waxa ay aheyd waqti soomaali badan ka soo shaqeysteen sucuudi carabiya,ayna la soo laabteen hanti badan,islamarkaana hadyado badan u keeni jireen ahaladooda,waxaana ugu caansanaa rikoorkii nashinaalka ahaa,oo laga heli jiray reer kasta oo soomaaliyeed,islamarkaan waxaan laga bixin jirin rikoorkaas cajalka hanuuniye,waayo waayo,shimbiryahow ma duushaa
@apdirahman
3 жыл бұрын
Ma nooshahay imika shp
@lolfool9486
3 жыл бұрын
2021 yaa ila jooga meeshan
@axmedcali2415
9 ай бұрын
2023😢
@dalalyare
17 жыл бұрын
wooooow hanuuniye caleeeeek yaa ehlu fanaan...nadida canada why don't u love me..lool just joken
@Starkingstone
12 жыл бұрын
heestaan cadi mahan waxaad umooda in ay aniga iga hadleyso !
Пікірлер: 6