Time is flying 11 year’s 😢 childhood days ayaan xasuustay mnta ayaan dib u dhagaystay heestan 30/9/22 Friday 13:30 duhurnimo Europe dhexe
@AyaanAbdirashiid4631
Жыл бұрын
Sido kale runtii xasuus bay itahay Anoo fasalka 7 dugsiga dhexe Gabar isku fasal eheen baa la Guursaday arooskeda ka shiidneed Heestana markaa maqlo gabdhaas soo xasuusanaa 😘8/11/2011/ayee eheed 🥲
@DamloAliid
Жыл бұрын
Me still 23
@safiamoh4612
2 жыл бұрын
Arooskaygii ayaa soo dhow meshan waxn usoo galay inaan xusho hesaa ugu shidan xaga arooska 24/12/2021 welcome 2022 sanad aan noloshayda wax yaabo badan ka badali doonoh❤❤❤❤💯🙏
@hamdahaji9324
2 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo walaashe guur qeyr qabo
@sacadxikmaawi3585
2 жыл бұрын
Adaaba iskapuladii ka hoydaye😂😂
@Mcntooo
2 жыл бұрын
@@sacadxikmaawi3585 anaga ma isku hooyana
@sacadxikmaawi3585
2 жыл бұрын
@@Mcntooo hadii calaf jiro waa macquul...
@mercimohamoud7219
2 жыл бұрын
Masha allaah
@atdftyzjtfujh6645
6 жыл бұрын
Aroos kaygi ayan ku xasusta hestan wilkayga abahis allah unaxaristo wan so xasusu ta marka dhagesto hestan😭😭😭
@abdullahiyusuf6660
4 жыл бұрын
Sorry sister insha Allah farxad kaaga dhintay Janada kuwii isku arka Allah idin ka dhigo
Nice song waaye wlh weliba fanaanad qurxoon ay qaadayso .......Lkn wanna know one question arised my Mind wlh Qof aanan ama gabar aanan is qaawin lama daawado heesaheeda maala yiri ...wlh hadee walaashey deeqa billan jirkeeda asturto heesaheeda waa lasii jeclaanaa hadaba waa la jecelyaahy ..anyway nice song walaashey
@mudalibdhiidhaco7862
10 ай бұрын
2012 Iwas in Class four When I Am listening 😅
@hasnaabubaker4059
5 жыл бұрын
Very beautiful due,Allah bless you with wellness and joy, thank you for singing such due song
@NajibswalehNajibswaleh
5 жыл бұрын
Hasna Abubaker Allah wont bless some one Who go through these kind of sins
Пікірлер: 319