Kuwii bila musiga aya macanaaye ee tiktokga 2024 , june ,Saturday
@abdullahiabdirzhiid2662
3 жыл бұрын
Yaa ila dhagayzanay 20201 the legend
@feysalhassan6773
2 жыл бұрын
2008 ani
@WardiMahamed-gl4en
Жыл бұрын
Inta 2023 ma qashay siday tiktokta ku soo arkay xaliimo iyo farax waxa layskuma hadhin wlhi 😂😂😂😂😂
@mohametabdisaahid5171
3 жыл бұрын
Anoo yar baan heestaan Djbouti TV ka daawan jiray ❤
@hidaayoshaati2307
10 ай бұрын
❤❤❤❤❤ waa fanaanad halgamaa eh seey ugu miistaan jecla hay ragga isku so taag taagio🎉🎉🎉 & waliba sida dhabtaa ey ula jisho hadeey jaceetl thy ama werarda faaraxyada dhan walbo waa ka diyarsan thy mako❤❤❤
@badrauk6940
Жыл бұрын
Axya hees ano yar bn dhagaysan jiray😢❤
@Young_Abdi_Ali_official
3 жыл бұрын
Xasuus wakhti aan iga go,ayn marnaba 2006 it was memories xili aan ciyaal ahaa oo tv nalooso iibiyay waxaan aad u daawaan jirnay Tv gii RD jabuuti oo riwaado badani kaso gali jireen Heestan baad ugu xasuustaa Burco xaafadayadi wado Hawda xazuuz
@abdourahmanmohamed8324
4 жыл бұрын
Xasus inan galo yarabteydi iyo my home Djibouti heesahan ayan dhagesta 2006 ayan RTD kadawan jirey imiki . Je suis en route ma pays natale inchallah bientôt
@ahmedmohamedabdalla367
3 ай бұрын
10 kii april 2024 weeye caawa hbn ciid ah ayaanku dhegysan moscow Russia
@Inna_mohamet
Жыл бұрын
From tiktok 2023😂❤
@muslimturaab3895
Жыл бұрын
5/3/2012 heesta dhagaysan jiray mantay anoo tik tok dhex wareegay baa soo raadiyay 24/4/2023
ifrish Ali you have to say my mom was listen don't say she is kkkkkkkkkk
@hiidhojr8524
6 жыл бұрын
hmmm2018 iam listening
@hamudhasan5666
6 жыл бұрын
and u r still so young
@Kifaaya
2 жыл бұрын
Heestan inan tayda noogu Wayne baa dhagaysan jirtay oo cajalad inta la shido Ayaan iska ciyaari jirney Xataa anuu maba fahnsanyn wxay heestu ka hdleyso just laxnka iyo music uun bn ka hely 2022 bn joogaa hda iydoo wx wlba is bdaleen wlshay na ay iska guurstay keligey na dhagysanya heestan😔😪🫂
@abdi......399
3 ай бұрын
Adna maguursatayna😂
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
Xasan wado fanan aan taagero oo qiimo badan 2011 ban TV ga kadawan jirey heesihiisa❤️
@horseedmedia5456
11 ай бұрын
Eraydii macalin Afgudhiye AHuN.
@moussabawaleh8238
4 жыл бұрын
Gagabsatu iyo waxa tahay gardaran I love that
@kingmoha9965
6 жыл бұрын
Ileeeen xasan wado legend buuuu ahaaaaa nolow
@alielmi8449
6 жыл бұрын
Bishar Xaaji Hhhh ninkan Heso khataro laha Marku dj jogayay
@SareyFarah
3 ай бұрын
Twelve years later I'm listening to this song❤Two legends Hassan Wado and Makka❤ 2024/04/08❤Monday❤4:30 Pm❤
@mustafejama7517
7 жыл бұрын
plz heeskan lyrics halay doono dadoow
@mudanmowlid6365
3 жыл бұрын
2020 inta dawaneysa👍👍👍👍
@nimcomohamed5804
Жыл бұрын
ya dawwanaya 11sano kadib sidyda ✌️
@kalaayofficial4921
2 жыл бұрын
war hestu macan badana oo naaktu qurxunaa inkastoo ay guurki gumaysi uma layso yaahuu😂😂😂😂😂™️😁😁
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
3 жыл бұрын
Igasoo godoo gadu waa gadii guurkiyo wakhtiga Who is whaching 2021
@jamaalahmed4183
2 жыл бұрын
Grt song with good voice 👌
@ibrahimshafad7613
2 жыл бұрын
Hestan waqti hore radio 📻 cajalada ayan kadhagaysan jiray ale maxa xasus ah
@jannoomer7263
3 жыл бұрын
Go'aankaad lahayd ma gumayso iyo guur bu aha👊
@adenwarmahaye7760
4 жыл бұрын
Hey salut qui regard ce chanson2019
@aniessuoh8626
3 жыл бұрын
Moi, 2020
@Ayni88
9 ай бұрын
Wayy heestan waxaan xasuusta inaan wada qaybsana oo ay kasoo gali jirtay Tv-gii Djibouti💞
@drsamiishaquruxsan4036
5 жыл бұрын
Fanaaniiin waa kuwii hore mako top codkeedu
@abdeeqmahdi7133
3 жыл бұрын
Ereyadii Ahmed saciid Diiriye Af-Gudhiye Allah yarxamuk
@sultanahmedliiban2603
Жыл бұрын
Heestaan tariikh qurux badan igu leedahay waxaan ku xasuustaah mudo laga joogoh 9 sanoh kahor maalin eid ah anagooh joognoh meel miyih ah xafadeenah 3 ugu yar yar ah maalin hooyo tirih mobile markas x2 ah tuuloh xaaji yare ladhohoh gobolka quraxay katirsan intay nooga soodabaysay baan iskadaawanaynay habeenkiih labad ee eid ilohow waridka iidah iyo walahabah hada waxa sooh dhow eid 10 bah waxah kadhiman hal asbuuc waxaanah joogah kamapala insha allah sanadka kaleh canada ilahay karajayn iyo warkaygooh caafimaad qabah iyoh walalayaal aamiin aamiin
@sultanahmedliiban2603
2 ай бұрын
Insha allah
@user-ts1me9ei7r
3 ай бұрын
2024😇
@ifrahbile3814
3 ай бұрын
team 2024 wn idin salamey😂
@nawaalcabdalle7969
3 ай бұрын
Waka qadnayy❤😂
@nasrobbe8496
6 жыл бұрын
Xusus my mom hestan hoyo ad u jecleyd kuma wayo hayo mcn
Waxa ahy jilka 2024 so radiyay hestan 😂 waba ka helay
@nasrihassan7575
Ай бұрын
Still 2024😊
@axmedmoola1991
2 жыл бұрын
Who lestinig this song✌✌✌✌✌
@abdifataxawliyo9953
4 жыл бұрын
2005 waayo wàayo
@asiyaayanle1991
Жыл бұрын
Habar yarty baa dhagysnjirty
@Riseandshinewithdija
4 жыл бұрын
sidaaan kuusoo booqday iisoo booqo 💥
@mohamedmire8646
Жыл бұрын
Runtii Djibouti oo Afsomali yari lagu xanto in laga waayo, mursal faladagan, socdaal, sharmaboy,fartun balbalaarka iyo wixi la. mida, oo taa bedelkeeda murtidan lagu heeso xiligan la joogo waxay tusaale nool u tahay qiimaha dawladnimada, oo wixiibaa la maamulayaa oo wasaarad dawladeed gacanta ku haysaa.
@deeqaabdi.j3136
6 жыл бұрын
2018 ?
@user-rm3qo8kd1h
5 ай бұрын
Hesti xigmada badnayd ee aan dhagaystay😢
@umuxanan1174
5 жыл бұрын
2019 April yaaa daawanoyo
@tayosiiralawazh9401
5 жыл бұрын
2006 ama 2005 ayaan heestan TV abtigay laha ka dawan jiray oo dadla lacag laga qadi jiray xusus hada 14 sano kaso waregtay filayaaaa
inan yahay guracane meel lagu galayn il kuu haadiso gabadh kale inaan galbiyaan jeclahe galabtaba carow gor daran ragiyo geesigi doraad wuu i garab maree go aankaad lahayd ma gumayso iyo guur buu aha waxaad uba garamin gaaaribaad ahayn gabadh fiicanoo maan gaabsatiyo waxaad tahay gardaran dhaban yohow hurdaa gahariyo adoo geedaha la midan go a saarayee intay cidi ku garan garta haysku furin aba kala go nee gadu wa gadaa guurki wakhtiga galad kuma qabe gadu wa gadii guurki wakhtiga igaso go doo gadu waa gadii guurki wakhtiga tii kugu gashaba gadu wa gadii guurki wakhtiga
@salmanmohamed1448
6 жыл бұрын
Xfsa Dhiman wad kuu haysa
@cabdixakiinxasan7559
6 жыл бұрын
Xfsa Dhiman ilku haadiso maaha wllo ee waa iguhaadisoo. Maan gaabsato maaha ee waa gaagaabsato. Gabadh fiicanoo maaha ee wll waa gaagaabsato
Пікірлер: 226