That tells us that you were not doing your job probably before but now you have been forced to do it correctly thanks to mooge. At least your wages is halal now since your are doing the full shift.
@axmedcabdi3884
2 жыл бұрын
Hctv dhanbaad ujenjeedhaa Oo waanu ku argnaaye sheekadad wadaan cidna waxba kuma yeelaysan base haddii aanu nahay shacabka nagadaaya sheeko xumida aad nala wadaagaysan haddii kle dawashadiina wn iska day n doonaa
@saidmahamuudisxal1139
2 жыл бұрын
Aĺlaah hawsooceliyo xaaskiisa oo ha assturo waa muwaadin daacada
@cqaadirmaxamedhasan3279
2 жыл бұрын
Waxan ka cod sanayaa Moyer Waa Inu mayor Mooge soo celiyaa xaafadadii isda ugu dhaqsaha badan burburka reerka uu dib udhisaa
@caydaruusmaxamed4090
2 жыл бұрын
ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😒😒😒😒😒😒😒😒ina rag ayaa dareemi kara caruurta caatifadaysani ma fahmayso dhibka ku haysta
@zamzamabdi295
2 жыл бұрын
Weriye xume shaqo reer ku burburay shaqo la'aantiina ka warran
@historynerd7549
2 жыл бұрын
Subxana allah Maxad ka qaban jirtey marku qadhinku yaaley
@cabdiraxmaanibraahimkhajar5138
2 жыл бұрын
Warbaahintii malaayacni ayey noqotay Ninkana haduu waqtiga shaqada ka cabanayo Miyuu c/kariin laftiisa utago ama usheego ayaamihii uu la joogay ee ay dooxa ku kulmeen
@hussainmataan6833
2 жыл бұрын
Wa tacaadi shaqo
@awad2304
2 жыл бұрын
Waryaa WIIWAA faruuryo Wayne orod iska seexo waxa kalmadaa laga hayaa CABDI GAHAYR
Wax aaaad sheeegtay ma leh xaaajitadaaadiiii dadkiiiii ku dirtay
@BP-si2ww
2 жыл бұрын
Inuu dooxu ka qaaday ayaan uqaatay🥺 war xumada meesha Kala taga TV xume
@هبهعلىمحمد
2 жыл бұрын
Hargaysa ma shan milyan baa ku nool waar xishoo
@kbpost6947
2 жыл бұрын
hhhhh tv yo ma jiraan bal arrintan si hoose loo xallin karo ee family ama isagu uu gudbisan karo isku xishooda ummada waxaad la wadaagaysaan ka fiirsada
@ayaanleismaacilmuxumed5212
2 жыл бұрын
Sumcadii TV hon cable dhimatayna Ka guura kan oo guura mmtv
@muparakarachid634
2 жыл бұрын
😂😂😂😂 dee shaqada iskaga tag oo reerkaaga hayso baldadkaasi waxay noosoo duubayaan kawaran
@ibrahimabdi6399
2 жыл бұрын
Nacasnimo ayaan u arkaa waxa aad warbaahinta la soo fadhiisatay dee reer kle gabadh kle raadso maxaad la barooranaysaa
@SilentEmpires
2 жыл бұрын
Qaryaqaan iyo Rag yaan midna ma tihiit
@AliHassan-rx2pm
2 жыл бұрын
Dad cawaan ah oo dhulkoodii laga ilaalinayo imika ninkaasi umuu baahdeen xilligaa xad dhaafka ah ee uu ilaalinayo dooxa haday dadku dad basar leh yihiin
Sababta uu warbaahinta isoo fadhiistay ayaan fahmi wayay isaga oo heli kara inuu mooge naftiisa la kulmo ma caan aad noqotidbaa tolow Gabdhana waxaan qabaa wuxuunbay dareentay nin ragi haduu daacad yahay xaaskiisu mab shakin karto haday shakidana wuu yaqaan sida uu shakiga uga saaro
@hiigsimedia1892
2 жыл бұрын
Horn cable tv ma bilaa tafatire ayey ku danbaysay waaxay waxanidee Hhhhh waa cajiib
@shankaroonland7480
2 жыл бұрын
Hctv bilaa macne waa ayaan darro inay waxan oo kale soo ban dhigaan. Kowda habeenkii ha rawaxee goormuu shaqada soo galay??????
@hiigsimedia1892
2 жыл бұрын
Horn cable tv ma bilaa tafatire ayey ku danbaysay waaxay waxanidee Ma dhinac ayuu tvgu ka raranyahay Oo waa xumaan raadis maayirka ah Ma ka aqoonbaa ? Maxaa loo fahmayaa Sumcadii tvgu down dib loo aaminimaayo Horn cable dib umaaninaadi dhimatay
@nuradinaahmed5292
2 жыл бұрын
Markii hore waad iska qayali jirtay
@SilentEmpires
2 жыл бұрын
Ceeb uma eeka nin qayla
@siciidmaxamedyaasinsiciidy778
2 жыл бұрын
Waxaagu waa iidheh
@khadarcabdi1033
2 жыл бұрын
Halkaa inaga hubso mayarku wuu ka warhayaa shaqaalaha dowlada hoo
@axmedcabdi3884
2 жыл бұрын
Waa sheeko kale
@zainabahmed4198
2 жыл бұрын
Markii horana mushahar aanad shaqaysan ayaad qaadan jirtay hadana shaqaysaa lagu yidhi jiif oo jaq way dhamaatee
@zamzamabdi295
2 жыл бұрын
Markaa ma gabadhaanu kuu soo celinaa war annaga yaab aragnay
@crisaaqaxmed2074
2 жыл бұрын
Waar kana ma Arabkii mayor Mooge LA Daba dhigaa Kolay madax Arab wuu leeyahay
@engsayidmohamed7527
2 жыл бұрын
Dee dumar way badanyihiinnnnn gabadh kale guurso waxaasi wax lagu hadlo maaaha
@macrufhis7439
2 жыл бұрын
War waxan war maha qofka hadu shaqada dhibsada de mid ku galaya la helaya hadi dan ku qasbeysa inu haysato shaqada wuxuba wa intaa tvga hoos dhac wayn ku imanaya
@liibanbile7162
2 жыл бұрын
Kan wa beentii askarta biriijka wxay joogan ila 5:ila waga
@shaaficicabdi3994
2 жыл бұрын
Shaqokale doono
@abdirahmanfaarah3912
2 жыл бұрын
Xaasku maxaa shakiga galiyay malaga yaabaa inaad wax kalle ku jirtay maayar cabdikariim ceebee uumbaa aad is lee dahay waxaa kuu dhaantay adoo toos ugu tagto maayarka intaad halkan media ka qaylinayso
@mohamedmohamud5439
2 жыл бұрын
Hctv war caadiya bulshada usoo gudbiya. Waxaan ma dhegaysan karnee. Hadduu shaqadiisa cabasho kaqabo muu dadkii madaxda ka ahaa ugudbiyo ama kala xaajoodo
@nuxurfilms916
2 жыл бұрын
Micnaha guuf ee sheekada mayir mooge shaqadiina qabsada ayuu idin yidhi wana qalad inad kaliga ka shaqyso wa inad hesha badal gabadhuna way so noqonaysaa haday videogan dawato qofna wa lgu kenaya inken meshu wa slland ne
@تتتمخحم
2 жыл бұрын
Why can not you have camera surveillance so you can sleep well at night?!🤔🤔 Or you can work from early in the morning and take turns and then someone else can work from the afternoon.! 🤔😊
@ismotube8895
2 жыл бұрын
they dnt want that
@sarahmuse4321
2 жыл бұрын
Before he use to collect he’s cheque but never turn up for work, that’s why the rubbish was going out of control but now he’s told to do the job or hit the road.
@justnow7263
2 жыл бұрын
Bal waxan eega idinku shaqada sida loo doonayo hadaanad u qabanayn iska tag , tv-gana waxaan leeyahay warka iska tifatira
@duuliyekastamtv3017
2 жыл бұрын
*QAAR BAA HALKAN CAACDA KAHAYAA WAAR REER DUMA MA HAWL YARA INTUU REER DUMI LAHAA DAWLADA HOOSE HADUNTO TALO XUMAA IDIN HAYSEE NINKANNA WAXA TV-GA HOR KEENAY INAANAN WAXBA LAGA DHAGAYSANAYN AYUU OGYAHAY*
@baasheaxmedxaashi6596
2 жыл бұрын
War caadi meeshakeen
@abdirashidosman4591
2 жыл бұрын
Dee midkale guurso
@hanuuniye7979
2 жыл бұрын
Dooxa maxa laga ilalinaya waa yaabe
@ismaaciilmaxamuud4850
2 жыл бұрын
War shaqadaada qabso
@awad2304
2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@emanareh9449
2 жыл бұрын
Kkkkkk
@ibrahimabdi6399
2 жыл бұрын
Haddii xaaskaygu kugu kalsoonaan waydo dadka kle ma kugu kalsoonaan karaan waxad dadka u sheegtay adiga oo shaqo ku maqan si aad masaariifta qoyska uga soo rido inay xaaskii kaa shakiday bilaa callee marka hore ayaanad kasban oo aamin la aanta sababay
@hamsesaeeed1564
2 жыл бұрын
Naagtaada kaa tagtay maxad saxaafada uuga sheegay neef maad qarsatid ilaahay la kaasho waxaa ka baxoo
@ibrahimabdi6399
2 жыл бұрын
@@hamsesaeeed1564 waa ceeb inteeda leeg walhi inaad warbaahinta la wadaagto
@ibrahimabdi6399
2 жыл бұрын
@@SilentEmpires 😜 😜 😜 waar ninkan waan garanayaa wuxuu degan tahay Xaafada Qudhac dheer isaga ayaa beenaale ah gabadh gob iyo nasap ah ayuu qabay wax caruur ah iskuma Lahayn gabadhii baa ka xaysay oo dhaqtar itoobiya ah gaysay waxa lagu yidhi isaga Qaadka jooji lkn wuu diiday Markaa sidaas bay uga tagtay
@abdiasisxasandaahir2200
2 жыл бұрын
Beenaale hayadaa beenta ka was xageed ku ilaalisaa
Пікірлер: 59