Asc Walaal Mansha allaah nin wanaagsan oo miskiin ah buu ILLAAHAY calaf kuugu daray ee adigana illaasho abaayo inshaallaah 😀
@maryansheikh4128
25 күн бұрын
ILLAHEY MANSILAN MUBAARAKAN ALLAHA KAGA DHIGO SURATUL BAQARANA KU AQRI ILLAHEY HAIDINKU XIFDIYO❤❤❤
@Farxadiyoguul
25 күн бұрын
Rashid waa qof wanagsan barakallah.
@Starcabduu96Starcabduu96
25 күн бұрын
Maashaa allaah❤❤❤❤❤❤ tabaaraka allaah allaah haidin fududeeyo xagajinta guriga allaah haidinku arzaaqo awlaad barakeysan abaayo ducadan ku ducesta nabizakariye ayaa allaah kubaryey asago da ah allaah ne wo ka ajiibey woxone ku ar zaaqey nabi yaxye idinkane allaah ha idinka aqbalo hadi ku doceysatan ducudan awlaad baari ah in allaah idinku arzaaqo aya rajeyna inshaa allaah وزكريا اذنادا ربه رب لا تذرني فردا وانت خير الوارثين
@DiidiiLove-cx5gm
25 күн бұрын
Mashallah
@nimcoabdirahman2555
24 күн бұрын
Masha Allah thanks bro ducadan anigoo mudo dhalin ban ku duceystay mudo yarna uurban yeshay
Пікірлер: 63