Ayaney xafada qeyb kamid saf loofadhiyaa😂oo meshan t.v indha taag lagu yhy aniba aa kow ka ahaade😊😅 mahadsanid👍sida waqtigag quruxda badan inogu hurtid marwalba❤️😘🌹😘🥰
@MM-rx5py
8 ай бұрын
Aswc walaashey qisooyinka carabta hajoojinin waxaa ka buuxaa cibir aad uqiima badan mahadsanid
Masha allah ayaan daganeey waa saa u sheegtay anaa qibrad u leh taas, isku mashquul gabareey
@ZamzamMohamed-lf4bv
8 ай бұрын
10 jeer bn kuso ceshada heesta codkada bn iska jecl lada in lagugu daro wayo fanaaaninta dumashi wa in looshegaa fasax ayan qurux duamr❤🎉
@Masnamunira2356
8 ай бұрын
Ayaaneey waxaan isku arkay Markaan daawanayo Chanelle kaaga, haduu qof waxkaa sheego walhi waan is cuncunaa ciil. maalinbaa anigo videogaga daawanaya adigo suniyaha qalin sunno marsan Oo shidan😁m.a Ayuu qof dhahay sunniyaha miyey qoratay Ayaa waxaan dhahay Maya maya Ayaan goobdon Way ogtahay in ay danbi tahay ee waa qalin sunno ay si quruxbadn u marsatay Yacni waxaas way ba sharaf wayntahay 🥰 Sharaf iyo karaamo ayaad leedahay. Boqorad aan lawada haysan ❤ we love you sister ♥️
@Sihamali137
8 ай бұрын
Sax, ruun
@AyanishAbdullahi-tx6fn
8 ай бұрын
Wow qurux Aya tahay manta mnshallah abayo❤❤❤❤❤❤❤
@asmacabdulqaadir
8 ай бұрын
Wlshay action cusub nola timid m.a❤
@FalxadCiise-j4s
8 ай бұрын
Ayaaneyy lov you❤😢
@Queen-Fowsia-10
8 ай бұрын
Asc ayaanay mansha Allah wan ka helnay qisada tan kle ina aderay kol horan ku baray umadii aan aqaanay odhan qisa marki lashegaba ayaan gobdoon unban dhahaa we love u sister❤
@makkadagan876
8 ай бұрын
😂😂😂😂Abayo balbalareey kuteh
@FatumaElmi-e7b
8 ай бұрын
Ayaney .abayo waa mahdsanthy qisadha cajib waye mashaallh ad Bay umacnthy
@Naima-43
8 ай бұрын
Wow cawa wad soo dadaashay Qali mahadsanid habeen wanaagsan
Пікірлер: 106