Somalia please Gabadha ka leexda Waa wax laga xumaado in ay Somali ka dacwooto
@samawadeahmed4380
4 ай бұрын
Dumar ku war jeclaa 😆 bal shiikhii baa leh aan gooni u wada hadalno mid war doon ah ayaa leh sheekhow aan dhageysanee ka dhageyso, haddana leh Beri beynu sheekha la wada hadli doonaa 😂 😂 Yaab
@Umu.Abdullahi20
4 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk nag iyo war maxa kala heysto
@FarahNur-g8z
4 ай бұрын
Aamin
@munokulmiye9304
4 ай бұрын
Amiin amiin
@MaryanmohamedHaaji
4 ай бұрын
Asc Abaayo kheer
@AshaFarah-rn1hj
4 ай бұрын
Asc walalayal ana shiiqa waan raba malaigu xirikara
Ninkaan barnaamijkaan oo kaliya ayuu ka qaraabtaa, dad badan ayaa ku siran oo sheekh u maleeya
@fatimahassan6138
4 ай бұрын
Walalhi gabadha wa ladhibey
@khadiijohussein8688
4 ай бұрын
Walaalkay abuu dalxa
@halimayusuf1477
4 ай бұрын
Walaahi waan kula ooyay
@idilabdi9456
4 ай бұрын
Gabadhan weydhibeen dadku
@saidmussa6461
4 ай бұрын
Sheekh Dalxa habrhani nolosha ka dhacey oo ilmahooda meel aan ku sheegin inuu ka dhex baxo ayaa u wanaagsan waayo suncadiisa ayaa meesha ku ba'dey social media ah kuwo iskwda qaawiye ayuu hadda talo u soo jeedinayaa maxey xijaabka isga tuurtey hadeeysan meesha wax ku jirin islasntani ninka nolosha ka dhacey lorry drink drives xareysatey
@maryammohmud179
4 ай бұрын
Talo qof walbo bin aadam ah ayaa ubahan, hidaayada gacan Allah aye kujirta
@Ayaan8912
4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Show badanaaaa naagtu siwacan o oy nayaaa hodan somali loma oyee waa laiska dhiciyaaa hush
@user-jb5ce6nm7j
4 ай бұрын
Mashruuc bay ka furteen miskiinta.
@marianmohamed3937
4 ай бұрын
Waa stalker ( nin ku waashay naag ama hawada ka jeclaaday) ninka baraha bulshada ku caynaayo ee halaga celiyo gabadha intuu san maskaxda ka dilin. Gabadhaas hala difaaco sheekhow. Haddii kale cyber bullying lagu samaynayaa.
@suban974
4 ай бұрын
Miskiin wlhi dulmiga ma ficno
@ruqiaali7490
4 ай бұрын
Maskiin walahi waxaa cajiib ah in aakhiro intaan la garin in aduunka adane kugu ciilo waliba adiga oon xoolana uga bahnayn cajiib kalsonida dadka ehula qayrka ah dad baa isku daya ama kaba qaada 😢😢
@Ilhansweet
4 ай бұрын
Why do you care about the people what they think or saying if you know that you’re a incensed person ignore them let them talk 🗣️ all they want
@halimayusuf1477
4 ай бұрын
Sorry hodanay
@leilaamar8056
4 ай бұрын
Miskiitan somaliyow dhaafa..uuf..this the end of the world and the bad person is al lot
Пікірлер: 43