Si fiican oo adab iyo asluub leh baad wax ugu sheegtay dhalinyarada! Dhaqanka Somaalidu wuu qalafsanyahay, laakiin wixii nool oo dhani xitaa xooluhu naxariis way u baahan yihiin. Hadalka dabacsani waa naxariista ka badh! Laakiin dadku inay is xishoodaana waa qurux iyo asluub.
@nimo_hodanmohamed4308
8 ай бұрын
Asma Wxan rajaynayaa in aad akhridid comment yada Wll xijaabo wll xijaabo hadal qiimo badan illahay hakugu hanuuniyo wll Aadbay ku jecelyihin teemkaadu allah yabaarik
@ARashitt-fn3cn
8 ай бұрын
Anigu waxaan jacaylka ku dareema Laabtayda inay gasho Waxaanan wax ku dareensiiyaa jacaylkayga inaaan indhaha indhaha u saaro Inaan Afka ka dhunkado ama dhabanka Iyo inaan Garbaha iyo dhabarka u salaaxo 🎉 Hawaaro Jacaylku❤
@awoapthilahi
7 ай бұрын
Wow somali maad thy hno
@abumaxamed1925
8 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@faatiahmed6741
8 ай бұрын
my love language . horta ragga somalida halkaas ilbax kuma aha. blse waxan jecelahy inu laabta i geliyo with out no Reason marka aan aniga shaqada kaso baxo inu kadis i sameeyo sida inan so wada soc socono muhiim.maha inu qofku gaadhi haysto . inu iga qosliyo i kissing garayo . inu qof good morning texs iso qoro inu ruuxdaydu naxariis u qalanto inu i dareensiiyo blse waxs dhan ma aqaanan .
@FatimaAbdullahRahman
8 ай бұрын
Wllo xijabo❤❤you are beautiful girl
@Asmadaaus
8 ай бұрын
Inshallah qaali
@SucaadMaxamuud-wm5en
2 ай бұрын
Naa asmaay wllhi dhiigeyga kujecel qalbi ilhay hanoo kiin xafido adiga iyo ilmaha cimri dheer cafimad badan from mj🇸🇱❤️👋😊
@hanahussein-j6h
8 ай бұрын
Masha Allah wakhtigu ha idiin wacnaado hadaan anuu iska hadlo waxn jeclahay inuu hawsha guriga ila qabto in kastoonan reer lahayn😂
@Asmadaaus
8 ай бұрын
Inshallah wuu soo socdaa mid guriga ku fiican 😍😍😍
@CaishaAbdi-z4b
Ай бұрын
Aniga waxaan jecelahay in uu markasto ishumiyo maalinkasta
@CaishaAbdi-z4b
Ай бұрын
Aniga waxaa jeclahay inuu ii sheekeeyo in aan gacmaha is qabsano inaan isla soo socono inuu subax kasto i dhunkado uuidhaho subax wngsan habiinkina uu idhaho habeen wngsan ayaan jecelahay ❤❤waan rajaynayaa insha Allah ❤❤ ilaahayaw riyadayda ii rumey❤❤ aamiin yaarabi❤❤
@hamdajama9586
7 ай бұрын
asmaay wlhy noloshyda improve garysy pls barnamijyada noocaa noso badi . we don't know anything about love as somali people . please help us out love 💋
@CaishaAbdi-z4b
Ай бұрын
Aniga waxaan isku dayayaa inaan fahmo waxaanku bixinayaa waqtigayga oodhan si aan ufahmo anagaba hadaanu nahay hablo waxaan doonaynaa in uu nawareesto anga maxaa noo diide in aan wareesano sadaan ujecelnahay ayu ujecel yahay waa run midaasi anaga waxaan doonaynaa in nala dareen siiyo jacayk iyo muxubo iyaguna wayrabaan ❤❤
@mssinvisible6326
7 ай бұрын
Masha Allah Asma Allah haku xifdiyo adiga iyo xajigaagaba, you guys are so beautiful family ❤ and you're so beautiful i wish one day to see you wear the hijap insha Allah ❤ May Allah bless you. I'm not married but i think my love language is hugs and good words❤
@asiamohamed6591
7 ай бұрын
Aniga in laijclyhy wn rapaa lcg in laisiiyo😂😂😂😂😊
@fatmamohamed1686
8 ай бұрын
My love language is food and shopping 😂❤
@samirahossein9551
8 ай бұрын
Asmay aaway duqdi ayeeyadiis ehed aa hayn jirtay intee ku dambaysaa 😢wali meshi waayalada mee ku jirtaa mise
@Kowsarhussein-u3x
8 ай бұрын
Asmey luuqa TikTok iga jawab please
@Suliemanabdirahman-nb6cj
8 ай бұрын
Walalo waad mahadsanatahaye Xijaabo wll
@mustafaabdi6101
8 ай бұрын
Wali fursad bad hysata Aad kaga so laaban karto wadada aad qaaday ha is ilaawin
@Rooda_sanaag
8 ай бұрын
I am 22 years old and in my life no one has ever told me you can do it. try. Instead, I say to myself. 😊 I also tell my friends to do it and try it. Since I have no one to tell me.
@Asmadaaus
8 ай бұрын
I was 23 when I first heard any kind of appreciation and motivational words, I understand you hun. Keep telling you’re self and I believe in you , you can achieve everything that you sit your mind to it .
@Rooda_sanaag
8 ай бұрын
@@AsmadaausThank you, Asma, you really have a very beautiful heart❤,If we don't have those beautiful words, we have to say them to our children and the people we live with.
Asma is my daughters name and you are so beautiful laakin hide your beauty sis x
@Asmadaaus
7 ай бұрын
Ok 😊
@naimaarif745
7 ай бұрын
Masha allah 9sano wakhti fcn waaye barakooba😊
@Asmadaaus
7 ай бұрын
Aamin walaalo mcn🙏🏾💜
@iftinfarah6010
8 ай бұрын
Asmay waa in raga somaali canyon jaceylkood waa dhamees aan dhicis noqon xajigaad waa in aad barto xishodka dhunkasho waa noo danbeeysa waa Markus aan is cidleysano inta ka hor aan isku faraxnoo amaan iyo duco quraan baaro asigaan waa in aad baarto Gabaar quurxoon ❤
@barwakoh1767
7 ай бұрын
Abayo can you talk about your hair routine, hair styles, hair care
@Asmadaaus
7 ай бұрын
Sure 😊 I just posted my hair routine 🥰
@dhabeelawil9217
8 ай бұрын
Quality time and words of affirmation
@aminamohamed847
7 ай бұрын
Masha Allaah. Lammaane isku faraxsan ayaad tihiin.Alleh ha idiin siyadiyo. Waxaa wanaagsan in aad diintana wanaagsan in aad practices gareysaan madama uu Muslim yhy. Taasaad ka heleysaan wax bdn oo, ku tusa sida coupleku jaceyl iyo dareen ugu dhaqmo
@Asmadaaus
7 ай бұрын
Aamin walaalo mcn
@djibasma8445
7 ай бұрын
Georgina Rodriguez ayad u egtahay
@Asmadaaus
7 ай бұрын
Oh thanks hun 💜💜💜💜
@khadraabdullahi9929
8 ай бұрын
Asmay bakeriga maxaa ku jira
@nesma5648
8 ай бұрын
Noloshu waa is garab gal siiba qurbaha. Allah ha idinla qabto wllo idinkiyo anagaba
@asiyamaxamad6891
8 ай бұрын
Habaryareey ilaahay wuxuu yidhi wajacajnaa baynakum mawada waraxma litaskunu ileey hi markaa waaloo bahanyahay marka ceeb ma aha waainaan nabigeenii maxamed iyo caasha kaga dayanaa waad saxsabtaahay ee xijaabo maadama uu muslimay❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@faatimohamed5401
8 ай бұрын
Habryar ma adigaa u ah😂mise iyadaa kuu ah😂
@lycalyca647
8 ай бұрын
haa heey bal gadigaan waa noo sheegtaye gadiga kale bal ka soo hadal (aaqiro) mahadsanid
@shadiyaibrahim9105
8 ай бұрын
Luv language kaygu wa actions inu qof waxan jeclhay isameyo anna sas ban ku mujiya
@HindaMaxamad-e9h
8 ай бұрын
Quruxdi oo qafa wallhi wan ku jeclahy❤❤❤❤
@daahirshekh9442
8 ай бұрын
Ilaahay kacabso xijabo wall
@HaboneElabe
8 ай бұрын
Words of encouragement and support
@hudaismail8180
8 ай бұрын
My love language 🥹 hug 🫂,communication, kisses 😘💋 nd life flowers 🌹😭✋🏾♥️
@ubahahmed2972
8 ай бұрын
ASMA. a love you so much and I really enjoy listening to you stories, I love your eloquence and honesty. But i request you to wear hijaab, It's my advice sister❤.
@bodyshop8434
8 ай бұрын
Longer videos pls, ❤
@Asmadaaus
8 ай бұрын
Okay hun I will make it longer my video tomorrow 🥰🥰😍
@samirahossein9551
8 ай бұрын
Physical touch and communication ❤
@Mahmoudsadiya
8 ай бұрын
Anigu waxaan jeaclahay hadalka macan physical touch and communication ❤❤❤❤ keep going quruxleydena
Asc asma walaalo runti erayda mcn in la isku yiraahdo labada qofba way u baahan yihiin lakiin dad bad moda erayda mcn jacaylka inay ka qaadan kibir wanaaga badan ixtiraamka jacaylka erayda mcn runtii anigu 2023 December 18 ayaa kala tagnay ex husband keygii runti sidan u ahaa ilahay ba oga ad ban ugu roona erayo mcn ixtiraam wanasg waxan xabiibi xayati ahayn ugama yeeri jirin kwr hadu ila yimid anigo sas u ah xaas 2 ayaa raba asma sided dareemi lahayd mcnto adigo jacayl ixtiraam wanaag garab istaag gifts 🎁 wax walba u sameynaya marka eraygas lagu yiraahdo runti qalbiga ijabay oo ad ban xanuun u dareemay waliba wuxu ileeyahay xaas adiga ka fiican ma jirto gurigaga ha dumin nasg kale ninkas waxan wanaag ahaynuma sameyn xita familkiisa la garab istaagna de waxan ku iri ifur aniga wu ifuray wu ixumeyey marka I'm very confused qofka hadad u wanaagsan tahayna kuma oga hadad ku xuntahayna ma wanaagsana marka moye waxay raga qaarkood rabananigu nolosha jacaylka ixtiraamka kala dabeynta ismaqalka erayda mcn noloshasa ka hela adigo romantic ah kwr ninka ku dhahay xaas 2 ban raba hade ninkas waxka maqan ma jirin familkiisa ad bay ijecelyihiin ila hada ad bay uga xumaaden marka tas kwr walaalo
@HodoAyan-is4fw
8 ай бұрын
Bisinka Allahu agbar am sorry wllshye qali waxaba Kuheli xaaaska 2 xage lagu wada inshallah marwalba wada guuuulisan wayo qof wangsan dacda lama heelo gabar kawangasan heli mayo wllshye qali Allaha haku xafido ❤❤❤❤❤
@jamilahassan8487
8 ай бұрын
@@HodoAyan-is4fw mahadsanid walashay mcnto
@Asmadaaus
8 ай бұрын
😍😍😍😍😍
@DhamacGAS
8 ай бұрын
Asmaye wll maxad qisoyinki iska dee saye😢 ani baa mid haye wan is lahe asma la wadaga
Пікірлер: 114