Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
@QueenMuniiza
5 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@rocky4066
5 ай бұрын
Waa raqiis maasha allaah tabaaraka allaah
@aminahussein-hassan522
4 ай бұрын
Walaahi waa qalmaa lasagnas ka dhisan❤🇸🇴
@nuroducale7302
5 ай бұрын
Masha allah
@halimamohamed9074
4 ай бұрын
46,000 wa qali guuri nus boos ah
@MarwoMohammed-eg5bb
3 ай бұрын
Waxaad raba xagee lagaga xiriiti ka raa kaxda labaad ayaan dhul ku lehay
@hajiahajiali4188
5 ай бұрын
Raqiis raqiis dhaafey waaye
@akashicman2338
4 ай бұрын
Mel qashin ah
@Shaaficimaxamadmaxmuud
5 ай бұрын
Walashay iska dhaaf muuqaalka aad xaga soo dhigaysid Sar qurux badan Kadibna jiingad ama goof banaan Taas miyaynan been noqonayn Si xalaal ah inaad ki shaqaysatid aya fcn been yaysan kuu dhuuman
@Shamuuri_official393
4 ай бұрын
Kaxda miyaa saan qaali u ah markii kow la bilaawaayay 100$ ayaa nalagu siin jiray labo boos labadena waxaa siinay mid ader nagu aadan ka guray celasha hada dhul an ka rabaa haaf boos 19 kun 😅😅 mayey ma rabo wey iga ahaan
Пікірлер: 16