Dal yar oo aan la aqoonsanayn, oo dhaqaaluhu liito, oo bilaa shaqo ah oo hadana sicir barar xun uu ka jiro. Subxaan Allah. $90000 wax u qalma kama muuqdaan meesha qalabka iyo tayada markaad miisaanto.
@saeedbuni2567
2 жыл бұрын
Kkkkk sxb waa sax
@hibohassan8939
2 жыл бұрын
Mashallah
@blkpanther187
2 жыл бұрын
Masha Allah
@ayya6546
2 жыл бұрын
Wall soo geli bariga hargeysa
@cismanabdi2416
2 жыл бұрын
Maansha Allah waa barmaamish fiican halka ka sii wad
@ustaadmuxamedaadan8675
2 жыл бұрын
ماشاء الله حفظك الله ياصديقي
@minasama888
2 жыл бұрын
Walaal ilaahay baan kygu dhaarshee il hiliyoo jsland guri iga iibiya bank dahabshiil ayaan acompte ku leeyahay i am miskiina muslina djiboutienne oo Europe iyo Amérique ma kunooli
@xilwaxaaji7414
2 жыл бұрын
Soo gali 5 qol wll aan aragnee pleas
@libantani5118
2 жыл бұрын
Mansha Allah, si fiican baad noogu faahfaahisay
@Akvlogs_2023
2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@faebalina7786
2 жыл бұрын
can they build spanish villa style
@filsanqaali7005
2 жыл бұрын
Ribaa Saran Markaa
@yusufjamanoor417
2 жыл бұрын
Guriga dhan xataa qiimaha lagu dhisay kama 25000dollar, markaasu leeyahay 90 baa la siinayaa . Kkkk walahi waan qoslay.
@abdirisaqyusuf6839
4 ай бұрын
A Anna xaaraantaan layaabay dadku mashallah bay iskadhahayaan
@farahkadra9656
2 жыл бұрын
maasha aah
@ilhamdahir9915
2 жыл бұрын
waxaa ka loo meesha ku hayisaan guruyo bilaa biyah if you don't have a water in your property then you don't have enjoyment and their no point to pay it
@marwayusuf5433
Жыл бұрын
Mahaysa hadq
@maxadtidhiyaa2696
2 жыл бұрын
Walal masalaha meeshay kaga taalo maad no sharaxdidi dhulka banaan waliba ee balooga ah
Adeer waxa ahayd marka la diyaar gareeyo inaad soo bandhigto.
@ilhamdahir9915
2 жыл бұрын
interesting is xaaram itaqullah lacagataana kuma ha Istanbul waayo waa older version
@namiin3034
2 жыл бұрын
That's not interest it's a fixed rate for a service, the service being you can take 3 years to buy it, interest is when you don't no the end price you will pay
@ilhamdahir9915
2 жыл бұрын
@@namiin3034 services for what Allah ka xishooda waxaa imanayisa maalin aan guryo la iibindoonin itaqullah iska daaya ribada
@rachidhassan9618
2 жыл бұрын
Masha Allah walaal Odhah da 18X16 ayaad ku sheegtay Qoraal ka na 24X18 ayaa ku yaal Bal ifahn sii walaal insha Allah
@sulekhaadam7443
2 жыл бұрын
Wuxuu yidhi 80 by 60 waa si kale oo reer somaliland isla yaqaanaan 24×18
Daanta siidhiga marabne daanta subaga guryo maka haysa walal
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
2 жыл бұрын
Guriga lixda ahma geli kartaaa
@Nabadoon1000
2 жыл бұрын
I’m ready give me more info
@roodaismail7
2 жыл бұрын
Oo gaagasbanaa
@mustafatalaal5734
2 жыл бұрын
Kuwa 3700 ah iyo kuwa 2500 ahi xagaay ku yaalaan
@yusufjamanoor417
2 жыл бұрын
Dadka ayey rabaan inay dhacaan, lacagta intaa leeg adeer meelna guri laguma dhisto, mise waaba hargeysa oo xaarkii dhexyaalo. Lacagta uu guriga ku sheegayo waxa lagu dhisan karaa 3 guri oo meeshan ku yaala. Somalidu waa fowdo
@UmaAhmedMacan
2 жыл бұрын
Cudur hargeisa ah baa ku haye magalo somali leedahay oo hargeisa ka qaalisan mid wax ka badan so heli maysid ama iyada nbr 1 ah 90 baad sheegte 300 kun baa lagu dhisata ee hargeisa aqoon banad u lahayiin ee cuqdadeedunba ku buxusay tuugyow
@aamiinsarraaf2240
2 жыл бұрын
Halkee weeye meesha 2500
@tormundgaint1022
2 жыл бұрын
12:36 waa dhinace? Ma dhinaca diyaarada walaalo??
@Akvlogs_2023
2 жыл бұрын
May Masalaha galbeedka wall
@fanaan1
2 жыл бұрын
wllo dhulkani ma dhinaca Ciidagalaha mise waa dhinaca Arabka sorry inan qaabka idin waydiyo raali ahada
@naasirfaarax903
2 жыл бұрын
Wllo dhinaca ciida galaha wadada dab marta fooqa ina maxamed iid ayaan u maleynayaa iney tahey
Пікірлер: 77