iam very happy to see them really waliba xasuus gaar ah bay igu leeyihin waayo noloshayda idaacadii iigu horaysay oo aan dhagaysto ayay ahayd horn afrik i love them and i wish them all the best always
@ZakiNasiib-fx4qs
6 жыл бұрын
Alla xusuus badanaa Somalia hanoolaato waan jeclahay blase illinteeyda iidhameeystira oo imaqalsiiya codadkii (marwo Dunino muxiyadiin nuur iyo mudane mahad axmamed cilmi ilaaheey ha u naxariistee ) mahad sanidiin
@jirdemohamed1913
7 жыл бұрын
walahii ilin ayaa ii gaa timed wayuuu xasus ayan galay wana dagisan jiriiiiii
@kakacade6985
4 жыл бұрын
Masha allah dad culus aa meesha leesugu keenay
@sucaadsunduschannel9329
4 жыл бұрын
Wlh waa xusuus hadane xanuun badan waan kaxumahay wixi dhacay allaw inta dhimatay u naxariiso
@maxamadibraahimcali8543
5 жыл бұрын
Maasha allaah saxafiyiin qaali ku ah umadda soomaaliyeed qalbiyadeena ayaad ku weyn tihiin Waxaan rabaa labo arimood inaad jawaab iga siiso 1.xageen ka heli karaa barmaamijkii xog waran iyo soo jeedintii sii dii iyo barnaamijkii sheeko gaaban 2.malaga yaabaa inaad dib u soo celisaan idaacadii horn afrik
@Mrjubbafc
10 жыл бұрын
we miss u all really..God bless u bros n sisters
@hamdiaweis1877
8 жыл бұрын
masha allah wexey uqalanta the best media of somalia
@baazijama1945
5 жыл бұрын
Xasuus wlhi 😭😭😭😭😭😭
@micraajahmed4085
8 жыл бұрын
REALLY MASHA ALLAAH AQYARTII ISWAYAY HORNAFRIK OODIB ISKUHELAY REALYY AQYARAY DADKII WALI WAY IDINWADA SUGAYAN ISKUSONOQOD WANAGSAN INSHA ALLAH GUUL BAA IDIN RAJENAA HOR MAR WACAN
Waa dareemi karaa Farxad ee leedahey Dad isla soo shaqeyey in Mudaa kadib kulmo Is Heley
@Runsheeg53633
3 жыл бұрын
Waa ku faraxsanahay in caruurnimadeydi aan idaacaddaan dhegensan jiray. Tiktok iyo Facebook lama aqoon, mededaalo fiican ayaana idaacadda ka heli jirnay.
@islamsalmani8858
7 жыл бұрын
sheekada canab ay ka sheekeeneso goob joog baan ka ahaaaaa
@abbasadde4938
8 жыл бұрын
waxan raba hees baramijka hawenka lagu soo dari jiray oo ahayd( dumarkiyo caruurta dambi wayna laga galay tacadiguna haystaa) magaceda
Пікірлер: 35