Ninka run bu shegaya wiilkisa nol mu dhihilahay wuu dhintay
@kowtharali4384
3 жыл бұрын
Shaqada aad u heysid bulshada afka somaliga ku hadasho waad ku mahadsantahay walalkey Really waan ku jeclahay allah ku xafido abowe ❤👈
@nasrahaji313
3 жыл бұрын
Been uma eka hadalkiisa
@queenmuuna2213
3 жыл бұрын
Ninkan dukankiisa Ayaan ka adeegan jiray adis ababa waa Nin macquul nuur Waan aqaaana Adeer mansha Allah ❤️❤️
@fadumoshugri6245
3 жыл бұрын
Ninku waa qof diin leh ManshaAllah se haday tuurtay markii Hooyadii u bahnaa ay tuurtay maxay hada u raadraadinysaa Allah halga baqo
@ugbaadshanle
3 жыл бұрын
Hooya Tuuraysaa ilmaheeda ma Jirto wllo hooyayinkeen Way kala Qalbi Adag yahiin Sbbta ku kalifayso mooye 🤷♀️
@kayserimedia2197
2 жыл бұрын
@@ugbaadshanle Ma Aqaan Sabab Kalifeyso Iney Hooyo Tuurto Canugeeda Qalbi Adeeg
@deeqaahmed2607
3 жыл бұрын
Maashaa Allah Aabe wanaagsan oo si fiican u hadlay. Aniga waxaan aad ooga soo horjeedaa Hooyo ilmaha tuura.Hooyadaas waa qof cub oo ilmo tuurtey 20 sano ka dib raadineysa
@faiza6126
3 жыл бұрын
Masha Allah waa war lugu qaanco Masha Allah hooyada Waxan u sheegi laha in aay ku qanacdo qabriga wiilkeda inshallah ha aado itobiya
@sahramohamed9643
3 жыл бұрын
Sheeko walbo 2dhinac bey leedahey, hooyada waan la walweley balse Abaha waan ku qancey Samir iyo Iiman Allaha ka siiyo 🙏
@deeqamaxamed4001
3 жыл бұрын
Shalay markii aan arkay bafintan waaab hubi waayay inuu yahay qofka la raadinayo nuur kaynan addis ababa ayaan jooga wuu ii muqdaa dukanka nuur kaynan nin been sheegi karo iilama muuqdo subxanallaah
@khaalidaxmed5842
3 жыл бұрын
Waan ka xumahay
@aishamohamoud4335
3 жыл бұрын
Abwe bini adam lama rumeen sanao kro wlhi😭😭😭
@hamaadaahmed5452
3 жыл бұрын
Masha allah allaha ku xifdiyo allaha ku barakeyo waxan ku farxay in aatahay will somalia ah ku hadlo afsoomaali runlow ah wxkl keep going my brother allaha ku xifdiyo amiin allahuma 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴❤😍
@IbroGoated
3 жыл бұрын
ASC Walaahi Waa macalinkeyga dugsigii sare Class 9 High school Waa nin Fiican Waa reer Hodan Nuur Kaynaan good man waaye
@suleqajacfar2957
3 жыл бұрын
Anigoo London joogo aad baan u sheer gareeye 🌹🌹mideeda kale hooyada waa beer waxa dhalay haduu kasaqiiray samir illhay haka siiyo hooydaas
@abdullahinur2178
2 жыл бұрын
ABDIAZIZ REALLY, WAXAAN HUBAA INAAD TAHAY SUXUFI U QALMA GLOBAL NO.1...MAASHAA'AALLAAH
Mansh allaah wllky ❤🥰👑 Abdi aziz allaah haku xafido
@engsihaamsaeed8089
3 жыл бұрын
Labadood qof la aamina male se ilahay waxan u waydiinay hadu ilmaheedi nolyay inu uso dhaweeyo hadu dhintay alle qalbiga hu qaboojiyo oo samir alle hasiiyo
@farxiyocabdullaahi1322
3 жыл бұрын
Masha allah wllkey qer allah ku siiyo
@aswanahmed5652
Жыл бұрын
Mash allah Abe wangsan oo waliba iiman fican leeh Abaha waxaa ka muqata sunada nabi Mohamed scw hooyada alle swt ha siyo iiman ay ku qanacdo aamin Abyo cunuga inaad dhigto mhayn
@maryanmohameddirie2043
3 жыл бұрын
Mansha allah, AbdiAziz allaha ku xafido. Waan ku farxay sida aad hooyadaas u caawisay. Kolay hooyadaas weli may kasamrin wiilkeeda. Allaha qalbiga u adkeeyo hooyadaas
@zahrahasan234
2 жыл бұрын
Waa taas somali gardaro ilmaha inta kugu tuuraan oo kugu dayriyaan ayey hadane muran kaa daba wadaayaan😭
@IbroGoated
3 жыл бұрын
Waa nin dagan isagoo wiil dhalin yaro ah buu ii dhigi jiray high school banadir sare muqdisho
@ashaahmed8272
3 жыл бұрын
Ini kan anaa ganaranay waayo wuxuu kunool yahay Adi sabab wana gancsade markaan ku ahh qoxooti marka waaruntii inuuganacsadeyahay
@faadumanurafey7252
3 жыл бұрын
Wlhi qofkan waa nur Kenynaan mesha udaganyahy iyo mesha ganacsigiisa ahba beeyn Kama shegin runtii adis Ababa wudaganyahy boley makahiil ayaa dukan ganacsi ah ugu furan Wana layaqanaa waliba aniga sifcn Ayn uaqanaa xata waxn aqanaa xasan olashaqeya iyo Cali aniga kastamarkiisa Ayn ahy waliba qeybta lacagta halowkashka Ayn kastamar Ku ahyn meeyl an asaga ahyn lcg Kama baxsanjirin ayaga xata wey iyaqanan 5sano an adis jogey asaga Ayn halowkasta lacagta an Ka baxsanjirey sida ay ugu taqano dalkena hyo esomaliya EVC ay ugu taqano Kenya imbesa ayaa adis Ababa logu yaqanaa halowkash codkiisa markan maqleyna in uyahay nuurkeynaan xaqiiqdeda aniga Aya cadeynkara ninkii yaqana Aya yaqana nur Kenynaan anigana wey iyaqanan fadumo nur afey hadii ad Ku dhahdo kastamarkiisa Ayn ahaa mudo shanbil Ayn moganahy hada an Ku nolahy Kenya leygu sogursadey wxn ujogy adis Ababa leyn America ah
@gabyowshow5069
3 жыл бұрын
Tube ka qeebta isku raadinta dadka gaab banaan ayuu aha sxb ku soco mahadsanid.
@howraarofficial3191
3 жыл бұрын
Maskiin maamada dad ayaa ka waalaayo samir iyo imaan Allaha ka siiyo 😭 saqiir Aariyo Allaha oo ka dhigey
@nafisonaftauroon
3 жыл бұрын
Amiin ya tabiwll🤲🤲🤲🤲🤲
@aminaabshir1495
3 жыл бұрын
Baraka Allah Tabaaraka Allah. Allaha na xafido dhamaanteen.
@samatarmoh16
3 жыл бұрын
Masha Allah Abdiaziz pro Allah haku barakeyo
@nasramuhiedin9415
3 жыл бұрын
Mashallah nuuroow shieqar leh baa soo wacdantay. Walaalayaalooow gabadhaas unug ma jiro oo hayso qaali xalimo macalin xasan mahayso gabadhaas iska sabar baan ku dhihi lahaa
@hodandheman5452
3 жыл бұрын
Taaajir abihi wan kusalamay waaa taajir hooyadi🥰👋
@mohammedcabdicabdilaahi2311
3 жыл бұрын
Wan kaa qaday pea
@aniisamaxamuud1609
3 жыл бұрын
Wllo ilahay ha Ku baraeeyo adaa sababta lahaaye shugran wll
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم
@degaed4409
3 жыл бұрын
Maansha Allaah c casiis maamo waa ku salaamay Ilaahay ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo dadka walaaleheen aad caawinayso.
Cabdi casiis allaha ku barakeyo sida ad ugu dadaleyso dadka musliminta ah adna allaha kugu dadalo
@MmSudays
3 жыл бұрын
Masha Allahcabdi caziiz sxb horey usoco inasha Allah
@duceesancabdullaahi5670
2 жыл бұрын
Mashaa Allah si fiican buuw u uga hadlay kheer Allah badan Allah siiyo cbdicaziz abahaana wiilkiisa saqiir akhiro Allah uga dhigo
@anisocabdullahi5758
3 жыл бұрын
Ma allh abdiaziz abowe hormar wacan hooyadey xitaa wee ku daawataa 🥰🥰🥰 muuqaaladaada Aad u jecelnahay mar wlbe waxaa soo galisaaa wax bulshada u baahanyihin
@berdilacshe6046
3 жыл бұрын
Walal abdi casis ajir alhaa Kaa siiyo
@maryamamohamoud2470
3 жыл бұрын
Masha allah aabahan sidu u hadlay wa mid la qaadan karo gabadhana hasamirto
@mubashirofficial8060
3 жыл бұрын
Odagu Marna Wuxu Leyahay 7 Ayu Ku Saqiiray Marna Wuxu Leyhay 11 abil Ayu Ju Saqiiray Lkn Runta Rabiba Og Allaha Sahlo Amuuraha.
Waxaa laga yaabaa ineey dhoocil iska aheyd waxne eeysan u heli karin waayo waxaan aragnay aabe yaal badan oo caruurta biilka ka jaranaayo markii la,kala tago ilaahey samir iyo iimaan ha ka siiyo saqiir aaqiro allaha uga dhigo Insha Allah
@umuaxmed5402
3 жыл бұрын
@@shukriahmedomar6119 abayo hadii biilka lagajarto asagey danbi kutahay ma aha hooyo iney tuurto ilmaheeda meqa hooyo korisay kaligeed ilmo
@qaliqurux2612
3 жыл бұрын
allah ha dhihin wll anigay igudhacday ninka hadu kudhibo waa iska furaysa marki aniga la ifuray tani halbay tuurtay aniga 7 tuuray caafimadka muhiim ah wll ninka hadu kudilaayo ama uu kugu silcinayo biilka lalama noolankaro markan tuuray oo warqada qaatay aya ku iri caruurtayda meel iladaji aan korsade may ayuu iyiri hadaa hal cunug qadato ma dhiibayo caanahiisa ayu iguyiri ana markas waxa ku suganahay meel an muqdisha ahayn waa fakaray waxa ku iri naftaydaay samir waa aduun waxani hooyada adiga kugu dhibtooday ilmahaga hakudhibin waxana sofuray lugta allah waa igu guleyay hamigaygi waana tagay meeshi an rabay ubadkaygina waa sowada helay alx maanta waa wada noolnahay alx marka raga qaar waa xujo ee ha oran naagta markay ninka nacdo ilmahay nacdaa hooyo ubadleda manacdo haday tahay qumayo xitaa waa tii xambarata ee dumarkena xaqooda allaha soo ifiyo
@mamadabibto1834
3 жыл бұрын
Mansha allah allow hooyo walba ilmaheeda u xafid una barakee
Masha Allah ninka sifiican ayuu uhadlay kalsooni ayu isku qawaa
@somalihanolato741
3 жыл бұрын
Samir iyo imaan Allaha ka siiyo hooyadaa iyo abaha wiilkooda waana mahadsan yahay abahaa baadi ayaa nagu jirtay waan helnay haduu nool yahay siduu abihii u soo hadlay buu u soo hadli lahaa
@gabyowshow5069
3 жыл бұрын
Isku daysi wax ba masheegee markasta xitfad iyo meel aan wali laga hadal raadiya dadka saxaafada isku daysiga u furtaa sheegaya hada c/casis meel loo baahnaa ayu dagay masha llh
@maryanhassan7386
3 жыл бұрын
Maxaad hadalka ugu cilinee c/casiis ninkan nin run sheegayo buu u egtahay
@illintir
3 жыл бұрын
Waxaan diidayaa in waxyaabaha qaar hawada laysku mariyo Mahadsanid
@maryanhassan7386
3 жыл бұрын
@@illintir waan fahmay shukran
@nasramoalim820
3 жыл бұрын
Nin sujuud kamuuqato waaue mana ueka nin been sheegaayo
@suldaamocali8711
3 жыл бұрын
Sax waaye waxwalbo asluubteey ku wanaagsanyihiin
@khadijamohamed4051
3 жыл бұрын
Nuur soomaliya ayaan daris ku aheeyn dagaaladii ka hor hadana hooyadiis iyo walaashiis ayaan daris nahay wax wiil ay haustaana waligeey kuman arag hooyooyinka somaaliyaa waxaan kula tali lahaa hadii la furo in ay ilmahooda qaataan ay korsadaan una sabraan hadii kle aysan hadhow shalaayin
@leylaahmed8967
3 жыл бұрын
Aabaha wuu kala hadlay mar waxu yiri 6 llaa7 bil jiray marna 11 bil jiray mafahmi karno se wax ujiran lakin waxa ogataan hadu wiilkas nolyahay waki un malin hooyadi so radsado hadu dhintana allaah unaxariisto
@bukrageleosman4645
3 жыл бұрын
Anba shaaki ba igalaay ilmihiisu waqtigu saqiray ma hilmami kaaro bil iyo sacado iyo wiqtigaba, lkn ilahaay ayaa og xaqiiqda
@nasiinabdi2250
3 жыл бұрын
6 bil iyo 7 Bil Ma Aqaan ayuu ku saqiiray 11 bil ayuu ku dhintay hadana 'Allahu waclam
Mar wuxuu dhahay 7 bilood buu ku geeriyooday ama 11 bilood buu ku dhintay maxaa khaldan
@kadra825
3 жыл бұрын
AANBA WAAN YAABAY
@luul7651
3 жыл бұрын
Ma xasuusto bilahii ayuu dhahay intaas maxaa ugarebtay hee
@sundussaafi1363
2 жыл бұрын
Wankula arky
@safiyoseeraar7309
3 жыл бұрын
Maasha allaah waxaad tahay nin wanaagsan cabdi caziiz
@MBmubaarig
3 жыл бұрын
allah mahad leh isku keenaye masha allah
@xabsamaxamed9176
2 жыл бұрын
Khyr ayaad ka shaqaysaa wll abaalkaaga yaa gudi kara dad is waayey aYaad isku radisa brother
@qnhodan736
3 жыл бұрын
Qof wanagzan thy wllo keep going
@safiawarsame7120
3 жыл бұрын
Asc wrwb waxaanka xumahay ilmo yar oo dhowr bilood jira in la dhigo cidii rabtaa ha ku furto sidee ilmaha yar u dhigi kartaa waa wax laga murugoofo oo xanuun badan ilmaha marna yaan la dhigin siiba kuwa yar yar Alle ayaa ku siiyey markas ugu mahadnaq
Marna wuxu dhahay gabadha waxan nahay famil.oo habarwadag aya nahay marna wuxuu le yahay walashay aya iso wacday o igu leh naag baa sidaa leh,,ee hadaa habro wadagtihiin maxay walasha u baran wayday
@luulamiin3681
3 жыл бұрын
Hadii uu noolyahay wiilkaas wuu raadsandoonaa Hooyadiis no matter what
@ubahxuseen9237
3 жыл бұрын
Nuur keynan ina adeerkeey Alaha ku barakeeyo canuga saqiiray Albadiinaba samir iyo iimaan Alaha idinka siiyo
@fiburale5200
3 жыл бұрын
Maansha allaah guul
@sahraabtidoon3441
3 жыл бұрын
Waligay waxaa social media ku arko ma aamini doo 😭😭 ooyintayda haliisoo celiyo🤣🤣🤣🤣🤣
@nafisonaftauroon
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😀🤣😀🤣😀🤣
@quenshushuu6396
3 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃😃
@qadarsaeed
3 жыл бұрын
walal qalad mahwyn oohintada waa dabiici binadamka qalbigoda noolyahay cid kale u ooya👍👍👍
@Asturan1
2 жыл бұрын
Shacab ku waa maskoon hada kii ooye la ooyaane lacataa rabtaan wa qada teena maxaa naga rabtaan waye yaah shekadaada😂😂
@umull5778
3 жыл бұрын
Masha allaah walalo qali guleso
@amirasllm5933
3 жыл бұрын
Wa aabo fican ee haka dagto aabaha oo haka xoshodo subxanallah wlhi aabo wacan
Пікірлер: 579