Abyo aniga nin keyga aya a haa Narsisist 4 sano ayan ku wa rer sana Marki an is gur Sanay Mar Walbo wa xo ileyahay ilmo ma I dhashi Asago isbital igey nin ayo wa xo igu saxixay inan madha les ahay 5 anago bil is qabno ayu Bila bay inu nag Shukan Sado hoyo iyo walalahey hadey guriga I madan inu Wa jiga u badalo barwalbo buq ayu igu furi jiray cun tada mar kan kariyo wo igu so turi jiray walahi 😢 wax an qoral ku so kowi Karo ma ahan strees ayu igu riday her waxan garay aniga dhan anoqdo sidi qof walan Alx ilahey aya igar garay markan bartan inu yahay narsisist saliga nabiga ayan bat saday ilahey na wan bar yay inu dhibata dan I fudu deyo is bital mar kaa atnay wa xa ley dhahay waa fican tahay asiga aya Lagu she gay madhales wa liga bini Adam hadul minin wo idul Miyay ilahey ayana iga aray manta
Wali ma islanooshihiin wali ninkaas abaayo .mise ninkale illaahey kusiiyey.
@user-eq3fn7ts5k
11 ай бұрын
@@fartunwarsame5882 haa abyo wa isla nolnahay lkn wu is bada lay sidi horay ma ahan waxi an kugu samen jiray iga cafi ayu igu dhahay aniga ne wan is ka cafiyay lkn narsisist wa xaa ladhahay is ma badalan inte dan toda kawa tan bay fican yihin wa jilayal un Marki ladhahay adiga aya xanun San ayu bila bay inu qof wa nag San iska key dhigo lkn aniga wan Daren sanahay inu i jilaya wayo qof wanag San ma ahan Cidisa dhan wey og yihin kan hada naga hayso wa ducey San tahay aye idhahan
@naimamahamaud5622
11 ай бұрын
Walashay ayaa ah wa ilibaa tan ugu xun hadi aad aragto waad yaabi wayna na dhibtay 😂
@EBYAN5
11 ай бұрын
Hhhhhhhhhh wlhi xanunkaas dumarka wuu kubadanyhy
@ishraqyasin
9 ай бұрын
Allaha kuu gargaaro❤️
@munhazqurux7115
11 ай бұрын
Abayo ninkayga wa nersist hadan daho wan iscaateyna deit igor ima ogolo wxu leyahay busy ahay marwalbo xita kaninga laiskucateeyo cabaa dhahey wu idiidey midkle wuu iska amusaa ilamahadlo hadan wax ugoro imasojaawao lkn xiligu rawo lee isowaca
@fartunwarsame5882
11 ай бұрын
Abaayo maxaad ulatashanee waxyaaba kuhormarinaya majecla ee qaas hakuu ahaato.
@RunsheegAbdi
11 ай бұрын
abaayo macalimiin ayaa jirta lacag la siiyo o ku qoraayo. Waxa jeceshahay diintaada ku banaysay oo samayn rabtid ha u sheegin hadu ogaadana ha iska deyn sii wado hormarkaaga. Dadka iney niyad jabiyaan waa farxadooda.
@ishraqyasin
11 ай бұрын
Abaayo macaan hadduu narsiste yahay inuu wax kaa caawiyo ma dhacayso hadaysan dan ugu jirin.
@Zizy11769
10 ай бұрын
Asc asxabta tala ubahanahy nin ayan guursade dhawan waxan kala jogna laba dal internetka iska baranay sidhaqsa bu icajab galiyay diin ban ku doortay iyo he love the family gayga iyo kiisaba ad ujecelyhy lkn hada dabecadisa runta kiskis ila so baxaya amar bdn he want control everything in my life talaabo usan ogeen ma qaado wax kasto o asaga kenin ama uu fikirkas asaga ka iman hadi u fv uyahay xita wu diida alhamdulilah aniga marku iga walo o an jecla rababa waji kale igula dhaqma wan ooya😢o wan ka shalaya guurkisa runta hada idin shego money pple like that noloshyda somaray markasta waxan isweydiya maxey kugu badanyihin oo ay kugu arkan dadka Nersistic ah laba guur hora somare wa isku wada dabecad mid xita bodygyga dhib so garsiyay markas wan yara I was teenager wax ficn makala sari karin game adag ila dheeli jiren lkn kan hada marmar wan iska reba marka jeclan rabo now am 27 ina qurbaha wan joga a waxa iga goana ina rer dhisto lkn my lucky 😢 alhamdulilah anyway iso duceya please talana wan ubahay
@ishraqyasin
10 ай бұрын
Abaayo insha Allah messenger igala soo xiriir!
@ikramohamed4672
11 ай бұрын
Abay waxa ku weydina nersistaha marka mudo la nolato ma ku qadsin kara cudurka 2 nersistaha gadal cudurka ma oga dhici kara calashan aso fcna marke dhibatoyinka ku batan qofka ka dib sidas nersiste maku noqon kara iga so jwb plz
@ishraqyasin
11 ай бұрын
Abaayo maya, haddusan ku soo korinin kuma qaadsiin karo. Tan kale, gadaal lagama qaado , inta laga ogyahay.
Пікірлер: 29