Sidii nii hore ku wacnadyd ciyartu cabdlla burane mesha ku ciyaray inan dawado oo idiin xiseeyo mar hore igu danbysay
@AweiszAhmett-ki6fl
Жыл бұрын
Team idriis cadaaLad rabnaa😭😭🤕
@calimaxamed6967
Жыл бұрын
Mar mar Wa la kaftama lkn Sidan Wa kahlad ilmahisa xita hada wax Uma geyo 😢 kaptan bara Wa ficned babajey racday adna 😢😢
@AbdallaBuurane
Жыл бұрын
Another level 😂😂
@zuhaipfaisal664
Жыл бұрын
😂
@pakistaniya6645
Жыл бұрын
ILAAHAY RAMADAANTA KHAYR IYO CAFIMAD HA INAGU GAARSIIYO
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::
@sucdicabdinuur7779
Жыл бұрын
Wan rabaa
@khaalid1
Жыл бұрын
Zhp baabajeey waan ku salaamay horta adiga azxaaptaada. Intaa ka bacdi uma bogin barnaamijyadan danbe ee sidii hore ka dhiga hawsha ee caadiga loo ciyaari jiray sidani waa caajise .... intii igu raacsan👍 Wabillahi tawfiiq
@bileaxmednuur6504
Жыл бұрын
Haa wllhi shp
@kinghanadftm2215
Жыл бұрын
Waankugu raacsanhy Zxb
@abuukar8530
Жыл бұрын
Baaba saan zxptinimo ma ahan baba idiriska Mxa gacanta loogu xeray tuug miyaa ❤
@Mediachannel5270
Жыл бұрын
Nabiga kusali scw scw scw scw
@HANAZIOSPORTS.87
Жыл бұрын
ANAGA HALMAR JANIS NASI MADAMA AN FANS NAHNEY #RESPECT #FANS ANY DAY
@seinab7605
Жыл бұрын
WxaN qalad wyeee hda nhy team idiriska wa nola qaldanyhy saaN xaq ma aha ciyaar kleeee oo idiriska padinayooo hala dheeeeloooo😢😢😢
@xasancutti8422
Жыл бұрын
Idirksa Xurnimdisa Halo soceliyo Team BBD Ninkan Kaligis Iska Cunayo Wxa Kdaya Ina AderYaalow
@amiiryare1984
Жыл бұрын
Inti ila aragty in idirska catobay like😂
@jameelvlogs474
Жыл бұрын
Abdallah Gameki Wuu Xumeeyey Qasab Wax Ku Doonayaabee
@mohamedabdimohamed1143
Жыл бұрын
Baba jeey meesha waad washay BBD soo celi marki hore ayu teamku fiicna ax idiriska ii firi team idiriska is mujiya mesha cadalad ma taalo
@HANAZIOSPORTS.87
Жыл бұрын
WAQTIGA DONTO HAKUGU QADATO BROTHER ANIGANA KII RUNTA KUSO QORO LEEE AHEY #RESPECT #FANS ANY DAY
@ilafiirsoofficial9161
Жыл бұрын
Sidaan waa bahdil aan dawadayaasha ucuntamin fadlan faquuqa joojiya
@mohamedhimilo6064
Жыл бұрын
Bbaba jay asc mar walba waxlee man ku sheega IXTIRAAM MA JIROO RAG WAWAYN MA TIHIIN .......
@maxamedbaa419
Жыл бұрын
Baba dheylahaa aniga tartankaan maa IGA wacdit idiriska ii balmi dhaqsi isoo wac
@khadiijoahmedmohamed7196
Жыл бұрын
San xaqa Mahan wall idirisaka waa kagardartihiin Allah kacabasad wall yaa
@tawakalahmed3883
Жыл бұрын
Mash Allah abdalla ilahay baa appetite ka ufure. Run ahanti ninkaas b.b.d wuu buuxiye 😂
@sky-bluee11
Жыл бұрын
kaptan iyo baaba halaga xishoodo walaalkeen idiris.. ceebta ka daaya wlhi bil ramadaan lasoo galaa ceeb yaa lagu bashaalin asxaabeey
idiris markaa arko baahi aan iheynin baa iqabato wllhi
@aminamohamud6583
Жыл бұрын
Cabdala waa kuwadanaa keep giong dhamaantiin
@hamdiwarsame5297
Жыл бұрын
Babajey sidaan abdalla uma fiicno cafimadkis hilib iyo bariiska ka yariya khudaarta Ha cuno
@xinho3065
Жыл бұрын
kabtan baara ,idiriska cunug aa dhashey ma ahn ee ula dhaqan si fcn inaa lagu fahmen baad mooda😳 asiga kaa ixtiraambadan ,ee is gro wll
@khadarismail7750
Жыл бұрын
Waxiiba mdhax ka dhgteen ragwaa wyno mdhaxa thin cagiisi ku celiya inta igu racsan like ta sara 👍
@youtubecaptain894
Жыл бұрын
Keep going
@libaancali7272
Жыл бұрын
Baba jey legend wan ku wataa
@kinghanadftm2215
Жыл бұрын
Zxb babajey Marka hore waanku salaamay mrka xigto aniga game kan uma bogin idiriska ciyarta halaga daayo ninkan doqonka ah na saan was ka badal deh malmahn dambe wlhi idiriska waa ciileysaan mahadsanid
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙏🙏🙏🙏abdala big legen 😅 Walahi idiriska wabiya kuhelay😂😂😂😂wan furay walhi
@Abdiqadir636
Жыл бұрын
Team idiris is muujiya
@xasanjim6397
Жыл бұрын
Kusali scw scw
@sadiasadia984
Жыл бұрын
Asc asaxabta masha Allah kkkkkkkkkkkkkkl❤❤❤❤❤
@mucadyare3458
Жыл бұрын
Babajey saan xaq maaha idiriska 😢😢😢😢😢
@apdallecmcofficial2500
Жыл бұрын
BarYaHan suu Team ka apdaLle Buuran ugu soo BiiRaY saxankii weynaa ee aan arki jirnaY aniga wuu ila yaraadaYe yaa ilaQaBa
@zakariyaosman5881
Жыл бұрын
Xiiso malahan ciyartaan ee cusbo u yeela idiris islakahaa ciyartaan burane inla xero lahaaa 👍
@farhahmed4430
Жыл бұрын
Idiriska keeep going 😂
@yassinmoha1428
Жыл бұрын
Team idiriska rali galin ayaan Rabaa from Canada
@nashaada.rahman7191
Жыл бұрын
Waji muufo abdalla buurane
@xasanmaxamed2629
Жыл бұрын
Woow beelo waaye wlhi garsoraha kaptan baara😂😂😂
@iskadaa
Жыл бұрын
Anaga markasta muqal wa firsana lkin Ayan wan iska dafeyna channel ji mesha Kuma hysiin gudi moshin ayu Kenay
@Hamzeziyattttt
Жыл бұрын
miss you idiska walhy
@mohamedaydarus6237
Жыл бұрын
Idiriska san halaga daayo ❤
@leeylomaxamed3031
Жыл бұрын
Cabdala waa ku wataa hor Umar wacan
@zakariaozman9285
Жыл бұрын
Idris legend
@abdinaasirugaaska1760
Жыл бұрын
babajeey idiriska itopo hadad saaas kadayn waydaaan ogow un flow
@AbdirahmaanAbdi8
Жыл бұрын
First comment Baabajeey
@mahatibrahimadan7588
Жыл бұрын
Fadlan waa codsi ciyaarta sidii hore hadiina u waydayn naga dhaafa fadlan cabdale buurane wixiisa ciyaar maahan naga dhaaf tar tan ayaan rabnaa
@muxidiinomar5938
Жыл бұрын
Idiriska allh kuxafido wll
@milakasana5428
Жыл бұрын
Sxp baaba sidaan waa qalad in hal neef kaliya oo lagu gumeysto ninkaan maskiinka ah ee idiriska Sida uu ninkaan u yimid wlhi in aan la dheelin game nadiif ah ama daacad ah waxa si xaq ah haloo dheelo ama hala iska dhaafo qaraaxadii ma kaa henna sxp Sida uu ninkaan u yimid hal game oo nadiif ah ma fiirsan sxp waxa si nadiif ah haloo dheelo ama ninkaan wax haloo sheego sxp intaas waa iga waano
@Worldly_work
Жыл бұрын
Guluuska ii fur waa sheeka kale
@issapresident1066
Жыл бұрын
En veut Abdalah buranne 😊
@MACSARO_PRO1
Жыл бұрын
Tᴇᴀᴍ ɪᴅɪʀɪsᴋᴀ ᴄᴀᴅᴀᴀᴀʟᴀᴅᴘᴀᴀᴀ ʀᴀᴘɴᴀᴀᴀ 🥰🤗
@nuurmaxamed2008
Жыл бұрын
Legend yaasha somali waa ni wataa 👊🏻👊🏻
@muniraahmed7031
Жыл бұрын
Subhan Allah qofkan neekadha Cindy shahs keeni Marian🙅🙅🙅🙅
Пікірлер: 401