Reer Somaliland malihin cadow xamar ka daran aynu kala garano cadowgena sadiqena inaga rabnay 5 Somali inay is racdo lakiin Somaliya aya gowracday wanay dhimatay shanti Somaliyed samir iyo imaan Allah kasiyo xasan gurgurte no cod wadani guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa inaga mar walba insha Allah ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
3 ай бұрын
Kkkkkkkk wadani fashiluu NO VOTE FAQASH THIS IS SOMALILAND GUUL KULMIYE
@hassanyussuf-kh5dg
3 ай бұрын
Wadani iyo Cabdiraxman waa faqash.reer Somaliland ha iska ilaaliyeen.
Ubaxle media aad iyo aad baad uu mahadsantahay indeer bal iska huubso xiildhiban garuuje la barmamuj aad ku soo gaaday halka uu yiri garuuje marking uu arkay xaga loo loo socdo ayay daadka israciinayaa ee layiri barlanka halagasoo saro ayuu bagay ee waa wuxu ahaa uun ha amiinin garuuje iyo garkaleh oo baadan iska huubso
@axmedmaxamed6597
3 ай бұрын
MIDNIMO WIIQDAY WALI RAADINAYAAN REER XAMARKU😂
@jamalibrahim2472
3 ай бұрын
Wadani Waa xamar qoof kaasta og taa lkn shacabka ayaay uu taala haday raabaan in Somali gumayaato si niinki laa jarjaray ee diyaradaha ka shaqaynayeey qoof waloowba ku quuso
Gurguurate waxaba kuma so koradhinayo nin somalilaan ama isaaq ah waayo meesha laga taratamaya waa somalilaan horata muxuu ku caawin ee u awaad u leeyahay horata huwaanata gudaha waxa ka badan bulashada xalaasha ah ee reer somalilaan gurguurate waxuu jooga 🏚️ filaaha war dhiigalay wadani reer somalilaan ugu ridiy mayaan qaran dumis war nogu ma seegana wadani waxa kale ma hyaan huwaanata dibadaha 🦓🦓🦓
@maxamuudaxmed7616
3 ай бұрын
Ka daa c.raxmaanow shantuba haday isu yimaadaan ma aqbalayno in aanu xoriyadayada cid kula shuraakawno
Пікірлер: 68