Intii Uu BK Toobad Keenay Hadii Aad Daawnaayso Like saar Kulahaa 😂
@jesto12
11 жыл бұрын
heesta sidoow dareen u galinaaayo ayaan ka helaa ax yaa fanaan
@hagahaguusha2691
3 жыл бұрын
Jamaad 7 sano kadib dib usoo noqo Bal hadaad joogto
@jamaadyuusuf9993
Жыл бұрын
Isku magac nahay xppti🥺
@ekraamsuleyman939
4 жыл бұрын
Anigu wan uyeri laha😰❤️ Still 2020 like isar
@edfuadmo9995
4 жыл бұрын
Yaa islahaa markaas nin kani wuxuu noqonayaa nin legend soomaliyeed oo dawladdo ka cabtaan 🤣🤣🤣 Anigu ismaan lahay maanba garanayna 2012 waan yaraa heesayo jacaylna dan kamaan lahayn
@Viral_videos822
4 жыл бұрын
Edfuad Mahamed dawlad ka cabanaysa xagee ku aragtay shacabka aya heestisa dhagaysta wuxu sameynaya ka fal celiya dadka dowlada isku sheega ee airport yada dumarka ku xidha wala yaqaan
Masha allah cod iyo jilidba wa amazing ciyartana dee imanka wad aragteen sida uu ula qabsaday miyusiqa , waxa heesta sii qurxiyay wa action ka uu bixinaya codkisa cadi maha dambigisa allah daayo
@ahmedsulub
4 жыл бұрын
Ereyadii abwaan axmed saleebaan bidde
@ameinamein5184
4 жыл бұрын
2021 inta dawnaysa😂😂😉
@mukhtrhack4832
3 жыл бұрын
Hhhhh
@calimaqdis5952
3 ай бұрын
Eraydii abwaan Axmed saleeban bide Abwaan waynba sameeyay Axyaa hees
@Arabwaziir
3 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@filsansheikhnuux6331
4 жыл бұрын
2020 m.a jeeska bk😂
@osmanmohamoud9326
7 жыл бұрын
BK HEES AAD UU MACAN ALLAH KU DAAYO
@mohamedabdi4519
4 жыл бұрын
Waayo waayo Hanti Qaran Isma Badalo❤
@aftahindho2606
7 жыл бұрын
B.K hada saan muu ku jaasayah yaab mise baabuur buu wada alla qosal badana bale ku degtay odaygu sow barigii hore atoore tuule buu ahaa
@tuugajabsadayoutubka6180
4 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@zackroozey1357
4 жыл бұрын
Yaa 2020 daawanaya
@abdinasirahmed2862
3 жыл бұрын
Elelhay bees IGA dheh midhuhu ninhore laha Shaw axmd salban bide waaw wabbari
@baxsaniitabaxsanta5796
11 жыл бұрын
BK heesahaaga midaaan ayaan ugu jeclahay miraheeda habka aad u meceeyneesana waw caaadi maahan
Hees xasuus gaar ah ooAad uweyn kuleH bk keep going
@mustafecantar688
10 жыл бұрын
Fanaanka sanadka 2014 Bk hambalyo
@jamaadabdi2629
11 жыл бұрын
woooooooooooooooow hees aad u macaa
@ANFAC-t7u
2 ай бұрын
Fav song ever
@حبيبةعلوش-ش9و
7 жыл бұрын
bk fanaan fanaaniinta horay halkooodi marayo waaye ma ahan kuwa heesaha jacburka qaado ii nolow my fanaan an ku faano viva BK
@dullahiayoub2432
7 жыл бұрын
heestaan waxaa iska leh axmed suleiman bide abwaankii weyna ee waqooyiga Somalia ee malaha BK sidhaa faham oday
@TheSaadpac
11 жыл бұрын
macha alaah huuno noolow!!!!!!!!!!!!1
@nuurmahad273
7 жыл бұрын
ax Xasuus heestii Bk Aan kubadhay
@halbeegmedia3152
5 жыл бұрын
Mnsha allah
@saialiidahir
2 ай бұрын
7/6/2024 7sano kadib baan dib usoo radiye hestan❤
@mustafaissa5456
10 жыл бұрын
Markay Se Ku Ahaatay Afkaygana Kuu FurFuray.......Ayuu Urugadan Ibday.... Hadana Kama Eed Baxee Allaa Tiisa Lagu Socdaaye ,,,, Nasiibkaan La Egayaa.....,,,,,,,,,,,,,,,,, Fananka La Holin Wayay Axyaa Fanaan bk
@mustafecade5854
3 жыл бұрын
Ex fanan bk like saar 2020
@nakitajamal2745
11 жыл бұрын
masha allah cod mcn bk nolow walal mcn
@johninankarersaylacvivagbl2595
7 жыл бұрын
markayse ku ahatay afkayana ku fur furay ayuuu ayuu ayuu urufadaan ibaday
@saamcade396
7 жыл бұрын
Bk bro waaa heestii any bulshadu kugu baratay Xasuus time leedagay xaqiiiq
@ahmedhussein5664
3 жыл бұрын
Ax 2020 cida daawanysa like
@hodancadey6737
11 жыл бұрын
Jamac abdi Miyaad ka nax saantay heerku Kagaadhay bk fanka hadab adiiga ciyin karii waaye fananka qaranka ee muwadiinka ah farah kala baxa dageerayashuu adiiga kaabadan ee am naxa ama farax aday ku taala Jaluusawo
@yasminnoor9930
4 жыл бұрын
❤️❤️
@laylaabdisalaan697
7 ай бұрын
2024😢😢❤❤
@ahmedmahamed6461
12 жыл бұрын
Waa hobol ah reer hargeysa go bk go somaliland
@haajirtv9607
11 жыл бұрын
wuuu daalanyahay wiilku lol
@timothybrown8716
10 жыл бұрын
Nice song
@NuradinMohamed_
3 ай бұрын
Inta waraysigiisa miisaan igasoo raacday😂
@nasrihassan6658
10 жыл бұрын
ninka limintiisa haloo ogolaado heestaan meel ay ka xuntahay maarko waa miro cod laxan iyo video dadka reer kuhaya reer miyi waa eber iyo ereyada raqiiska ah i'm sure inaad kuraaxansanysaan heestaan oo aad ku colcoshataan ee gaalka dil gartiisa sii bay soomalidu kumaahmaahda ee fanaanka limintiisa haloo ogolaadoo yaakhey sala calaaaa
@dgsiiyedemariyaabdikadir5739
7 жыл бұрын
Codka %% jeeska 40/%\labiska 60/100
@timothybrown8716
10 жыл бұрын
Nice pic
@dreamstory4426
4 жыл бұрын
2020 pk
@sahamiyemedia6013
5 жыл бұрын
2019 yaa Daawanaya
@engasadhajiahmed670
8 жыл бұрын
wooow lkn bk waad soo jabanaysay waayo inadhahaagu caadi maaha xaga jaaskana iskuma fiicnidin kk
@sadiaawale4432
4 жыл бұрын
2021 bk
@marwociiltira6962
3 жыл бұрын
26/5/2021 time 12:34 hbeenimo 😭🥺after 8 years 🥺 heartbroken💔💔💔💔💔💔
@c.salaancalicaseyr6712
11 жыл бұрын
maya sxb muuqaalka heesta waa laga aladay ma ku haysto
@sangemohammed2057
3 жыл бұрын
2021
@ahmedshiine6827
11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk sidaa geel u raaxay ayuu maqalay in la heeso caadi isku tag feedh baad dubanaysa alle hargeisa maxa nooc kasta soo shac saraaysa bk cod macan waad leedahay is jecalay sxb is furur dee
@mohamedmohamoud3330
12 жыл бұрын
ma cud xumid ee niyow waxan oo o dhaqdhaqaaq ah inaga so koob,bk
@axdiqoordheere1026
8 жыл бұрын
kkkkkkk faro yar yar buuleyahay kkk
@salmanpalle1632
4 жыл бұрын
Kamadaalo dhageeysigeeda
@beigelover95
8 жыл бұрын
crazy how far he has come in 3 years. even the title is like PK 😂😂
Al fanaan mohamed bk,,, waa kuu istaagy < Adaan kugu dhamaysan l;aayoo uurki iyo qalbigaygu midkale indhuhu mayqaban kareeen jjjjjjjjjj
@lulhussein3192
10 жыл бұрын
Nice song
@amiramohamed8473
10 жыл бұрын
@dogoblebancade8963
11 жыл бұрын
Maxamed Siciid Cabdi Xassan ,, bakeeri Ama Pk, Fanaan Weyn Oo Isu Dheeli Tiran , masha allaah, Asal Yaa Reer SANAAG,,,Hoygii Fanka ee Hargeysa Soo badi heesaha Broh
@abdiwahidmahamedabdi8315
6 жыл бұрын
😣😣😣😣😣 xasuus qli ah hestan 4 years ago ayey ahyd wkhti aan wkhti kula jiray asxaab aan garan
@pamsitiger920
Жыл бұрын
2022 inta dawaneysa like🤣
@engabdirrabiaadan859
6 жыл бұрын
Ereyada Waxa Leh Abwaan Weyn Axmed Saleebaan Bidde
@ayanharawo1449
11 жыл бұрын
koxdaan aan ayanta ku heetaa caadi maahan bk
@aliabdallah2024
3 жыл бұрын
8 years ago amazing
@dawladuk
11 жыл бұрын
waa qiso dhab ah oo ku dhacday saaxiibkay oo igo qaali ah
@fahmo4730
9 жыл бұрын
Afkaaga caano laguqabay alla yaacisag
@حسينسعود-ز7ض
11 жыл бұрын
Hiliso the hiliso eedab ma lahiid ee hadu reermiyahay adiga uu kaa ficnyee amusni ku dhagayiso amaa kabaxa maxa ku keenay Waxa lala yabo weey qof ad dhagyisanayiso oo lacayayo
Пікірлер: 121