Inu nin wangsan yahay way ka muqata alle haydin barakeeyo huuno
@qadromuxudiin4951
18 күн бұрын
Guurka sheekqda dher ee sanadaha lagu qasaariyo maba raago xaqiiq ani 49 days ayaa wasa shekeysanay malinkii 49 no eheed wan xaroonay alx 6 year wan wada nolen kabadana wan rajeynayaa in aan wada joogno
@QueenMuniiza
21 күн бұрын
ALLAAH UNAXRIISTO iyo intiiy muslim ah ❤
@asli1035
21 күн бұрын
allah ha u naxariisto ,ninkaagana allah ha isku kiin barakeeyo
@user-jq5ho3ej5e
21 күн бұрын
Insha’allah Ilaaheey farxadahaidiinsaaidiyo
@aminasalad3786
20 күн бұрын
Walahi wan qiroday abayo allow unaxaristo hoyo
@abdisamadabdullahi6720
21 күн бұрын
Masha allah walal goodlucky for you
@FatimaMohamed233
21 күн бұрын
Mansha allah abyo mcn ilahy ha idin barakyo noloshina awlaad bariya kala hela gurigina ilahy midki raga haka dhigo aaamin nolol qurx bdan idin rajynaya garowe kaso salama abyo mcn noso noqda he abyo garowe imada ❤❤
@user-cj5wv5qq4y
Күн бұрын
Asc walal su al Yuyahay ninkaga adiga yad ka tahay somali xumana hayga fahmin lakin waxan raba qabilka u il baxsan somalida inan ogado halked hada wada dagan tihin ma xuma inad is fahan santihin bini adanka dhan aya marki bahi jinsi jirto is fahma abaha maku siyey qofke walayada bixiyey bal iga jawab su alah ilhay hasku kin barakeyo Amiin Amiin
@umuahmedofficial6604
20 күн бұрын
Walalaha ku xiran sumaya Abaayo cusub ayaan ahaye iso dhaweeye walalaheyga 🎉🎉🎉🎉
@adenamiiroali303
21 күн бұрын
Abaayo Vidiogaagii shalay waa dhagaystay wax laga xanaaqana kuma jirin. Hooyadaa quruxeey illaahay ha unaxariisto Jano firdawsana Allaha geeyo, idinkana awlaad lhayrqabta oo saalixiina Allaha idin-siiyo noloshashana kuwo meel fiican ka gaara aduun iyo aakhiraba , Allaha idinka dhigo, Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤❤❤❤❤.
@sunsaalsunsaal2948
21 күн бұрын
Aniga waan dhageystay shaley video gada abaayo wax xuman kumajirin mise wax laga xanaaqo waxaan daremaya inaa qof kaftan badantahay wana mahadsantihin adiga iyo dumaashigeen
@axmedduqoow1714
21 күн бұрын
Guleysta sister's adiga iyo sedigen war gabadha i daya waa walshen dhalin yaro
I support abayo qofba sibuu kugursada Alle hakubarakeyo
@annaahmed2564
21 күн бұрын
Abaayo wax dhib ah majiro wax xuna maad sheegin horey u soco xabiibtii cidna ha u joojjin horumar kaaga xabiibtii malaha qosolkii badnaa aad qosleeysay beey ka xanaqeen hadan waba dhib maleh qali keep going xabiibtii guurkii qeyr badan alle s.wc ha idin siiyo xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey.
@QueenMuniiza
21 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@antg974
13 күн бұрын
Mansha Allah sister keep going ❤
@foosmuke6029
17 күн бұрын
Masha alaah abaayo alaha isku kiin barakeyo
@sadiaaahmett
21 күн бұрын
Masha Allah ❤
@umuahmedofficial6604
20 күн бұрын
Masha Allah Abaayo Allah ha idiin barakeyo 🎉🎉🎉
@xaawoluul2269
21 күн бұрын
Masha allah❤❤
@haboonjiil682
21 күн бұрын
Mashallah
@seynabsiman8209
17 күн бұрын
Masha allahuma baarik adiga seygaaga ❤
@farhiaabdi2505
21 күн бұрын
Maasha Alaah hore u soco gabar fiican aa tahahay
@anababu2975
13 күн бұрын
Masha allah abyo wan ku cusbahay w
@NAIMA.DHIMBILNaima
17 күн бұрын
Masha allh ❤😊
@maanomohamedali6135
21 күн бұрын
Masha Allah horey usoco ❤❤❤🎉🎉
@dahaboosman1228
21 күн бұрын
Manshalah alah ku barakeyo xabibti 😊
@sadiamusemohamed1883
21 күн бұрын
Mnsha allah xafiduhulaah allaha kubarakeeyo qoyskaada mcnto ❤
@MunaMahamud-de5uy
21 күн бұрын
Allah kuqoray alxmdulha cidna haraali galin Allah raali gali hore usoco wll
@sarahconcell1182
16 күн бұрын
maasha alaah ilaahay ha isku kiin xifdiyo abaayo ❤️
@AishaHajji-dj7nr
17 күн бұрын
Maashaa Allaah abyo guuleysta❤oo barakooba i.a.
@afnaanmohamed9765
21 күн бұрын
Xabibty aniga waan fiirsadeybwax laga xanaaqo ma arkin waad iska shactiraynayseye wax qaldan maadan sheegin dumshi dadkena dhinaca wanagsan ka bar yuusan is dhihin somali waa dad xun ilaahay awlaad baariyaala ha idinkugu deeqo
@UgbadomarYusuf
21 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@yasminabdille1435
21 күн бұрын
Masha Allah isku waara ubad khayr qaba alle ha idin siiyo
@ifraahbare2114
21 күн бұрын
ماشاءالله عليك
@Okayeena
21 күн бұрын
Masha Allah qali isku waara ❤
@umuhamza9346
21 күн бұрын
Allah ha isku kiin barakeeyo hooyo Allah ha u naxariisto
@user-rr4vz9hq2w
21 күн бұрын
Quraxeey saasaa fiican inaaa uhadasho maashaaa alaah aniga sacuudigaa joogaa waana kutaageeraaa is ku waaara yaarab💐💐💐🎉
@CabdifataaxMaxamedyalaxow
21 күн бұрын
Ma iso dhaweynee wn so socdaa hee😂
@Wardhere77
21 күн бұрын
So beautiful couple masha allaah❤❤❤
@user-rr4vz9hq2w
21 күн бұрын
@@CabdifataaxMaxamedyalaxow hadaaa gabar tahay haaa wel kom
@S.USAwg6ux
19 күн бұрын
بلاد الحرمين الشريفين ❤Wa jeclahay
@ikram.muhamet
15 күн бұрын
Allah yarxama hooyo Gurigagana allaha kuu barakeyo baayo
Masha Alah ala haku barakeyo reerka abayo owlad bariya ala haku siiya
@QaaliLuul-cj1br
20 күн бұрын
Maasha alh abayo shukaansiga wax fiican ma aha dadka waxaa fiican guur gadib inay isbartaan guurkana malaha rer hebel kaliya in la guur sado labadìnaba waa isku qalantaan qurux iyo wanaag baa idin ka muuqata alle ha idin bara keeyo owlaad kheer badan alaha idin ku irsaaqo abayo hooyana alaha u naxariisto samiriyo imaan alaha ka siiyo🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉
@user-gf1wd3yf4s
15 күн бұрын
Maansha Allah
@ruqiyocabdullahi3932
19 күн бұрын
ما شاءالله ❤❤❤
@ummusafa8394
20 күн бұрын
Mashaa allaah allaha isukiin qeyr geliyo abayo ee Reerkada dhuuqso intaas ayan anigana kugula talin lahaaa 🎉🎉
@Starcabduu96Starcabduu96
21 күн бұрын
Maashaa allaah tabaaraka allaah allaah haidin barakeeyo ❤❤dumaa shi geyga wuxo ueg ya hay quf qalbi fiican allaah haidin xafido ❤❤ dadka war kuda iska daa waiska dhib badan yihiin gaftankaga wan kaheley aniga shaley hor mar wacan macanto ❤❤❤❤
@Starcabduu96Starcabduu96
21 күн бұрын
❤❤❤❤
@naimaali9345
21 күн бұрын
Walee anigaa ka mid ah dadka aad ugu qoslay ❤😂
@aminaaweys1524
21 күн бұрын
Waa ka qabnaa sister❤ horay usocda famil qurxbdn
@sahrasunshine8038
21 күн бұрын
Haye runta noo sheeg waan idin tageernaye my family ❤❤
@Maryanruun26
12 күн бұрын
Illahey ha u na xariisto hooyada 😢 guurkaga neh guur khery qabo illahey ha kagadhigo
Abyo sumaya ilahay haidin siiyo farxad an dhamaanin in sha Allah
@Rubiqaalifamily
20 күн бұрын
Ha hilmamina please walashin aya ahey
@user-wj3ig7vm9v
21 күн бұрын
Hye ninkagu muxu ka shaqeeya abayo hadalka wala dhameestirA tedakle xgee aadi lahed maa guri giraysatan
@user-fc9eu1nz8l
21 күн бұрын
It's okay thanks dhibmalaha hada no she dhaqsoooooooooooo
@aragsantaman8231
20 күн бұрын
Jacel ka dhabtaa gurkaa kadib bo imaada😢hablyo ❤
@Hanaabdi-tz3gh
9 күн бұрын
Caadi aniga qosal lee😅 maka xanaaq in abaayo
@AlmaazDanteedgarad
21 күн бұрын
Waan kaa raali nahay xbbti🎉❤
@hijrayusuf9997
20 күн бұрын
From Samira simian. Sister marki oogu horey say ku arkay Walaahi anoo ogeyn aa dhahay alla gabadhan samiiro u code ekaa xataa qosolka samiiro madaxeda subscribe wa ku siiyey a.😂
@hoodoqarandabaraani6555
21 күн бұрын
Xbbti hada ma Garoowe ayaa daganthy isku waara insha allh
@JabraCade-cj6lt
21 күн бұрын
Hadaa ogaan lahaa shukaansi ma aqaan in lagugu guursanaayo oo haye dhaheysid 3 bari gudahood barigaa ilkaha idinka dhaqanaayey anku oran lahan maku guursadaa calafaa la cunaa isku waara🥰
@Jaalejaale12
20 күн бұрын
ajnabi baay rabatay awoowe wax fahan
@JabraCade-cj6lt
20 күн бұрын
@@Jaalejaale12 shisheeye kalkaal waaye maa hada i leedahay awoowe
@Jaalejaale12
20 күн бұрын
@@JabraCade-cj6lt awoowe haa nagaahan kala bar waxay badin doonaan ajaanibtii beri wadanka inagu qabsan laheed wlahi waxani waa istirajijiytad la rabo in ka Qoomiyad ahaan nalkau cirib tiro awoowe , meel fog ka eeg hawsha socota
Пікірлер: 139