 ай бұрын
Ma nag gaal ah ayuu leyahay, Allah idin Sharfo asaa adigana aqrineysa
@wardamohamed-lp8lc
6 ай бұрын
Anba qoslay😂😂😂😂
@zakariyacalinoor546
6 ай бұрын
Sorry Sami I thought I did flow u but I didn't But now wan kufalow gareyy zxp
@woowe2
6 ай бұрын
Brother qaaliya waxwalbo waqti ayuu qaataa bi idnilaahi kariim wiilka qeyr allaha siiyo ee gabadha in sha allah ilaahay hasoo hanuuniyo
@taqwachannel9897
6 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️
@KhadarIsmaciil-ed8fr
6 ай бұрын
Masha allah lamaNe qurux badan lkin wll asturku dheh 😢😢
@AbuAmiir-fe1bq
6 ай бұрын
Wll waxaan kula taking lahaa in uu quraanka si aada guriga uga dhex akhriyo markaa saamayn buu ku yeelanayaa
@calaawi81
6 ай бұрын
Sxpow gabadhaan horta diin malidhay haba ahatee gaal midna ogaaw haday saan ku dhimato ahllu naar waaye ee muslimi ka bad baadi ياءيهاالدين آمنوقو انفسكم واهليكم نار manata waa ihilkaada ee naarya ka ilaali sxpow qoftaan muslimi dhiinta bar io quraan io salaada intaas ayaa ka badan walhi wan iga codsi xumaanna mahan yaab ebow cadde
@noname-ii3wb
6 ай бұрын
AstaqfuruAllah adigaaba madaxa color laguu mariyey maxaa muslimisaa.wiil qalbi wanagsan Ayaa tahay illah xaqa ha kuugu sugo. Gabadhana illah ha soo hanuuniyo.aamiin
@mahadljama4578
5 ай бұрын
Reer koofur iyo film hindigooda cidaan Serbia cid naxda maaha oo Somalida waa ku qalbi adag yihiin jiljileec malaha waayo maalin bay akhiro udireen 8000 oo Bosnian ah. 😂😂😂😂
@salmaanluude3461
6 ай бұрын
Habartaan Gaalada Ah iyo Dameerkaan Madaxa Ku Foosha Xun Miyuu Views_Kii Kaa Galay? Naftaa Ka Qaaday Sidaa Habeen iyo Maalin U Soo Duubeysay
@zamiiraadan4618
6 ай бұрын
wiilku waa nin aad u dagan gabdhuna ilhay muslin haka dhigo insha allah
@azuupea568
6 ай бұрын
Muslin hdee noqoto shirham ubixi dheh lenged ❤
@Quendiviya763
6 ай бұрын
Qofkii ugu horeyey 12sec❤❤❤❤
@sabariinmaxamed3
6 ай бұрын
Team zaki soomaali isn't easy ❤❤
@ismail43439
6 ай бұрын
Wear xaraan weeye qof muslim ah in ay is guursadaan
@KariimaAbdullahi
6 ай бұрын
Zaki soomaali aad iyo aad aad umahad san tahay❤❤❤❤ maadaama aa diinta kor uqaate ❤❤❤
@sarhayeamedia8802
6 ай бұрын
Ninkan bal asagu hais hagajiyo gabdhu wey so islamidonta hadii alle uqoray lkn wx kahoreysa indhaqan wanagsan u asagu layimado
@AdnaNuur-z4b
6 ай бұрын
War daadkaan maxaa kudhaxdhigay😮😮😮
@Geelljireqoqay
5 ай бұрын
she is just another xaliimo with different color!!
@saedianuh8751
6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ridwaanraayo2774
6 ай бұрын
Lamanaha allah ha iskuwarsiyo zaki wad kumahad santahay
@Robotsmall2k005
6 ай бұрын
i don't this accent i understood one Word Hijaab From White boy
@mohamedomarabdulle5598
6 ай бұрын
Haddii ay qaadato diinta Buudiiska wey kaa furmeysaa. Keliya waxaad guursan kartaa markii ay naagtu tahay Yuhuud Ama kirishtaan.
@abdinasirmoalin2849
5 ай бұрын
Saaxiiboow u sheeg hadii ay Budiste noqoto way kaa furmee oo diin ahaan kuuma banaana inaad qabto. Ilaaheey ha soo hanuuniyo, gabar qalbi wanaagsan abay u egtahay.
@AroundUs-2024
5 ай бұрын
sidii islaam looga sugayey bey tiri budhist baan noqonayaa 🤣🤣🤣🤣 war naagta waa la badali karaa si fudud laakiin jaceyl ay ku jeceshahay maya jaceylka marka uu dhamaado bey dib u laabanaysaa.
@barkhadhasan1870
6 ай бұрын
I love this buaetifull couple ❤❤welcome dumashi❤❤❤
@NasteexoNasto
6 ай бұрын
Gabadhu waxay ku qososhay su'aal ayeey sugeysay lkn sheeko wax aan su'aal lagu sheegi karin o ah dhacdo barafka ka dhacday iyo falcelinta gabdhaha somaliyeed marka somaliyeey wax barta o ogaada dadka aad wareysaneysan in ay idinka aqoon badan yihiin
@Buuro423
6 ай бұрын
Xil iska saar inaad muslimiso wllo ninka way u banantahay inuu gursado gabadh an muslim ahayn Lkn wa inu so muslimiya aadbay u ad adagtahay gabadhani San arko Lkn awooda saar
Пікірлер: 492