Time is money 8.2.2024 burco xafda raf iyo raxo🎉🎉🎉🎉
@AbdiTooxow
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdiyonis8444
2 жыл бұрын
Sxp heeti mee hanuuniye ee ahayd badulayr qabooba oo original ah
@SuugaanSafaari
Ай бұрын
HADAAN dollar badan iyo DUNIDABA badh leeyahay YARTU igama durugteen RAG kalena ma damacdeen DANTUNA ceeba ma lehe DADKUUN baa isku nacayee DOQON maaha nin liitaa DIRIC maaha kii Ladan MAAHA dahab iyo Lacagee KALGACAYLKU waa dookh DANTUNA ceeba malehe DADKUUN baa isku nacayee DUMAR taan ka caashaqay DUUNYEY iga raacdee MA daayaco jacaylkoo DIB ma uga hadhaa HABA iLa dagtee DUMAR iyo Jacayl DIB ma uga hadhaa? DAMBI malaha ruuxii ILLAAHAY ka daayee DAWO malaha ruuxii Wedku soo dul JOOGSADO DANTUNA ceeba malehe DADKUUN baa isku nacayee DUMAR taan ka caashaqay DUUNYEY iga raacdee MA daayaco JACAYLKOO DIB ma uga hadhaa? HABA iLA dagtee DUMAR iyo JACAYL DIB ma uga hadhaa? CAJAA'IB - AH Ustaad Hanuuniye.
@yrowe3966
2 жыл бұрын
Alla Jecliyaa
@mahaddhagbac5894
Жыл бұрын
wa wayo wayo
@nourhassan1524
Жыл бұрын
🎻🎻
@MahmoudMohamed-xh4vv
Жыл бұрын
Adan
@wiilkaReerCigalle
Жыл бұрын
Dantu ceeba malehee Dadka un baa isku nacayee
@abdikadersalad9737
6 ай бұрын
Kuwa hada jooga haday lacag helaan jaceylka waxba ooma oga
Пікірлер: 11