NINKA HADALKAAS GAALNIMADA AH KU HADLAAYO DAD FAROBADAN AYAAA HOOS FADHIYA OO DHAGEEYSANAAYO WALIBANA UU SIHIIQOODA YAHAY
@AnwarKhan-ln3qw
Ай бұрын
Allow mushrikiinta beenalayasha ah ee kufarta qabura cabudka ah darta ban u,nacay ee naga badbadi
@zakicadde7093
Ай бұрын
Allow alle wllhi waayaab Allow adaa ween oo waaxid ah Ee xaqa nagusug
@ftshmh4761
Ай бұрын
😂😂😂 kalmadan waxan ku soo xusuustaa ayeeyaday 😂😂😂 allow alle😂 wallahi waa wax yaableh
@AxmedCade-gx5eh
Ай бұрын
SOOMAALI MUSHRIKIIN AYAA KA BUUXDA
@abdulqadirkutub8032
Ай бұрын
BEEN BADANAA MUSHRIKKAAN
@abdijama5387
Ай бұрын
Dhuusa mareeb rasuulku magacaas ma af carabi ayuu ku yidhi mise af soomaali,yacnii hadaan rabo in aan magaca dhuusa ma reeb af carabi ku dhaho sidee ugu odhan karaa
@faadumoaweis8558
Ай бұрын
😮😮😂😂😂
@MaxamedDalmar-hr1cg
Ай бұрын
hada Mushrik
@cismaanguure927
Ай бұрын
Suufiyada soomaaliya iyo shiicada yaa xagjirnimada ku fog suufiyada soomaaliyaa ku fog bal suufigaan sidaan quruufaadka beenta ah shacabka ka dhaadhicinaya ma caqli ahaan ma fiyowyahay mise aduunyo jaceel oo shacabka xoolahooda si dhuusomareen ugu keenaan miyay ka tahay waa yaabe,
@wagadwyrah1896
Ай бұрын
Qabyaalad ayuu shiikh ku yahay
@sheikhAlisubaneya
Ай бұрын
Subxanallah Subxanallah maxa beenta lo sheega oo lo dhahaa somalida wa muslimin dhamann?? Kan oo miiran waaye
Пікірлер: 15