He has a very soothing and delightful voice C Ali Shah
@hamsefaracade7194
2 жыл бұрын
Heestan waxa Lahaa Fanaankii waynaa alle ayaa waayne Cabdi Ahmed aadan Kaar Abdi food Ereyada. Waa aadan Tarabi Jama Laxanku . Waa Jiim sheekh Mu.min Al fanaan Abdikariin Ali Shaah waad Kasoo Baxday Halkaa Lipaax
@shafaciccabdikariin6196
11 ай бұрын
Ubixi baxayaa ilayski dayaxayIftiin wa baraay Inaabtidayey Aduun yadan ba mooral ahe Ilow dhibihi ayaami horo Ubad an korsanayo Eebahy la ka shaday Eganaayy BA tahy Aamus aamus ha murugoon Arooskena ku ciil bixiye Anfada iyo laydh afatax roob la yidhi Udug iyo rays inab ti dayey Aman badney itaalkaygaay Asagaga kaga aarsanysaa Intan anigu nolahy Ifka ilan mayside Eed adi mayside Ya waduuud 😢❤
@mabarigmaboofficial5223
9 ай бұрын
M.a thnks.zxp
@nimcomuse7247
Жыл бұрын
Maant tariikhdu waa 31 10 2022 waxa axdi meel dhiganay wiil wllky ah àma inabtidayey ah waxan rajaynaya bisha bisheda ano oridisa ah oo ku faraxsan in ku so noqdo heestan insha Allah hadu rabi idmo
@abdullahiomarali5241
Жыл бұрын
Nimco ana inabatiga abaan kugu duceeyey waa hadu jiro mid aad ka hashey lakiin illahey ku xidhan
@mohammed-jama
Жыл бұрын
*Abshir illahow riyadaada kuu rumee* 🙏❤️🙏
@Naagnool124
9 ай бұрын
Ma is aroosteen? Bal update na sii huuno😂
@asoumsultaan9724
25 күн бұрын
1 year iyo 11 bilood ayaa laga jooga ma is calfateen mise axdigii uu ka baxay oo xanuun badan ayaad ka martay 😢🤔
@Akramfarxaanismaacil
2 ай бұрын
War Goatku.. cod. buu.. nagu. . Qaracay
@caashasulub9031
Жыл бұрын
Inaabtidayeey.waah waah wanjeclahay hestan wliba markuu abdi Karin qadayo❤🎉
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@abdiali6558
2 жыл бұрын
allah haku sharfo inaad xusto alfanaan cabdi axmed aadan kaar (abdifood) allah ha u naxariisto
@mohamedabdirisak5821
2 жыл бұрын
cabdi kariin ty adeer inaad na soo xasuusisay alllah ha u naxariiistee cabdi food ereyadii aadan tarabi
@Ahmet_Epdirahman_Fiin
2 жыл бұрын
Top Legend .... Ninka Keliyee Ka Tageero H Loveta...
@abdulahikeno7092
10 ай бұрын
Wlhi heeskaam yarka suu u qaadayo naxriis sxb halkeedii aa dhigtay heeskaan sanad baan iska haystaa waan isaga celceshtaa jacayl aan u qabo
Ina cali shaah waa fanan buxa keep going astan tv xasusaha faninta som 😊
@abdikanihassan5689
2 жыл бұрын
saxiib aad ayaan u tageera abdikarin ali nasab ayaad tahay ❤
@abdiraxmanshsullaiman9038
4 ай бұрын
Inta Gaotka Taagerka Is muujiya Ina Cali tea
@abdichama3375
2 жыл бұрын
walle wad ka baxsatay fanku wa hibo iyo wax ilahy umada ukala doorat hibduna labay noqota wa hibo talax tag ah iyo mid xadidan marka ina Ali shaah runtii wuxu leyahay hibo o waliba talax tag ah runtii dhalinta imika fanka sii hayb raacaysana isaga ugu laxan fcn wana nin aad u af gaaban wax yaaba an ku arkay inu afgaaban yahay waxa weye wa nin hibadiisa ku meel mara lkn aan social media ka baadhidh hibadiisa alle haku sharfo
@mohilkacase6770
Жыл бұрын
Abdikariin Ali Shaah💪🖤
@abdiraxmanshsullaiman9038
4 ай бұрын
Goat. Fanka Abdikariin
@abdikanihassan5689
2 жыл бұрын
saxib kolay guribarwaqo ayaa kaa danbeeye horay u soco waxi var ah isaga soo saari ye
Labaatan jeer baan ku ceshadey heestan waan qiiroodeyba waa hees qabigeyga taaabatey happy 18 may anigu jecayl baan ku xusayaa iyo inaabtey i jecel aanan ka war hayo arooso
Пікірлер: 119