Boos iib ah
Waxaa laguu haayaa Boos iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Kaxda.
Waxaa ka dhisan 3 qol sar ah iyo 4 qol jiingad bacyare ah.
Cabirkiisa: 20×20
Document: Saxan. (Warqad cade)
Degmada: Kaxda
Xaafada: Boqolkq
Wadadiisa: Jaay 30 ah saaran
Qiimaha: 70,000$ iyo Heshiis.
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252615579790 +252615851042, +252610482060(WhatsApp), +256753772629
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.
Негізгі бет Guryo iib ah, Kaxda, Xaafada boqolka, Jidka 30ka saaran, +252610482060 WhatsApp
Пікірлер: 6