Allow xas wangsn iyo awalad baari ah Nawada siih intii jeceyl aduunka raxadiisu waa adigo hela xaas wangsn oo xumantana ka reebta wanagana ku farta diintana ku dhaqanta💗
@kamaaldiin582
4 жыл бұрын
badri cade j subscribe iisaar please walalo
@esedabdi8835
4 жыл бұрын
badri cade j vvgghhhhhhÄääåååååå
@nimcoabdullahi7201
4 жыл бұрын
Aaamiin wll
@xamdoqurux9213
3 жыл бұрын
Amiin
@shukriaxmedshacni2333
2 жыл бұрын
Aamiin allaha ku siiyo walal
@aishaabow8231
4 жыл бұрын
Walalaheyga sharfta badan iso duceya sanooyiin badan owalad radiis ayaan ahay Ramadan kariim fadligiisa inu Ilaahey ilmo bari igu arsaqo Ramadanka fadligiisa ameen
@safiyaaxmed1235
4 жыл бұрын
Abyo mcn to alle ubad khyr qabah haku siiiyo
@maarizaahmet7497
4 жыл бұрын
Abyo Awlaad salixa Allah kusiiyo
@drfatimamohamed4666
4 жыл бұрын
Alle awalaad baariya ha ku siiyo inshallh
@ronaldothebozzfootball4059
4 жыл бұрын
Alle hakusiiyo caruur sis
@zakimuuse9995
4 жыл бұрын
Abayo Allah caruur hkugu arsaqo
@faatimacadey271
4 жыл бұрын
Subxaan Allah ilaahay ha idiin dooro ma dooran kartaanee dhamaan gabdhaha aan gursan wali kuwa gursaday Allah ha uu yasiro
@kamaaldiin582
4 жыл бұрын
Faatima Cadey subscribe iisaar please abaayo
@faatimacadey271
4 жыл бұрын
@@kamaaldiin582 waan kuu saaray aqii
@zamzammaxamud6865
4 жыл бұрын
Masha allah jasakallaahu kheer ya shiikh
@farhiahassan5477
4 жыл бұрын
Amen yarabi waa xaqiiq jirto
@shukriaxmedshacni2333
2 жыл бұрын
Aamiin allaha no wanajiyo seygeyna
@maryamadam8444
4 жыл бұрын
اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلّا هو الحي القيوم وأتوب إليه جزاك الله خير الشيخ
@cgf383
4 жыл бұрын
Zupxanalah Ilaahay gabdhaha anigoo kle nin ah alaha siiyo wanaagayga iyo jeeb ka hadalkeyga leh mazha alh tabarakalah
@ninam1000
4 жыл бұрын
Salam aleikoume sheikh thank you, walahi you are right because i had the same experience so everyone who don't have problems in future please sisters you should apply this , thank you sheikh for always been active for women's
@kamaaldiin582
4 жыл бұрын
nina m s
@sharifamohamed6360
4 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh wihl wax badhan ban kafaidey 😍
Kuwa sifaad kaa leh Allah haka badbaadiyo inta mustaqbal doonka ah
@لولوالجنوب-ص5ق
4 жыл бұрын
ماشاء لله الله يحفظكم دنيا واخره وفقك الله الله معك شكرا لك يا شيخ 👍👍👍💝💝💝👍👍👍👍👍
@kobcigaraadkaaga5682
4 жыл бұрын
Masha allaah Talo wacan baad siisay hablaha walaaleehen xumaan uma quurno allaah ha xifdiyo waxaa ku jira hablo diinta aad ujecel aniga online ka ayan quran ka dhiga waxa ugu badan waa Gabdho Masha allaah 🙏🙏 Waana lagu duceystaaa dabeecad wanaagsan اللهم كما حسنت خلقي فحسن خلقي
Mansha allaah ilaahay haku xifdiyo sheikh qish fiicaan ayaa nasiiisaay
@اممجاهدالسلفيه
4 жыл бұрын
Man sha Allah,,,maclim,,waa shaykhana Karim,,,wax anu kugu abal gudo garan mayo lkn wan ku ducaynaya,, man sha Allah ,shekh,Allah caqliga, haku barakeyo, Hoygaagana Allah janda karamada badan,,haka, yelo, Allah, haka, farxiyo,,sida ad anagaba, nooga farxiso,,,rabi, awlada, salixin haka gadhigo, iyo, xaaskagaba man sha Allah,, Allah, darti, ku jecelahay, sh, cabdle faruuq❤❤❤❤❤
@abdiafarah9328
4 жыл бұрын
sheikh Allah ah ku barakeeyo
@fardowsaibrahim7138
4 жыл бұрын
Sheikhow illahey caqliga haku ziyadiyo sidad wakhtigada qaliga ah nola wadagtid oo wax waxtar ino leh nogu soo gudbisid illahy dartii bn ku jeclhy mhdsanid
Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka allaah ha ku xifdiyo aamiin yaa rabi
@bihiwadani2168
4 жыл бұрын
Kkkkk wadadkan waa aqli badan yahay maasha alaah ee madaxweyne haloo doorto
@rodaroda5861
4 жыл бұрын
Kk subxaballah allow sahal amurah Mid intaas siifo oo aad sheegtayba leh ayaan aduunka ku arkay lakiin shaarkisa Allah iga qabtay alxamdulillah
@kamaaldiin582
4 жыл бұрын
Roda Roda subscribe iisaar please abaayo
@maxamadbaarisalaad743
4 жыл бұрын
Msha allah shiiikh😍
@Sultana_Alisha
4 жыл бұрын
Jazakallah kheyr
@bihiwadani2168
4 жыл бұрын
Iyaaaaaaa alah hanaga badbaadiyo wixi xun
@ALHIDAAYADIIN
4 жыл бұрын
1k 10 iga dhiman plz iga caawi plz Ifka wall lagu yhy 🙏🙏
@qoysqurxoon7997
4 жыл бұрын
Walal iisaar fadlan wan kuusari kzitem.info/news/bejne/146Nym2lfniYd4Y
@aishaqaalib3477
4 жыл бұрын
Masha allah jasaka laah shekh
@mariyoqueen8240
4 жыл бұрын
Masha allah shekh allaha ku barakeyo runti illahey hanaga ilaliyo nocyadan aat noshegty
@ikraancapdikriinikraancapd4537
4 жыл бұрын
جزاك اللهُ خیرا
@khadijahussein5955
4 жыл бұрын
Asc sheekh runta ayaad ka hadashaa ilaahay haku xifdiyo
@jacaylwadhabwadhab4435
4 жыл бұрын
Alx wakasaray noloshayda hada alx wankanastayba kaas shaydanka aha
@samaraabdiweli2905
4 жыл бұрын
Run baad sheegty jazakallah
@samirakeyse2315
4 жыл бұрын
Masha Allah wad Mahad Santahay shiikh 🥰🥰✅💯
@najmosaladabdi7887
4 жыл бұрын
Asc shik waxaa ku riyoday anoo la ijidayo
@faisodegnwow6293
4 жыл бұрын
Jiskumulh qeyr sheikow🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@ruqiyoosman7122
4 жыл бұрын
Jazaakalahu qeyr
@bilanaden7817
4 жыл бұрын
Walhi wa runta aniga waxa i qaba nin hoyadi amarkeda ku socda uu aniga ba war i hayn hadalgayku ma socdo hablo badan aye kaso fourdey ilahayow ika qabo hoyadi waxan argay hoyo fican lakin hoyo xun walhi ma ficno soubxanallah iso douceya
@shugrifarah7267
4 жыл бұрын
Abayo Alle kuma tuso wx kudhiba
@faizamohamed2145
4 жыл бұрын
ان لكل دينا خلقا وخلق الانسن الحياة
@samiirohusen1267
4 жыл бұрын
masha allah shiiq wlhi waa xaqiiqo oo hadanba haya ee alle ha ii dhafiyo inta aragtay qoralkeyga wllayal iiso duceya illah dartiis in ilah ii dhafsho
@hodanmohamedali8766
4 жыл бұрын
hadumid bas yahay o adan adigu kagalafsan dhibatada od dacad utahay ilahay haku dhafiyo
@@nasmoha6760 amiin yarabi wllo alle hakaga so qado warqadada ane shartiisa alle ha idhafsho abayo guurka waa nasiib nasiibkena sidan noqday wlhi
@leyloaxmedxasan4266
4 жыл бұрын
Allah dumarka maxaa dhib heeso abaayaal aan isku soduceeno dhibta wey nawada hesaa
@anshaxa1752
4 жыл бұрын
Haa shiekh anigey igu dhacday inan uga haray nin aan is guursan rambnay markan arkay sidu sirtisa ugu amino saxiibkis waxan dhahay i dhaaf yaa duluf
@umuxafsa3391
4 жыл бұрын
Sheekhoow markuu ku raadinaayo calamadahaa qaar badan malaga fahmaayo marka allah hagu hagaajo mid wanaagsan
@fartuuncali3888
4 жыл бұрын
Asc shekh inte kala so xariraa sual ayan raba ina ku weydiyo
@deeqoadanahmed5600
Жыл бұрын
Asxaabay icaaway shiiqan sideey uhelaa
@naimamohamed7637
4 жыл бұрын
Intaad sheegtay nimanka soomaalida waa kubadan yihiin seen wax kayeelnaa allaha nacafiyeee sidaan kubadalikarnaa dhaqanka xun oon u badanahay mala is dhihikaraa xaga korinta ilmaha xaga waalidka aa sabada dhaqankaan xun oon ubadan nahay annaga hadii aan nahay soomaali
@muntaz990
4 жыл бұрын
Kkkkkk... Sheick was iga qoslisiiyay... MashaAllah.. May ALLAH keep him safe
@laylomaxamed5076
Жыл бұрын
Jasaka Allah 🥰🥰🥰🥰👍
@abeebaabee6618
4 жыл бұрын
Subxaanallaah kuwaas oo kale Alloow calaf ha noogu darin
@salmahassan6590
4 жыл бұрын
Mash Allah sheik jazakumu Allah kheyr
@fadmazahracabdinuur1643
4 жыл бұрын
Ninka aduunka ugu xun Markuu rabo inuu waxsoo xerageliyo waa afku malable ama wuxu iska dhigiyaa raga Kan ugu Sita ee illahow udoor intii guur doona Mida kale WA inuu qofku istaqaareystaa waa inaad tijaabisaa marmar ka careysiisaa si ay xaqiiqdiisu u kashifanto, isku daya inaad heshan Cid aad ka xan wareysato lkn daacada. calafkana lagama gudbi karee ogow wabillaahi towfiiq.
@salmahassan6590
4 жыл бұрын
@@fadmazahracabdinuur1643 haa mcnto Amin Amin ya Allah shukran xabibtu
@mariastories8851
4 жыл бұрын
Allow naftayda kabadbaadi noocyqdaas yaa rabi
@sucdihalane5607
4 жыл бұрын
Masha Allah 👍👍👍
@cabdifataaxxasanxasan3616
4 жыл бұрын
Alle ayaa idhafiyy kaas oo kale alx mnta wanka raysty waxan helay bedelkiisa oo qimahyga garanaya mnshllh asxby isoo duceya inuu alle awlaad bariya isiyo
@fafiiqeyrkafafiiqeyrka7999
4 жыл бұрын
M.a
@aragsan11axmed79
4 жыл бұрын
masha Allah
@shugricalichannel2220
4 жыл бұрын
Maa shaa aĺlah
@sacdiyohassan1641
4 жыл бұрын
Masha Allah. Waa igu ogtahy taaaas
@lovelygirl4839
4 жыл бұрын
Sheikh waxad ilawday kan caruurta laaya
@zakimuuse9995
4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@seynabmaxamed953
4 жыл бұрын
Mash allah 👍👍👍👍
@fatumaabdi3732
4 жыл бұрын
Masha allah sheq ilaah haku xafido
@riyaanruun3017
4 жыл бұрын
Shiiqow sula ayan ku wey diina qof an isla so coono hadane qofkas ma iga dheero guriga aya isla joogna lkn San isla hadleenne ayo idhahay sideczac sawir iso diir aniga isla markipa wan xanaqay ha ila hadliin ayan dhahay hadane xafad ayan isla joogna shiiqow maxa sameeya iga so jawp ?
@hiboxasan4264
4 жыл бұрын
Sawir noocee ah ma mid cadi ah mise mid qaawan
@najaxbella7959
4 жыл бұрын
Abyo qofka guri isla joga amaba ha isla jogina marba hadi uu kuu keno sawir isii wa hadi uu yhay sawir xun qofkas iska nabad geli wx fcn makuso wado
@riyaanruun3017
4 жыл бұрын
@@hiboxasan4264 miid cadi ah
@riyaanruun3017
4 жыл бұрын
@@najaxbella7959 THNKZ alpi swr xun ma aho kali swr iska so qad ayo dhahay
@hiboxasan4264
4 жыл бұрын
@@riyaanruun3017 sawir cadi ah hdu yahy Waxba kuma jabno, adiga guri isla jogtan ayuba ku xiisay wa xariif kas kkk Hada jecshy u dir hdi adan rabin U gooy lol
@fartunqalanjo826
4 жыл бұрын
Wlhi WAxlo bahna ayad manta ka hadashay shugran shekhow
@quruxbadanmaryan9289
4 жыл бұрын
Maschallah
@xalimoxusen1177
4 жыл бұрын
Masha allah
@UmmuJabril
4 жыл бұрын
Bisinka sheeqo yaa fiican marka 😯😯😯😯
@naimadaganofficial8540
4 жыл бұрын
Subhanalah Subhanalah
@basromohuu3923
4 жыл бұрын
Raga somalida oo dhan waa sidaah
@zakimuuse9995
4 жыл бұрын
Raga oo dhan sidas ma ahe ka daa wlaly
@naruurohassan6043
4 жыл бұрын
Intuu allaaah u naxariistay mooyee
@filsanahmed4341
4 жыл бұрын
Ilahow lama fahmi karo nimanka hada joogeee mid wnagsan calaf igu dar aniga iyo intii ila mid ah guur qeyr qabo allaha nasiiyo
@queenruwesh3130
2 жыл бұрын
Amiin abayo mcnto🙏😩🤲❤
@vaadlimited4222
4 жыл бұрын
Adad alle iyo rasulka jecshahy dartot subscribe igu sar oo codsi ah
Пікірлер: 171