ayaaney way is gursan karan oo aniga arkay labo qof oo sida ah oo is gursadey
@ryufh9464
Жыл бұрын
Anaga ka fiican tan kalena wan cafin lahaa hooyo waa hooyo
@mohamedolow9794
Жыл бұрын
Mashaa Allah mida somalida ficaan
@hawoabdi6355
Жыл бұрын
Haah waa isgursankaran
@maryamoyusufwaheliye6924
Жыл бұрын
Haa abyo waa is guursan karaan waayo islama dhalan
@sucadmohamed743
Жыл бұрын
teena kafican
@hafsasaidmohamoud5423
Жыл бұрын
Haaa wa isgursan karaan
@fatimahodey
Жыл бұрын
Haa wa isguursan karaan waayo wiilka iyo gabadhu waxba iskuma aha
@sacdiyoqorey7179
Жыл бұрын
Ha way is guursan karaan hooyane waan cafinlahay
@falastiinibraahim7721
Жыл бұрын
Haa abyo wey is guursan karnaa
@xafsocabaasali6109
Жыл бұрын
Masha allah ayaan abyo
@drs.faadumocabdulaahi3201
Жыл бұрын
Haa weey isguur San karaa
@ifraaxaxmed8019
Жыл бұрын
Haa waa la isku dari karaa abyo aniga aqaano gbr aan sxb aheen ayaa lagu daray
@fadumoabdulle7593
Жыл бұрын
Ayaan qaaliyey jawaabteyda waa saas
@hananabdirazak3244
Жыл бұрын
Family keyga dhan aan kugu so xiray your channel
@QisasChannel
Жыл бұрын
Thnks sis
@hananabdirazak3244
Жыл бұрын
@@QisasChannel always you welcome sweet
@ashaibra2686
Жыл бұрын
Wacaleykum ssalam ayaaney waxa yelaya kala foganshahoda ninmanka somaliyed xasaskoda markay dhowr carurah udhalanba wakatagano naaga kale ayay karadsadan tihorana way dayacan inta badan qofad dayacday oo mar hore niyad jabisay miya ado wayelah gacanta isqabsaneysan ninka iyo naagta yaranta isku gursaday iskuna gabobay ayan naag kale sodhexgali waya dadka markay gaboban gacmaha is haysta ❤
@rayaanofficial9688
Жыл бұрын
Haa qaali
@fadimoabdirahman9125
Жыл бұрын
Caadi waye maxa diidayo wa is guursan karan tena ayaa fican
@khadraapdirasaaq7896
Жыл бұрын
Asc abyo ayaan qali maashallha
@hafsoaraye421
Жыл бұрын
Noloshena ka fcn hoyadey ma mel xanano gen kara subxanallahiye wa so ceshan laha madama walidka gar iyo gardaraba saxany hy
@user-ub4yi2ei2y
Жыл бұрын
Waan soo ceshanlahaa hooyo Waayo waalidka gardaradiisa gar
@zuhurzayooni
Жыл бұрын
Mansh allah horta Ayan hooyo wa hooyo bini adankaba wu qaldama Nin ku qabo intas kabadan aya ku cafin lahed why hooyada max u cafin wayney Haa wan so ceshan mana u qurii waxs iyo waxlamid ah ba
@aaminahilowle5157
Жыл бұрын
وعلیک السلام و رحمه الله و برکاته
@meymuncabdi883
Жыл бұрын
Ay haa wey isguursankaran diiniyan madama eey isgeyananey
@Fardawsafiican1
Жыл бұрын
Ayaaneey Afwariir maa iska daysay hada.😂😂😂 Hooyo qalad iyo saxba waa hooyo Aargoosi ma mudna 😢😢😢 Shukran mcnto.❤😘😍🖐
@farhiyamohamud5466
Жыл бұрын
Haa wey is gursani karan
@sayush520
Жыл бұрын
Hooyo mcn Haa😢😢❤❤
@umumahado1766
Жыл бұрын
Waa hooyada hayaso
@ayaanosmaan-lf4wv
Жыл бұрын
Kida kida gabadha like usaara
@deeqodaahircali8274
Жыл бұрын
Noloshena aya ka fican mama alle haku xafido
@caamiraadan5691
6 ай бұрын
Hooyo waa hooyo
@rayaanaxmed-uf6sv
Жыл бұрын
Haaaaa ayaaney wey isgur san karaaa saptoah 7 qof weyso kama jabiyaaan wll ka wiilkaga ka eedo utahey habo utahey kan ku qabo aabo ader abti wil Naas kula nugey ader hooyo qab awoowe intaas inta kasoo harto wey ku geeyaaaaaaaan ❤❤❤❤😊😊
@user-lo7ei3jm7l
Жыл бұрын
Waan idina salamay wlshy ayaan iyo asxaabta aan halkaan kusaxiibnay❤
@hawaosman2457
Жыл бұрын
Yes way is guursan Karaan no blood related
@user-jj8kv9hf2i
Жыл бұрын
Wa isguursakaran
@umfuad4641
Жыл бұрын
Quruxey Allaha idin xifdiyo adiga iyo awlada iyo zoojkaga ayaaney abaayo bisnis yar ayaan bilaabay iso duceya adiga iyo asxabta aan jeclahay ❤❤❤❤🎉🎉🎉
@asmacabdi1795
Жыл бұрын
Alhe haku barakeyo wlshy ki Bulalo alhe ha kaga dhigo
@IstahilMohamed-dn4tr
Жыл бұрын
Wlee wan cafin laha wyo duca walid wala xada ilahayna nooma keeno wana soo ceshan laha ❤️
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Biyo qabo iyo budo qabo waa isku baahanyahiin
@maryancali1581
11 ай бұрын
Nolosheyna ficn❤
@user-sw1to8jc9u
Жыл бұрын
Waan haysan lahaa waayo gar iyo gardaro waa hooyo mcn sagaal bilood uurka igu soo siday aanba la gudi karin waxay halaysay iyada iyo allehed lkn aniga waan udulqaadan lahaa waayo bari meeshaan dhigo ayay idhigayaan kuwaan dhalay allow waalidka baari nooga dhig
Masha allaah abaayo jasakallahu kheeyr abaayowan cafin lahaa guri ayaa ukireen lahaa oo gabar ushaqeesana waan uqaban lahaa ana waan soo boqanlahaa subax walbana wan soo wici lahaa hooyo sethy cafimadkada iiga wrn dhihi lahaa meesha waayelada magen leheen hadee gurigeyga geeyo soo ninkey iyo hooyadii dhibsan maayan maxaa keenay illeen anee idhashee guri lee ukiresan lahaa inuu rabi hanuuniyana marwalba ayaa rabi kabaryilahaa ana baari waan unoqon lahaa wixii dhicilahaa wee dheceen soma aha shukran mcnto rabina haku xafido
@rumiinabdi9933
Жыл бұрын
Haa waa isgursakaran
@SabariinAhmed-rj8tc
Жыл бұрын
Wcs Ayana ❤❤❤
@haliimohusseinali9923
Жыл бұрын
Nolosheena fiican midkala alle hanaga hayee hooyo Mar walbaba way mudanahay in laxanaaneeyo dunida hantida taalo dhan hal habeen oo ay naaska ku nuujisay madhahama allow baari inorganic dhig waalidkeena
Teena fcn ayaan tankale hoyo siwalbo u xuntahay sidaas ma mudano
@muniishaali6580
Жыл бұрын
Wcs abyo alle haku xidiyo qaali .hadan ka halo fikirkeega hooyoday oo soo noqotey alle igama dhigee waa iska cafin lahaa oo waan soo dhaweynsan alhaa tan xigato waxaan fican mida aan aniga nahaye oo ah walidaka dhaweysano oo aan ehee mida ajaanibaka ah ❤😊 alle hau dhoowo walshey qaaliga ah
@sagalsaafi2215
Жыл бұрын
Asc abyo ayan qurux masha allah
@MaryamaOsmanHaji
Жыл бұрын
Haa waa is guursan karaan
@ashaibra2686
Жыл бұрын
Haa waisgursankaran
@nimcoyuusuf6038
Жыл бұрын
Haa wan so ceshan lahaa wana iska ilobi laha wax kasta
@mahadosais1243
Жыл бұрын
maya wa qalad tasi
@ShiineMaxamed-pf9on
Жыл бұрын
ما شاء الله
@aaminahilowle5157
Жыл бұрын
ayaan qurux wa tii رحمه محمد eheyd oo talfoonka sodoh deed subisgareb kaga saartay xbbti iso duceeya ber yahaan waxbaa isaga key xerxerane
@QisasChannel
Жыл бұрын
Alaha kuu kla furfuro xbbt amuurahaaga
@ayada_channel
Жыл бұрын
Manti qof lawad 2 ahaye 😂
@rnoor9763
Жыл бұрын
Ascw ayaaney haa wey isguursankaraan
@xaliimoraage2302
Жыл бұрын
Haa waan so ceshan lahaa lkn gurigayga maan keenen guri Ayaan u kirayn lahaa kadib aniga xananayn lahaa
@ruwaydaruwayda7843
Жыл бұрын
Ani wxskto igu smyso wlhi ma geyen ilhyna iguma keno wayo wxksto igu smyso wa hoydey 😢
@abaayisaaq1321
Жыл бұрын
Waa la isku guurin karaan maxa ma iyagaa isla dhashey labadooda waa kala aabo io kala hooyey marka aabaha ley hooyada qaba ma ahanee waxa kale ma u dhaxeeyaan
@hamdiali5661
Жыл бұрын
We is guursan karan aniga hooyadey iyo aabahey wiil iyo gabar e isku darsadeen😂😂
@NuurtoCadey-zk1qm
Жыл бұрын
Aad iyo aad aya ugu wanaagsan tahay
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs walaashey mcn ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay
@abshirohassan1815
Жыл бұрын
Haa waa is gursan karan
@ukunxilwa9457
Жыл бұрын
Haa wey is gursankaraan abayo ileen asiga hoyaded nas masinin
@aishagedisheikh8568
Жыл бұрын
Haa we isgursani karan wayo lawadhodha waliid aya isgursadheen maahne ika maxa iskagalee
@ruweydocraxman6092
Жыл бұрын
Ayaaney alle ikuma kenee hadey igu dhi cila heed waan soo ce shan la haay hooyo mcn weye xanun kii foosha iyi kiwalac iyo hurda la aan tii ila mar tay aana la xisabi karim xitaa hadoow reer kayga udumi lahaay waan so ceshn la haay waayo waabin aadam oo in ey ubaahneed laga yaabaa ka xishoo neesay allow hoyo dey mcn sucado iixifdi walay gay xa waan dhib saday xitaa iguma sameem alxmdu
Пікірлер: 177