✅ #guryo #iib ah, #cusub waa 7 qol mid walba #xaafada #jigjiga_yar. #admas_shishe #baska u dhow. Masjid weyn jaar la ah.
✅ #guryuhu mid walba waa 4 hurdo fadhi iyo cunto, qol service, 4 suuli, kijin iyo dayr gaadhi gal.
✅ #cabirka mid walba waa 9mx24m, qiimuhu waa $73,000. Bayacaad leh.
✅️ gurigu 2 master room ayu gudaha ku leyahay.
✅ daarada iyo fadhiga jibsan boodh ayey leyihiin.
■ La xidhiidh Lambarada hoose:--
✅ #wa.me/+252634651134 whatsapp
✅ #wa.me/+252659047277 whatsapp
Негізгі бет Guryo iib a jigjiga yar admas shishe 7 qol mid walba 9m/24m qimaha $73,000 la xidhidh 0634651134
Пікірлер: 2