Ruwaayadii ha waalaado jaceylka eynu weerarka aadno.
@mohamedarrehmohamee4896
2 жыл бұрын
Waw eerayadan wax loo dhigaba jiriin hadal waa intii hore un
@abiissa4710
Жыл бұрын
Erayada laxanka codka iyo musiga ma kala dhacaan!
@abdikadirabdirahmanaden7552
Жыл бұрын
ya Allah Towfiqda nawafajiyo
@abdirahmancboyofficials4505
2 жыл бұрын
LEGEND #HASSAN ADAN AND SHANKARON AHMED SAGAL
@abdullahimohamed4660
Жыл бұрын
MA SOO JOOGTEY. GOOR GALAB AH OO CASAR DABADI AH ●-OO STADIUM MUQDISHU LAGA SHIDAY HEESTAAN •- OO EEY ISLA DAYAMAYAAN SAMEECADAHA GAROONKA OO DHAN. Caraf + jawi Degan
@oladahmed8997
Жыл бұрын
Wayo wayo samatar shankaroon sagal caadi ma aha codka iyo sida talantaliga heesta usocto
@abdikairbarawani8679
Жыл бұрын
Erayadii Maxmed Cali Kaariye.
@sucuudicumar9674
Жыл бұрын
❤heesihii hore iyo baabah
@daruurcuratay1969
7 ай бұрын
Heesta ku jar hadalka ayaa halku dhageedu ahaa.
@user-cp5qz7gl9r
Жыл бұрын
Still I am leesing the song
@ahmedabaaz2281
Жыл бұрын
Wonderfu music
@user-fn1bp7jg1y
7 ай бұрын
Hesta waa dhab abwanka jecla mahamed ali kariye
@_wll____
Жыл бұрын
❤❤❤
@badrimaxamed1841
Жыл бұрын
Dowolad
@AhmedHassan-ed5ue
2 жыл бұрын
Xassan iyo shankaroon
@Axmedindho-wr3vl
11 ай бұрын
0:07
@mustafehirsi592
Жыл бұрын
inaba caadi maaha waayo waayo
@caynaanb6172
Жыл бұрын
Heestaan Copy Right kiisa waxaa leh Channelka Waayo Waayihii wacnaa. Tan labaad Heestaan Waxay ku jidhay Riwaayadii la oran jidhay Ha waalnaado jaceylku aan weerer tagno Waa Hal Abuurkii Abwaankii Weynaa Maxamed Cali Kaariye 1976
@mustafmahamed8630
Жыл бұрын
Heeso waxaad haysaan you inbadan la raadidoona
@user-dd8pq4is8z
5 ай бұрын
1:29 1:30
@maxamedbakayle6247
9 ай бұрын
Amamiyo runti waa murtidi oo hadashey of caleg
@abukarabdi4220
Жыл бұрын
U hiili hooyo app poetry competition psi Somaliland state somalia
@zainabali1049
Жыл бұрын
Good
@afiarte8318
Жыл бұрын
toppp weeye heestan
@abiissa4710
Жыл бұрын
Heesta magaceeda waa ku jar hadalka riwaayadii hawaalaado jaceylka aynu
@abiissa4710
Жыл бұрын
Weerarka aadno 1978
@khalidsalebaan1262
Жыл бұрын
Ku jar hadalka kupa jar
@abdiqanijama3463
Жыл бұрын
Keyboard (Kastomine) Guitar Lead (Tifow) Guir Base (???) Drams (Goobe) Bonga (Morgan); Fiata ayaa wehlisa oo isugu giraan (Saxfone; Trumpa iyo Calarneta aya wehlisa ???)! Waxaas oo dhan galmar isla guuraaya! Heestan waxeey heesaha uga duntahy; Heest iyo Melodiga heesta wey kala sodaan!
@QaloocanHj
Жыл бұрын
Erayada heesta awal ma Cismaan Askari baa sameeyayna
Пікірлер: 46