Are you here after the remix Abdinuur Jazz Iyo Deeqa Ahmed?
@farxaanxasan7604
4 жыл бұрын
2019 yaa ka soo arkay deeqa ahmed iyo abdinuur jazz ✌
@yusufyusuf8904
3 жыл бұрын
Cabdinuur Jaaz iyo fadumo haldhaa
@AhmedAhmed-rl1xg
7 жыл бұрын
Djibouti ayaan ku xasuusta heestan allah ya cizak fadumo haldhaa reer Djibouti waa dadka somaalida ugu qalbiga furan
@mohamedamen3902
Still 2024 ❤
@abdiyare8516
5 жыл бұрын
Heestaan kama dhargo dhagaysigeeda waxaana ku soo xasuustaa gabadh aan aduunka ugu jeclaa oo aan calfan waayay runtii waan iska ilmeya markaan maqlo heestaan hadad dhagaysanayso heestaan 2018 wan ku salamayaa
@habiibaabdulahiali493
4 жыл бұрын
Yaa ila dhageysanaayo❣ 2019
@drsnasriin1434
4 жыл бұрын
Heestan xasuus 2006 ayan radiao kadhagesan jiray xiligas qof Aan jeclaa majirin Lkn jcl jcl ayan dareemi jiray marka dhagesto maanta Lkn waa 2019 way kaduwan tahay xiligas
@yusufajama
4 жыл бұрын
waa muusigii Cabdisalaan Siciid Jimmy
@redsandempire7389
6 жыл бұрын
Gabadh aan aad u jeclaa oo Europe ku Soo kortay ayaan ku dhahay "dabaylaha Maygaa Celin" waxay iigu jawaabtay " of course jacket fiican ayaan kuu gadi" 🤗 xasuuus igu weyn walee
@cabdishakuur4136
7 жыл бұрын
Xasuuseey waayahaaga
@sahramohamud4896
4 жыл бұрын
Anigoo yar baan hon of afric ka daawaday haddane deeqo ahmed iso xasuusisay old is gold dad waaa 😩 dadkiii hore inta kalana waa kadaba tuuur 🤗🤗🤪
@liibaanliiburuuj
4 жыл бұрын
Xaaskeyga mulki aad baan kuu jeclahay ❤
@Dhamo1986
6 жыл бұрын
Aduunku marku samaa saadaashuna wacneeed.
@mohamedhassanadan7150
4 жыл бұрын
Radio ethiopia oo 4ta galabnino soo geli jiray baan ma dhageysan jiray 2004🙏🙏🙏❤❤
@Farm_With_Suhaib
2 жыл бұрын
Fadumo Cali haldha iyo Abdinor jezz 🥺♥️
@anasalwa9990
8 жыл бұрын
daryeel baan kula rabaa difaacbaan kuu ahaan. dadaal baad iga heli lahayd da'daa baan ku hor marin lahaa dabaylaha ma iga celin .....................
@YasminOh
4 жыл бұрын
Deeqa Ahmed yaa ku so arkay Heesta.. nice song 👍👍👍
@abdillahifarahwaberi4964
6 жыл бұрын
La voix d'or des jeunes du lpai'avec bacado'kinzi'ismail
Пікірлер: 220