Erayadan wiilba isoqoray 2015kii oo aan jaamacad isladhigan jirnay heesba uma maleyn jirin Lkn waa Erayo mcn
@hoogehiil9190
7 жыл бұрын
بحبك ياروحي hhhhhhhhhhhhhh
@azlmcl198
7 жыл бұрын
yaa yaa
@abdulkadirahmed4138
7 жыл бұрын
بحبك ياروحي wiilkii halkee ku danbeeyay abayo
@hoogehiil9190
7 жыл бұрын
abye lanbarkaaga ii so qor ama Aniga igu so darso 4915216408451 waxn jooga iminka Germany kkkkkk
@farxiyaadam2855
7 жыл бұрын
mazhalah
@somaliasomalibaaleh1342
6 жыл бұрын
heestaan goob joog ayaan u ahaa markii aay so baxeeysay 15 sano ayaan jiray aadna wan u jeclaa,si gooni ah ayeey ii taabataa aniga wax man jecleyn lkn miraha heesta ayan taageere u ahaa aadna wan oga heli jiray.1967 wax badan ayeey magaalada muqdisho heeysatay heestan waba laga xiiso dhigi waayay.
@inahuseen2409
2 жыл бұрын
cimriga allah ku barakeeyo walal
@kafiyakiin3163
Жыл бұрын
Hada 70 jir noqotay hadad wali noshahay
@somaliasomalibaleh7822
Жыл бұрын
@@kafiyakiin3163 alxamdullilaah wan noolahay allaa mahad leh. weliba kubbada wan ciyaaraa. orodyahan wan ahay 12km ayan maalin walbo socdaa lkn hadda go,aan waxaan ku gaaray inaan hakii aan ku dhashay ku laabto. 👍🙋♂️🙋♂️
this is among best Somali songs I ever heard in fact the best of the best... nice words with full of wise... I might don't know the Guy..but he's Legend
@haweeyasland7489
7 жыл бұрын
xasuus waa heesahan ku soo bar baaray thanks gorgornews
@asiyaducaale3024
4 жыл бұрын
Heestan anigoo yar oo dugsi hoose ah baa wiil igu dhiibay gabadh ay is jeclayeen waraaq ka dibna waan furay waana akhriyay heestana ku qorayd anaguna deeraanu lahynoo waxaanba lahaa akhas deeradiina riyaha la daaqduu ku sheegayba waabaaan xanaaqasanaa Show waaba amaantii udanbeysay ciyaalnimo waa cadaw laga koray
@ahmedadan2362
3 жыл бұрын
Heestaan qisadeeda qofkii rabaa ha soo daawada wareysiga Rashiid Buulo isaga ayaa sifiican u faahfaahiyay, laxankeedana lahaa.
@qalbinuura7241
7 жыл бұрын
waxan iska tiray ilin xasuuseed heestan waxa iigu luqayn jiray wiil bariga dugsiga sare dhamynayey kadib durufta nakala kaxysay dal shiisheye ayn waxbrsho u aaday isna hargysa ayu ku hadhy . mudo lix sano ah heestan waxy ii tahy wehel special baydka odhnya caman doonbir laayeey😍😍 ahyaa
@Nasir_9
7 жыл бұрын
Qalbi Nuura laga yabaa isna inuu weheshado xusuus aad uga tagtay allow wixii is jecel isku soo dhawee ❤️👋
@SR-gx1bk
6 жыл бұрын
Kkkkk
@ahmetosman6711
6 жыл бұрын
Qalbi Nuura inankas xge ku danbeeyey wllo wa iska xaal adunyo
@abshiraden4560
6 жыл бұрын
Qalbi Nuura allaha ku nabad keeno
@asadmahamood9720
6 жыл бұрын
❤ jclkAad haka dheere xag qalbiga
@osmansufi4066
5 ай бұрын
Aun waxaan aqaaney isagoo fanaana ah na sarkaal ka tirsan saraakiisha cashuurta ee magaalada hargeysa markuu direyska xidhanyahay dhinacana ay ka laalaado baastooladii dhabanada casayd waa la daawan jirey qurux dherer diin edeb intaba uu lahaa markii iigu danbeysey 1989kii xamar hore ayaan uga sheekeeyey iyo wixii na dhex maray Alle ha u naxariisto
@mankadeeqa6277
6 жыл бұрын
Heestan waa hees igu qaaaliya aabahay ayaa ii tiriyay bari hore alle cimriga iyo caafimaadka ku dheere aaabo indho deeralay ma song ❤❤
@soomaalimanintheworl2330
2 жыл бұрын
After 3 year 🙏🙏🤔
@abdirisaqahmed3391
Жыл бұрын
Aabhaa ma heesabaa
@maryanakuchkuch6943
7 жыл бұрын
Qofwalba waxaa laquruxbadan qofkuu jeclaado maaha naagta ineey aad uquruxbadneyd marka lagu leeyahay love is blind wasidaa ookale waxaa dhacda marmarka qaar saxiibka ama saxiibta ineey qof eey jeceshahay kuu amaanto quruxda iyo heybada uu leyahay ama leedahay markaad aragtana waaba midkayimid kala guurkii
@nimcoali9645
6 жыл бұрын
Somali Queen Hawotako dude
@ifraaxifkaa5055
5 жыл бұрын
Kkkkkk wax kale👍
@xamzejaamacbiciidfuul7895
4 жыл бұрын
Ala maxaad so raaf dilaacday😁😁😁
@fafasara2936
4 жыл бұрын
Koley hindidu dadka ugu qurux badan ayey uhoreeyaan
@mutsotsochris1819
4 жыл бұрын
kugurac sanahay qween
@nimcofuj7596
8 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Abwaan Huryo. walee hees buu tiriyey. Luuqdii Xuseen Tarabi.
@MrLooyaan
3 жыл бұрын
رحم الله الشاعرالمخضرم محمد عمرهريو ورحم الله المتألق حسين يوسف تربي سيد الغناء والطرب الأصيل
@sacadcali3234
7 жыл бұрын
Heestan qisadeeda waa halmaamsantiin waxa Heestan tiriyay sidaa horeba usheegteen maxamed cumar huryo waxana uu joogay magaalada berbera wakhtiga uu Heestan curiyay islamarkaana waxay wadda socdeen laxamaystaha caanka ah RASHIID Bullo Sida la ogyahana RASHIID asalkiisu waxa uu kasoo jeedaa Hindi markaa iyagoo berbera jooga ayaa RASHIID waxa casuumay qolyo kamida hindidii reer berbera dabeedna waxa raacay huryo Markii ay casuumadii fadhiisteen ayay gabadh qoyska casuumadii sameeyay kamida ayaa cuntadii usoo dhigtay dabeedna RASHIID Bulo ayaa huryo ku yidhi isagoo la kaftamaaya dee bal wax ka dheh Gabadhan maxaad ka eegaysaa markaa heestu sidaas ayay ku Timi waa Mahadsantiin
Off caleeek ya Tarabi👍👍👍👍👍👍👍ya slaam hees qimo iyo qayo badan midhahaa idily waxasa abwaan ah heesta ya qoray
@qadarhassan2550
8 жыл бұрын
waakasa fan inaba caadi mahan dadna waa dadki hore fana waa fanki hore dowladna waa dowladi hore adeer mcne siyaad allaha kuu naxariisto wadan waad ka tagtay lakin dad maada ka tagin sidaad horey usheegtay lakin waxan rajenayaa inaan wadanka dib oga talin doono hadaan nahay ree Gedo inshallab
@fardus5305
7 жыл бұрын
qadar xasan aamiin insha,alaah
@Warsame1
6 жыл бұрын
Qadar Hassan rejadaadii hal sano kahor waa kuu hirgashay, dalakna nin reer Gedo ah baa hadda ka taliya, waayahe bal reer gedoow wax soo kordhiya oo dalku Siduu yahay u dhaama. Haddii kale waxaagu kursi caashaq uun buu noqon. WALLAAHU ACLAM.
@suldaannuurdhagacun
8 жыл бұрын
midhihii maxamed cumar huryo aun heesta waxa uu ka masaalaya gabadhii u jeclaa boodhari
Dadkii hore meel fog ayaa wax ku masaali jireen kwa hada jooga malahan aragti dheer
@hawdal5683
3 жыл бұрын
Erayadii Maxamed Cumar Huryo
@kinghanadhargeisa8277
8 жыл бұрын
woooow untii waaa hees an aadi ahayn dhiiga aa ku kacaya
@abadirabdikarim5937
6 жыл бұрын
Anigu waxaan oran lahaa 3ba dib haloo cesho fanka iyo siyaasada iyo qabyaalad fanka wuxuu lahayn jiray micne macaan sugaaneeyd hada maba leh qofkastaa iska dhawaqay siyaasada waxaa kaa xiga qurbaha iyo koor iyo neegatiin ama garbaati xikmad kale maleh qabiilka ama qabyaalada waa la isku garan jiray xeer iyo waxay lahaan jirtay qadarin iyo wadaniyad lkn hada waxaay meeshii ugu xumayd iyo la isku laayo ama la isk afka gaadeeyo marka weey ku ciyaareen sadexdaas kkkkkkk
@fartunnuur5196
5 жыл бұрын
Runtaa weeye noloow
@asiyaducaale3024
4 жыл бұрын
Beenta maaha
@hassanmohamedadde407
4 жыл бұрын
Exactly
@jimcaalejaamac7651
4 жыл бұрын
Axyaa hees
@farxaankhadar4398
6 ай бұрын
Absolutely 💯 mucjizo laxanka codka iyo music 😢
@mariadaqare7917
8 жыл бұрын
wa has ad umacn wlh marka maqlo xada i dhaqaqdo
@saedsadkov8917
7 жыл бұрын
old is gold best hees
@1900darvish
7 жыл бұрын
Musiku waxba ma sheegee midhaha heestu xanbaarsantahay baa la qiimeeyaa xikmada ku jirta. Sida aan sheekada ku maqlay 1987 kii anoo wiil yara waxaan maqlay gabartii lagu matalay heestan waa la waayey gabar la quruxa qarnigaaas balse xiligan la joogo qalanjooyin badan baa soo baxay laga yaabe in la hello tanoo kale.
@xamdaaxmad824
8 жыл бұрын
cajiin heees qaali ah
@abdimohamed5069
5 жыл бұрын
Heestaan school nalagu baray xasuus Yusuf turabi allaha unaxariisto
@ahmetnaaaji541
5 жыл бұрын
Kama daalo inan u qaado qofka igu qliya
@nasriabdale4552
4 жыл бұрын
Ala haw naxariisto abwaankii heesta lahaa ee muxamad cumar huryo iyo fanankii qaaday ee xuseen yuusuf tarabi heestuna qiso caana ayay lahayd iyada iyo labada heesood ee ay kala qaadaan muxamad axmad kuluc iyo slaad Darby
@abdirizaktarabi5576
4 жыл бұрын
Alow u naxariisto adeerkay aan jeclaaa isaga iyo umada nabi maxamed aamiin waxaa sameeyay maxamed omar huryo ilhay haw naxariiista yaarab
@arsenal20able
10 жыл бұрын
Fan waa runtaa waa Erayadii maxamed cumar huryo rest in peace
@midigsaar7465
2 жыл бұрын
Da'deedu todoba iyo toban gu'na loogi daray, gebadhu waa 18 jir waa xiliga ay u wanaagsan qurux iyo qab intaba
@adenmuuminsi4952
8 жыл бұрын
ilaaahy ha u naxariisto
@tawakalabdi2933
7 жыл бұрын
waa xul aad umacaa
@liibaanaadan6824
5 жыл бұрын
Marakad socodka damacdide daganida talaabtada miisanka lagu daray Laafayaha la daawado dadku waxay yidhaahadan may daarin ciidee Daa,uus la mood yeey
@abdullahabdinur9302
7 жыл бұрын
indha deraley nice song
@travelandnaturechannel5875
5 жыл бұрын
I love old songs really
@dakirdacad2435
6 жыл бұрын
waaaw aad baan uga heley
@cadcedgalbedProductInsight
6 жыл бұрын
Alahu yarxam
@amiiracadey9043
8 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@abdi-asiislaaskood3212
3 жыл бұрын
Waaba iyadii waxa ka hadlaayo allaah haykaadaayo
@abdisalanhafow8381
4 жыл бұрын
waaa hees xasuus igu beertey runtii
@maalifmoha
3 жыл бұрын
2021 indha deeraley🤗
@madheedhle
8 жыл бұрын
Alla yarxama heestan waxa lahaa abwaanki maxmed cumar huryo.
@nabadraadshe
8 жыл бұрын
Waa sida aad sheegtay, waa eraydii AUN Huryo.
@aaminocabdisamad1316
4 жыл бұрын
Heestan waxaa loo tiriyay inan macdar bare la odhan jiray hatana kunool caasi ada kalinka5aad jigjiga wana sida abwaanku sheegaye aad Bay uqurux badnay xiligasna 17 melaha ayey da, deeda ahayd 1967
Deero ma indho qurxantahay 😉 Allah ha u naxariistee Dhoodaan ayaa jacburkiisa ku yiri: DA,DEEDUNA MA WAYNOO LIXDAN IYO TODOBA SANO TII LABADA WIIK IYO GUGA LOOGU DARAYEY ILKA DACAWALEEYEY!
@hodanbuux437
4 жыл бұрын
Woow😍😍😍😍😍😘😘
@maxamedsacad3773
6 жыл бұрын
Heesta cirka u eeg daruurta waaaw
@8Einfach
11 жыл бұрын
Alla daacad been badnaa oo miyuu ilaah kabaqeyn Heesta waxaa sameeyay Maxamed Cumar Huryo Waxaana Qaada Xuseen Yuusuf Tarabi. waxaana heestaan ay kujirtaa Buugaagta Soomaalida ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare ee naga dhaaf Beenta walaal
😢wakhti tagay dib uma soo noqdo inkastoo ku gulaystay noloshi dhabtaA hayd indha deeraleeyey dumar ugu fil roonay kkkk
@ilyasmohamed8010
3 жыл бұрын
Yawadawnayo 2021 weiner neustadt austria
@mohamedyuur9618
4 жыл бұрын
Heestaan wxaan dhageysan jirey waa aan gbar is jecleyn galkayo 2010 hadana USA baa daganahey markaa xanaaqo xasuus tA la ii shidaa waqtigu wuu carayaa
@nuuradam9938
7 жыл бұрын
big love
@MohamedALI-du5sn
5 жыл бұрын
hestan xasus bey iledahay gabar an jaclahay an qadka uku shidi jiray
@ReerHawd
8 жыл бұрын
Nice one
@mahadali4876
8 жыл бұрын
wooooooow
@rayaninaali3436
7 жыл бұрын
heeso xassus mudan runti
@mohamedabdulahihassan289
11 жыл бұрын
nice song mmmmmmmmmmm
@farhiaiamail605
3 жыл бұрын
Heskan imtixan ku guleystay leygu qoray su alahi iyo hes kale cajabey cajib
@maria.safarow7619
4 жыл бұрын
Hestan love ku ahay plhi kama dhargo
@kraamayare3429
8 жыл бұрын
allhu yarxam
@muctaadkayse3591
7 жыл бұрын
Kraama yare
@gorgornews
13 жыл бұрын
@daacad55 Mahadsanid walaal warbixintaada ku saabsan Magaca abwaaankii Heestaan Tiriyay
@_wll____
Жыл бұрын
Legend
@khalidmoha1962
6 жыл бұрын
Walhi heestan siday dadku umicnaynayan Maha heestan anigu waxan arkay gabadhi lo sameyay anigo been modaya Aya waxan ubaxay duledka magalada hargeisa xagaso uu inan Anu ilmader nay an ugu tagay wanna barakaca hargeisa ku yala halkas ano joga oo kolay qaad ku ibinaya Aya waxan maqlyay iyado laleyay Indha deeraleyeey ilayn waba gabadhi heesta lo qaday wan yabo qadki intan kaso dul kacay ayan eegay maxay ahayd ayan iri gabadhan Indha deeralay lugu yeedhaya waxa laygu iri. Waa gabadhi heesta Indha deeralay lo gu heeesay marka canadana ma jogte benta Naga daya asxabta
@abwaanlingardabdi9105
5 жыл бұрын
Khalid Moha walal ado dhib u arag ku noqo hadalkaas naagtaad wa rwr hargeyso.lk. hada canada ayey ku sugan tahay ee hubso
@cabdikariimkaarto2471
4 жыл бұрын
Codka waa maxamed saleebaan tubeec AUN.
@kornaylqurbac1147
9 жыл бұрын
Asc heestani wa hesihi Somalia barwaaqo iyo bash bash kujireen
Пікірлер: 244