Kan yar madaxweyne wa uu qalma wa dhalinta aynu doneyno iney maskax cafimad qabta dalka kudadihiyan sida wadanada horey maray mashallah .
@qwertyaserty8404
2 жыл бұрын
Masha allah Guuled warku waa cadyahay , Anigo ixtiramaya madaxweynaha hadana maca isaga kama aqbalayno dastuurka in la jabiyo madama shaqadiisa ay tahay ilaalinta sharciga iyo dastuurka.xisbiyadana waa in la furaa si aanay somaliland qof u yeelan.
Ciil iyo cuqdad gaara ku naafysay orodo qayrka haka daba cabadine la tartan
@nimonimco3063
2 жыл бұрын
3 Xisbiba dadka way u heshiiyeen. Waxay rabaan sidii dadka la iskugu diri lahaa ,qabiilba midka kale loo nacsiin lahaa dadkaa walaalaha ah ee meesha wada dagay.Dadkiina waxay u sheege in qabiilkoda wax u qabanayaan,may,maya may .way kugu danaysanayaanun.😭😭
@goljanogsm
Жыл бұрын
Ninkaa dafac walaahi 90% reer Somali wuu ka horeeyaa shacabyo dawladba, Waxa uu hadyo jeer ka hadlaa waa wax jira Tusaale inagoo Spmalia da kale caayayna ayaan rabnaa inaan go'no halkay fiicnayd in iyaga lala fadhiisto
@dauuddaaauud8339
2 жыл бұрын
Yes garyaqaan
@qwertyaserty8404
2 жыл бұрын
sadexdan xisbi way ku fashilmeen inay qabiilka xakameeyan .....we need in xisbiyada la furo oo ay soo baxaan xisbiyo xakameayn kara qabiilka oo mabda, ku dhisan...
@shabeel7467
2 жыл бұрын
Kani ma siyaasibaa ma sharci yaqaan baa mise wax walba waan daadiyey. Marka hore iscadee oo xisbigaaga sheeg/
@abibawale4976
2 жыл бұрын
Ma fahmi karti sowmah ee kaliya xisbi uun baad garanaysa in la sheegto Wuxuu ka hadlayo isku day in aad fahnto profilekiisa ha ku wareerin Al muhiim doodaa xal dhalin ah My bro
@maxamedxasan7484
2 жыл бұрын
De kuma qasbana inuu xisbi noqdo anba xisbi ba ma ihi Mise waxaad u jeeday qoloma tahay
@shabeel7467
2 жыл бұрын
@@maxamedxasan7484 .Qolomadiisa maxaan ku fali dadkaa xisbiyada ku jira ayuunbaanu aragnaa iyagoo iseryanaya
@dauuddaaauud8339
2 жыл бұрын
Garyaqaan qaaliya garooonka halayimaado
@sabahahmed8917
2 жыл бұрын
Qof wax bartay oo sharci yaqaana baad sheeganaysaa hadana Muuse ayaad leedahay maxad afka uga dhowraysaa madaxweynaha tidhaahdo like civilised person u hadal first
@abdallahsalah4261
2 жыл бұрын
Waayo uma arkayo in uu u qalmo madaxwayne oo wajibkiisi madaxwayne kamu soo bixin
@SultanAhmed-et3vc
2 жыл бұрын
WAA RUNTII LOOYARKU, MA MAXAABIIS BAANNU NAHEY, CIDNA NAGUMA METESHO DANAHOODA,WAA LA SOO DHAAFEY DURBAAN IYO QABYAALAD LAYSUGU GUULWADEEYO
this men is in total confusion,you can't understand his point of argument....it seem like his the one promoting so called tribalism in Somaliland....he must be stop from achieving his agenda.
@FarahAbdul
2 жыл бұрын
I clearly understood what he said you're probably the one confused.😂😂😂
@74somer
2 жыл бұрын
He’s always creates negativity among people he’s just against Somaliland peace Jasuus xun
@hassanduale1769
2 жыл бұрын
Ninkani waa sharci yaqaan soconaya
@awshan571
2 жыл бұрын
😂😂😂✅✅🙏
@shabeel7467
2 жыл бұрын
Sharciyaqaana waad sheeganaysaa waxaana kaa muuqata anshax xumo markaad Muse leedahay maxaa kuu diiday madexweynaha, waa ixtiraam daro ee madexweynayaasha iyo dhamaan dadka darajadooda iyo manasiibtooda in la sheego waa arin wanaagsan.
Sharciga na tus halku ku qasbayo muwadininta in ay ku qasban yihiin in ay taytalka masuul ugu yeedhan sharci qasbaya ma jiro se sharcigu wuxuu cadeyay muwadin ku in uu xor yahay sidu isagu doortana u noolankaro kkkkkkk jaahilow muuse hadad adigu rasuul u aragto dadka sanka ha ka marmarin qamuunyo
Пікірлер: 42