Walaahi waa rintaa intaanan arag commentigaga fiicnida gabadhan baan maskaxdayda ku jidhay masha Allah Tabaraka Allah . Quraanku waa daawo sixirna maaha lkn Gabadhan Allah ha xifdiyo hana barakeeyo qalbigeeda wayn ee wanagsan nadiifka ah masha Allah ❤❤❤❤❤
@Abdi-p2v
9 ай бұрын
Naagihi naago waalwaalan ba uso baxay oo been iyo run ba isugu dara si ay uga waalan oo dad wawayn o leh wa la i dayacay wakhtigan in wax laguursada ma ahan free ga in la isaga fuulfuulo ma ahane kadibna la isaga tago xaaladahu wa adkaaden😂
@fartundahir1380
9 ай бұрын
Gabar dhahaysan saaxiib baa I xumeeyay mahayno qofkasta hooyadi iyo aabe muxuu wax uga shegaah
@maidahussein4068
9 ай бұрын
Caruurta la keeno kuligod waa kuwa dacweya walidkod oo diinta kabaxa kuwa ku dhasha qurbaha waa carur baari ah diin leh akhlaaq leh
@alhandha9730
10 ай бұрын
Subxanala carurta walaid kood lanool Aya sidaasi ku dhacaysaa sorry 😢 kuwa aa abiyo hooyo lahay kawarama
@Dagan721
10 ай бұрын
Wax danbe oo dhib ah alle Kuma tuso Nagaha somalida Hosta ka washay caruur toda ma shageystan yaa dhahay macalin dugsi Wax ma haweysto Thanks Sucdi waxaa bad badineysaa kumanan caruur ah Somali ah oo Hooyo jahil ah leh
@fartundahir1380
9 ай бұрын
14 12 seeeh wax loogu saman karaah gabar wan baad tahaye bisinka
@Sheikhabdirizak2277-be4ek
10 ай бұрын
Been badhana naa dinta inan ka baxo rebe mad iska dahdid xaa waxan o rafasho umareysa 😂
@Nina-h12
10 ай бұрын
Imisaa saqiiraad soo fara xumaysay ? 😂
@fartundahir1380
9 ай бұрын
Sucdiyey ilaaahy baa kuu jeedah gaalada dadka way warastaan beenta daaah
@UmalmaxamudUmulmaxamud
10 ай бұрын
Wll horto qisadada waa dhagestay hooyada mid makudhaha hoyada way kamasersaneed wll saan umaleyay
@shadiyaibrahim9105
9 ай бұрын
Quran sixir loma isticmalo wax sixir la dhaho ma jirto
@Dagan721
10 ай бұрын
Sorry habo ma is tahashid wallahi Somali dadka joga waa masakin Hooyo se gardaran iney ku dhageysato ehed
@canbuurguleed8857
10 ай бұрын
Sheekad uma boogin naagahan ma fahmin 😅😅
@samiyaabdi98
10 ай бұрын
Ohh I’m so sorry Sweetheart 😭😭😭🥹🥹💔💔
@mumtaazmohamet6182
10 ай бұрын
sheekadn luma boogin waxa kale la kaly meezh 😂😂😂😂
@Rabiyownabadbaadi
9 ай бұрын
Waan ka xumay lkin inanta dadeeda, waxay tidhi 27, hadana 25 ahay hadana 26....alle ha xiftiyo
@ikranmohamud4789
9 ай бұрын
Sheekada sifiican u dhagayso, waxay ka sheekaynaysaa sanadkii la soo dhaafay. Markay la kulantay habaryar teed markaa ayay 25 jir galayso 26 ahayd. Somaliga ayaa ku adag.
@Rabiyownabadbaadi
9 ай бұрын
@@ikranmohamud4789 thanks wllo
@FaisaDhahir
9 ай бұрын
U are strong lady mashallah keep your head up love love young sis n I'm so sorry baby girl 😭
@FardousaIbrahim
10 ай бұрын
Asma dad ka warka wad ka qada ee maxad uu dhihi wayda ditD maxad uu ga baxaday naxad uga oo dhan wayaday
@nasrocabdiraxmaan4960
10 ай бұрын
Diinta miyee ka baxday mise adigo modo
@fouzianuura2327
10 ай бұрын
Salaamaad dumarku waa iney ilmahooda ilaashadaan oo ay rumeystaan, gurigana kaamaro qarsoon ku xirtaan... Nin bariba ku furi kara ubadkaaga ha duleynin... Wax la dhaly iyo dhul baa marti loo yahy baa la yiri.
@ayanbadan3845
10 ай бұрын
Asmay wll Titel ka iska sax " faroxumeyey mise faroxumeyo ayuu rabay"
@Nina-h12
10 ай бұрын
Touching is fara xumeyn lugaha tatabanayo or bustaha ka qadayo when she is sleep fara xumayn mahoo 😢
@ayanbadan3845
10 ай бұрын
Ok
@ekramabdirahman3746
9 ай бұрын
Nin sidaas ah siduu quraan ilmo u baraa.
@hanahussein852
10 ай бұрын
waa arin aad u xanuun badan wan kula dareemaya wll waalid badan oo caasiya jira
@UmalmaxamudUmulmaxamud
10 ай бұрын
Qofwalbo qiso madow would leyhy wxn kugula talin laha wan oghy tan wey kugu adag thy abayo 1 ale kuxidhnow 2 dhibatada ale ushego 3 ale kabari inuu dadkii kudhibay maalin kaga jaro baayo 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏
@Abdi537
8 ай бұрын
Waxas wa markey run tahay wey kuso canbexeysa gabdha ay ledahay way ikufsate aqlaqda iyo edabta rabi ba hadiyad u siye rageyna gursata wa gabar aqlaq 8 sano o ay shegeysana kama weyno e 4 sano unbey ka wentahay
@munaroobleh5426
10 ай бұрын
bad mother habo 🥲🥲🥲
@Mahamoud-d3t
10 ай бұрын
Soubxanallah 😢😢
@Shukri-i3y
10 ай бұрын
ومن أعرض عن ذكري فاىن له معيشة ضنكا ونحشره يوم القيامة أعما
@ibrahimwarsame6746
10 ай бұрын
Gaal qof wax ku aaminay waarabe hilib cunin oo la arkey
@tocakitty1726
10 ай бұрын
Sorry sist 😢😢😢😢
@SiciidoCawil-c2y
9 ай бұрын
Sorry 😢
@ibrahimwarsame6746
10 ай бұрын
Ceeb fadhay guriga ka filo
@sacdiyacabdiqaadir724
10 ай бұрын
Pp
@FardousaIbrahim
10 ай бұрын
Inad gal noqotid mahay
@JanadAhmed-dn3ut
10 ай бұрын
😢 saan u sugyey qybtn labad
@Shukri-i3y
10 ай бұрын
Wax kajira maleh warkaas
@asmahamoud4196
10 ай бұрын
My sweet ❤😢😢
@ZahraMohmed-i4w
10 ай бұрын
Asma part 3
@amalianasrani894
10 ай бұрын
Walaaley Jesus ukaalay wuu ku dawaynayaa dhibaatadoo dhan waad ka baxaysaa
Waad ka soo dartay markan magaala ku soo siisay mashruuc si aad diiinta islaamka iyo raga somaliyed u suurad xumeysan oo wax xun looga aamino madax yadiina asturta horta markasa wax la idinka dhageysan kara Hora lo yiri kaaad kaba ka tolaneyso ku wiisa eeg marka madaxyadan sheydaan awta masht8ucyada najasada aad wadana joojiya adiga ka asma ahan malaha xoga ba yara nacas tahay walal.
@Sadgirl12386
10 ай бұрын
Naa orodo umada ka fadhiiso wixii runta ka hdlaba mashruuc bad qadateen bad runta ku qarisane sow malintiii dhawayd may ahayn markii xamar wiil yar rag ku faraxumeyen waliba jawaan ay kuso rideen kuwasi ma malaaig baa
Imisa nin oo waliba wadaad loo heystey ayaa xabsiyo ku jira ilmo yar oo kufsadeen darteed oo waliba guriga kula noolaa inta kaamaro qarsoon lagu kashifey😢😢 daalin hadaad u doodo adaa daalimad kale ah ee u dood kuwa aan is difaaci karin ee ilmahaha ah.
@Nina-h12
10 ай бұрын
Tani waa nooca hablaha ay dhashay hadi ay dhibato sidan ku dhacdo ka maseerto doqon allah taqaan lagama gar helo diintu ma malaa’iig baa dadko dhan yahin baa lagu sheegay 😮
Пікірлер: 59