Waa howl aduunyee ma ihiilineesaa qofba waa halkiise ma ii hagarbaxesaa Waa halis naftadiyee hadma hadma gormaan ku helayaa mar aan dareen jacayl la liito allow qalbiga iqabooji adaa raxmaane N 😢😢😢
@user-bc4hr2ik9j
7 ай бұрын
Waa filyaaa insha allah inaa ka guul gaaro jeceylkeyga
@user-bc4hr2ik9j
7 ай бұрын
Fardowso fatuush
@hamdacudon3937
9 ай бұрын
Waa ii helay Jcylo 2017 .2023 Qof an nasiib ku laheyn ban jeclhy 9/10/2023 21.36 fidnimo😢💔
@cabdifitaax7237
9 ай бұрын
6Years Miyaa Qof Jeceshahy
@allahismylife1206
6 ай бұрын
Dee mad usheegatid ama Qalbiga Ka xoortid wakhti badan ku dhaafe hadanba lala haaadin
@farahhirsi8185
Ай бұрын
Anigoo tabliiq la socda ayaan marfish soo galnay lagu qayilaayo oo heestaani ka shidantahay waan yaabay tabliiqaba waxaan u sooraacay inaan isku iloowsiiyo
@niyaalshilall5914
27 күн бұрын
Waxbaa ku helay 😂
@mahamedissack6286
5 ай бұрын
June date 13/2023 mlinta an hele gbdha an jclka dhabta ah uqade 😢2024 January mlinta laiga guursade 😢😢aydo ijcl nin lagu qasbe dacdii aad ban ujcla oo wxn ku qore buugeyga😢😢😢💔
@abdisaid7851
11 ай бұрын
Albumkaan waxalayidhahda durdurada wuxusobaxay 1995wan xasuusta waxan jogay bosaso waxan kaso dubray iftin studio oo u dhawa isgoyska gaaca wan dhagaysanjiray xasuus hore
@habibaabass1169
2 ай бұрын
Still fresh 2024
@AxmedCcasiis-tt6bh
5 ай бұрын
Waa i helay jacayloo hami igu badnaay iyo waa hubaa kalgal waa i hayaa dhubtiisa waaaw waaw waa hadal murti dareen leh tnks juba afkaaga caano lagu qabtay
@maxamednuurcige733
10 ай бұрын
08,08,2014 xasuus Qaaliya Is Barashadii Marwadeyda Zabaad Abdikarem Abokor Maalmihii Jaceylku I Helay Ayaan Ku Nasan Jiray Maansha Allah Waan Ku Guuleystay Waan Helay Waxayna Noqotey Xaaskeygii Rumaad Noolow Qaali Love U
@HIDOBILE
8 ай бұрын
Thanks sxb qli waa guul ana sidaadii oo kale ayaan hada rajaynayaa mid sxb ilaahayna waxaan ka rajaynayaa inaan is helno inshaa Alaah taariikhdu waa 18/11/2023 Galab Sabti ah.
@talowxuseenoscar7300
3 ай бұрын
Yaadawanayo 25/4/2024. Habeen khamis sogalaysaa Like
@bashiirahmed5436
Ай бұрын
Haben jimce ah
@FadumocabdiFadumo
Ай бұрын
Waxan dhageysanaya 11 6 2024 jcylkyg ridwan alle ha ika dhowro mcn kuma wayo ina maxamud mcn
@najaahhuseen237
5 ай бұрын
Waaa hawl aduunkuye ma ililinaysaa qofba waaa hankiisee ma ii hagar baxysaa 😢🎉wahalis naftayduye goormaan ku helyaaa
@DangaradDadaal
Ай бұрын
1996 when I was a young Until now 2024 Old is gold❤❤❤❤
@saeedlover2457
8 күн бұрын
The good old days💔
@suumaa5843
2 ай бұрын
Wey hayaa dhibtiise 6 /5/2024 wilki aan wax walba ugu dulqatay ee sida fudud iga saray noloshisa 😢😢😢
@mohamedabdikarim778
Ай бұрын
Sorry 😢
@mohamedadam5862
25 күн бұрын
Sory
@user-fv7fd2vi6y
6 ай бұрын
juBo waa Fanan aad u heesto iyo cid macaan oo Ka Hadlaya JacaYlka
@Hankaabmedia
Ай бұрын
Wey hayaa jaceyl gabadha aan jeclahayna wey igadheertahy qalbiga ixanunaya waxan kacabsi qabaa intaan kasomaqanahay in leyga guursado😢
❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME AMOUR TOI habibi habibi oui oui je t'aime ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@awliyaalikhan9805
11 ай бұрын
Waa Halis naftayduye
@liina_hasan
8 ай бұрын
10/11/2023 Habeen jimco ah 23:03 Waa howl aduunyee Ma ihiilineesaa Qofba waa halkiise Ma ii hagarbaxesaa Waa halis nafteyduyee Alla hadma hadma Goormaan ku helayaa🙏😢❤
Пікірлер: 140