muuqaalan wllkeen 2 sanno ka hor ayuu soo galliyay commentka ayaan akhriyay ad badan horta 98%dumar ayaa fikirkooda ka soo dhiibtay waxay sheegayaan inay dhibannayaal yihiin aad ayaan uga xumaaday calooshuna ii hurtay xaqiiqdi dhibka haysta wllalaheen. mida iga yaabsay waxa weeye raga inta soo hadashay macalinka waa maagyaan midaas wax badan kuu cadaynaysaa ragooow dulmiga joojiya bilaa caleeg
wlhi wllo aniga intas oo dhan ayan so matey lkn samir badan ayan sameye iyo duco badan wayo furikan ka xijoneyey ila an sadex carura ku daley wu is badali lkn waxba mey hagagin ila illahay iga fureye bila xag iyo xagug si an u helo firika bas alhmd imika farxad badan ayan darema ano kaligey ah maschallah thanks allah
@farduussrywaxahaloqabto1872
5 жыл бұрын
Wan murogoodey wlhi muqaalkan mar hore ahaa wlhi waxadba moodaa inuu aniga ina sheekeynaayo wan oyay walalkey talo wanaagsan thnks ma dul qaadan karo duli limo
@hogaanofficial9058
6 жыл бұрын
xaqiiqdaa sidaas ah qofkii samro waxaa loo arkaa doqon mar intii laguu arkin go'aan gaar 1000 jeer dhimo waxaa dhaanto 1 mar dhimo
@nastehaaliabdirahman2272
3 жыл бұрын
masha Allah jazakallaahu qeyr yaa shayqanaa💓💓💓💓
@abdihakimyoussuf
2 жыл бұрын
بارك الله فيك يا دكتور أيوب حفظكم الله
@capainybd4793
6 жыл бұрын
Thanks Macalin mahadsanid yaxfidakallah
@aasixa3870
7 жыл бұрын
mahadasanid walal niyada ayaa ii dajisay waxa wadan oo iga qaladanaay ayaa iga saxaday allah ku xifdiyo masha allah mudan yusuf thanks
@falisjama9538
7 жыл бұрын
anigu. k baxay xiriirkaas oo kale xarigaan u jaray walaahi nolosheydu way isbadashey. runtaad ka hadashey
masha allaah walalkey ayub yusuf mahadsanid in badan
@ubaidofficial4196
5 жыл бұрын
Asc walaashey ama walaakey Waxaan rabaa inaan wax yar idin faaiideeyo aniga gabar ayaan aad u jeclaa iyada ima jecleyn ku dhawaad sanad ayaan wacaayaa iyadana halmar ima soo wicin waligeed intaas waxaan islahaa wey soo dabcee ee sabar waligey kama arag hadal naxariis leh oo qalbiga ii qaboojiyo haween haweenada kamid ah ayaan wacay hadalo I dhibaayo ayey I dhahday xaqiiqatan waan is celin waayey waan ooyay kadib waan istaagay oo waan soo weysaqaatay isla markiiba waan istiqaareeyay wllh isla markii aan ducada akhristay allah ayaa qalbigeyga ka saaray maanta wey dhimatay ama waala guursaday haddaa la dhaho kalama jecli. Marka waxa weeye faaidada aan idin wado marwalba u istikhaarey waxa aa dooneysid mahadsanidiin.
@hafusise1455
4 жыл бұрын
Mashalllaaah wll qaali
@aminajafar1987
5 жыл бұрын
Mansha allaah"SAKIIN'" JAZAAKALLAAH!
@kahramanfahim6087
7 жыл бұрын
Thank u walalkeyga qali ah allaah haku xifdiyo bro
@leylahilal7324
7 жыл бұрын
masha allah ayuub video-yada ka ma dharga youtube inta video ka daawaday wiilkan wax ka wanaagsan ma arag. allow caqliga iyo cilmiga ku daa....runti waxaa i gillisay rajo oo mar kasta ku taama inaan noqda xidigad...sida aan u bilaaway daawashada already one thing secessful ku noqday....masha allah ayoub allah ha no ka daaya walaal qaali ah ba tahay
@mohameddahir8485
7 жыл бұрын
masha Allah tabarakallah shukran ayub walalky
@laylaabdulkadir2314
7 жыл бұрын
masha Allah walal jazakallahu khayr 👍💖
@kaysemohamed5757
7 жыл бұрын
mudane ayub dadkeena inta aqoonta leh wayka faidaysanayaan vedio lkn inta garashadodu yartahay waxa ay u fahmayaan in lays furo oo aan xalkale jirin fadlan markale soo duub muuqaal ka hadlaya xalka kala taga ka hor. mahadsanid
@ashaasha4547
7 жыл бұрын
Kayse Mohamed .ayuub wu cadeyey Ka fogow yiri marka xalkale ma jiro in laga tago raga sidas udhaqmo.nolal kale Ka fican laga raadsado .wana sax /wana ku racsanahay
@ayanlina8328
6 жыл бұрын
Kayse Mohamed hhhhhhh Hhhhhhhhh macabsoty in lagatago Walawada fahmaya ujeedada Qofna caruur ma aha
@kadragurey2452
6 жыл бұрын
Masha allh ayuub yusuf sakin allh ku xafido waa noofaaideysa marksto xaqa ka hdashaa mrwalibo inoolow wll
mnsha allh ninkn tldisa way wangsan thy lkn mba haayo hl qof oo iwanaajiya midba bidbuu kadaranyhy waanba ncay xiriirba
@somayokassim1269
7 жыл бұрын
masha Allah Allow kudhowr aduun iyo aakhiro wax sax ah ayad marwalbo kahadasha weliba midan si gaaran uga helay
@hassanabdulahi7809
6 жыл бұрын
Oh
@MadarasadaYoutubeOfficial
7 жыл бұрын
masha Allah brother waan badali doona noloshayda inshaa Allah duli uma dulqaadan doono
@adnanmohamed248
4 жыл бұрын
Wlhi video gan is long time ago but when I watch today I cry so bad waayo dhibkaa Waan lasoo kulmay xaqiiqah ilaa hadana kujiraa thanks my dear brother
@nasrinabdi4799
5 жыл бұрын
masha allh aad yaan kuu taageeraa ayuub ilhy ha kaa raali noqodo mahdsanid
@naciimoyasin5355
6 жыл бұрын
m.a thnkz walal
@xubiladan1724
3 жыл бұрын
Masha allaah wll
@ahe127
6 жыл бұрын
Mucallin aad baad u mahadsan tahay. Cashar qiimaha badan ee aad soo geliso youtube ka qaar badan baan daawaday kana faa iiday. Aad baad u mahadsab tahay. Inyar uun baan ku yar xasuusin lahaa jeclaystayna inaan kula wadaago. Salaanta ugu horeysii video.ga hadalka waxaa ka horeeya salaanta. Waad mahadsan tahay mucaliin bikuli ixtiraamid wa taqdiir. Hore u soco macallin.
@zuhurabdi4397
7 жыл бұрын
masha allah shugran akhi
@safiyasaid6170
7 жыл бұрын
Masha Allah illaah ha kuxifdiyo
@xabiboqalbi2373
6 жыл бұрын
Masha allah wllo
@faisoalu2269
7 жыл бұрын
Masha allah ayuub ilahay ha ku xifdiyo qodobo fican ayad ka hadashay oo qadasho mudan thkz wll
@rahmasalim5411
7 жыл бұрын
Ayuub brother you are very brave and I did not see same one soon honest like you. Mey Allah bless you
@najmamaxamed5173
3 жыл бұрын
Gabdho mesha iskaqada ilaah baa irsaqada bixiya
@xasanmaxamed4019
7 жыл бұрын
msh llh wll qali ah ayub alle haku xafido
@quruxhaweenbintucarab7374
4 жыл бұрын
Video gani aad ayuu ii anfacay run ahaantii aniga aad ayaad u mahad san tahy ayuub sakiin keep going
@nasiimali7828
6 жыл бұрын
Masha Allah walalkeen wlhi wa runtaa erayga usabir ilmahaga dartood wa eray aad an u isticmaalno
@sucdihashi52
4 жыл бұрын
Asc masha Alah yusuf Daki Alaha kubarakeyo
@xayaadaxmed9381
7 жыл бұрын
ayuub jaza kallah akhii runtaad ka hadashay
@cabiiralive
6 жыл бұрын
waa run marbuu cadaw kugu noqdaa qofka aad jecesha hay
Waa 😩 run marbuu cadaw kugu noqdaa qafka aad jeceshaay
@nafisaabdi4698
4 жыл бұрын
thank you so much
@ilwaadmohamed7395
7 жыл бұрын
maansho Allah awalaha ku xafido
@boqoradarernugaleed1393
7 жыл бұрын
mansha allh allh hakujeckado
@mubaarikabdlaah3036
5 жыл бұрын
Aniga ayaa qof i jecl ka tagay qof aan jeclahy baan u tagay lkn uu iga tagay lkn waxn isku xidhay ale mana rabo in lay bahdilo taas waa mid aan mardabe u dulqaadan doonin
@Hugaanmedia
4 жыл бұрын
Sax weyan runti wllhi tasa ben kushegin wad iguhaley masul sare qer ilahey hakusiye insha Allah amsalkada ilahey ha inobadiyo wall qali
@ibrahimhassanomar8274
7 жыл бұрын
Shukran
@work4172
6 жыл бұрын
Ibrahim Hassan Omar asaal mucalakum xagee joogtaa walaa
@happy...4856
4 жыл бұрын
Masha alllha 🙏❤
@hanasiciid2420
5 жыл бұрын
jazakallah khayr 😭😭😭😭😭
@amalmohamet4476
4 жыл бұрын
Mansha allha wll wa ruun
@bilankabacabdi1084
4 жыл бұрын
Masha alaah jsakalaah ayuub wan kuraystay vioga ani ayuu igahadlaya markaan fiirsatay ani naftayda isbadal kahelay walky ilahay hakuxifdiyo
@amatallahbintosman2346
7 жыл бұрын
Guurku wuxuu ubaahanyahay samir cz waxaa la nooshahay qof aad kala dabeecad tihiin,,,,, lkn waxii culeyskoodu zaaid yahay looma adgeysto naftaadana qof looma gubo midna aamin qof si dhaba kuu jacel kumuu dhaawacoo kumuu dhibo gabdhaheena waxaa ka maqlaan heblaayo hebal wuu jacelyahay lkn ma daryeelo waa War aan layaabo wuu jacelyahay iyo uma roona kala daaya shukran ayuub
@dalmarhassan273
6 жыл бұрын
yusuf sakin wad mahadsantahay walal xaqiiyoyinka lagu jiro ayaad kahadashay
@ismahanhussen8727
5 жыл бұрын
جزاكه الله خيرا أخي
@naciimosheikhhassan9925
5 жыл бұрын
Sax qof ku jecel oo ku dhibayo
@xaawomohamed7739
5 жыл бұрын
Mansh allh Wall qali
@najmacabdi6482
7 жыл бұрын
masha'allah thanks
@NasroCabdi-mj7py
3 жыл бұрын
Thankis
@muslimocali9915
7 жыл бұрын
mashalh wal wa mahadsantahy qoysaska somalida Allh hatosiyo wall tas ad shegtay nolol mahan Kali noolaaw as dhanta
@saduunimohammed2380
7 жыл бұрын
Saxiiix walaa Ayuub 👐👐✋💖💖💖
@hawaabdirashid7528
7 жыл бұрын
wlhi waa talo wax Ku ool ah shukran ayuub
@farxiyocabduqadir3371
2 жыл бұрын
Masha Allah
@nimcosiyat33
7 жыл бұрын
mansha allah walal jasakalah qaar qofkas o kala u isomara lakin xarirkas wan kabaxa wana iska dharaya walahi thnks yusuf walal
@deeqaalimashaallaahnasriii1551
7 жыл бұрын
akiiiid jasakalahu qeyral jasaa
@Mamady_14
7 жыл бұрын
masha allah
@hawoluul6837
7 жыл бұрын
maan sha alaah wllky ayuub
@thebestone4553
5 жыл бұрын
So dhawaw abayo halke ku noloshahy abayo
@mohamedamin2357
6 жыл бұрын
Masha alah ilahay hakuxifdiyoshiqow ragumasina
@monasuja6232
5 жыл бұрын
Waan kugu Racsanahay Rayigaga Ayub walal jira aadtahay. Qofna haujojin Hana U nolan nin xun. 🚫
@umsiyam930
4 жыл бұрын
Sax sax wall wa runta malagujirayo nolow masha allh🌹🌹👍👍👌
@kousarmohamed3860
5 жыл бұрын
Masha Allah Nices
@ashajimale2265
5 жыл бұрын
Asc Yusuf waa ku salamaya dhibaato daban ayaan soo maray sida dil, caay dhibaato hoose ila la gaarsiiyay (ilmaha caloosheyda ku jira la yiri iska soo rid) marki uu damcay inuu isagu ka quustay in uu si hoose u soo rido , marka hadda sidii aan kuu bartay waanada aan helay,wax yar ayaa ii dhiman in aan dhibaatada ka baxo isha Allah,Adinkuna ii soo duceya Dhammantiin wiilal iyo gabdhaba. Thanks Yusuf.
@umucafiifa2310
3 жыл бұрын
Maxa ka qaldan ninka ma balwad ayu leyahay mise wu walanyahay kacarar yu ku cunine
Пікірлер: 378