Aa inaa dhahdo maahayn ayaaney ashahaadad qabso hadda kadib shaydaankaa aaaaa dhaha waan naxay wllhi anoo 4dhalay ban baqayba😢😢😢
@falisa576
Жыл бұрын
Wa runtaa markas oo kale kalaamka Alle Aya lagu dhagaa lama dhaho aaaaaa Bisinka caruur wa dhalay waligayna sas Ma dhihin markasta kalaamka wanagsan Allaha nagu duwo
@Jamiila7520
Жыл бұрын
@@falisa576 Abyo anbo waan dhahy hoyo igu dhahdey aaa ha dhihin kalamka alle afkaga kuqabso xanunki iga badtey cunugi igu horeye uu ahaa i.a mrkle madhahaaye
@farxiyoxasan5820
Жыл бұрын
MAAN SHAA ALAAH WHAT A AMEZING STRONG MOTHER MY SWEET SISTER AYAANBILAN IYO DUMAASHIGAY HAMBALYO ILAHAY HAYDIIN SIYAADSHO CAAFIMAADKA SHAQADA AWLADANA ALAAH HAYDIINXAFIDO AAMIIN ILAHAYNA A BWAAN GEESI CAAFIMAAD DAGDha hasiiyo aamiin
@rukiyamohamed3728
Жыл бұрын
Sheikh shantaaya lahaa nin todobo bax digaaya xassan top kahor ma arkin anigana nin dumashidiis inteey furantahay shegaayo kanaan arkay leh waxbaa laigusamini yahuu wale bilaash ayaa say walaahi loheystaa ee dhaqan majiro dhaqankii wuu nabaad guuray
@umu_muharas
2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@naciimanalka4128
Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo alle ha kadhigo umushii isxanbarsato insha allah
@tamimasharif
Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah,mabruk xabibty may Allah (s.w) protect your family.stay safe
Asc mashallah he is a very cute baby may Allah protect him🤲👍👍
@yasminmaai6625
Жыл бұрын
Alla waxas ma Isugoyaa..iyo Fuleynimatha layahy lee..Allow adiga joogta
@Ilhan-1104
Жыл бұрын
Sinmoon iyo xulbada fool ma fududeeyaan Allah fuduudeeya marwalba digraphs Allah badi xbbi iyo adkaarta saliga nabiga s.c.w
@leylacabdirizak1179
Жыл бұрын
Mashalah tabaarakallah ilohow inti hoyo noqotay jirkoda cadab kaxorey
@cajabomaxamed6609
Жыл бұрын
Masha allah wlhi farxadrda lama sokowi karo wan kufarxay hadu illahey kukala kenay abayo umushi isxambar sato illahey haidinka dhigo wilkeyga waxan leyahay sobar bar habo mcn ad ayan idin jeclahay waxa tihin famil isjecel isku farax san sido kula folanaye aya qurux ehed isha cadowga illahey haidinka hayo abayo mcn wil keyga hal shumis ha la isiyo habar yar tis aye kasocta shumiskas iskuwara inte nolol jirto sharafey
Пікірлер: 441