Best vlog in hargeisa somalilnd🇭🇺 👏illhay gacanta haku barakeeyo wll
@humaagacademy2878
Жыл бұрын
Great cut bro or sis ❤️ it keep doing more videos like this in other cities like burco Boorama Berbera and Erigavo
@Daily_Lifes7
Жыл бұрын
Haye insha Allah
@istaahilismail5117
Жыл бұрын
Maashaa Allaah Hargeysa way dhisantay waxaan ayuu cadowgu ka xunyahay Madaxweynaha xagxagashada halaga daayo oo ha lays garabtaago wadankana ha laga difaaco wixii dhibtii hore oo kale ku keenaya. Soomaaliland Allow dhawr oo dhibaato ha tusin. Aamin. Muwaadin ha raadin in aad wax.xukuntaan adiga ama qabiilkaagu ee waxaad raadisaa oo aad ku faraxdaa in aad nolol iyo nabad haysato. Aduunyo ma tobnawdo ee wixii kaa dhiman Allaah weydiiso. Xukuumad kastoo jirta oo aan gaalnimo ku farayna taageer. Soomaaliland ha guuleeysato hana is raacdo. Aamiin yaa Allaah
@SaidYahye-pq8zk
11 ай бұрын
Hargeisa casimada somaliland
@cabdalacawilyoohiye3
Жыл бұрын
Shacabku aadbay ugasoo baxeen kaaLintoodii dalkuu quraarad ayey ka dhigeen lkn dowlad ma jirto bal meeshaas day haL wado oo indhahaagubqabtaan majirto oo si wacan loo dhisay dadkan cashuurta jaad ayaa lagu cunaa allaa kariim
Пікірлер: 22