❤❤❤❤❤❤guuul guul iran waadawlada kali ah ee maanta islasmka ugu awooda badan oo markasta difaacaysa
@mudualiabdi907
Күн бұрын
Sheeq umul kuwa galada ma ka hadashid iran waaa wadanka kali oo islam ah oo dhiiga leh ma ka hadashid sacudi arabia
@osmaneleyeh6913
Күн бұрын
Sheekha waxan uma leeya inuu sacudi Arabia wax ka soo bartay saas darteed waxa uu u dhaliilaya Iraan man hajka ayaa ka soo hor jeedo iraan markaa iraan waxay nooga fiican tahay dawlado badan oo carab ah oo daba dhilif u ah Yahuud iyo reer galbeed uu ka mid yahay Sacuudi Arabia iyo Masar!!!!!
@MucaadE
Күн бұрын
Waa su'aashaan shiikha waydiin lahaa! Waar suni waa u dhamaatay,
@GreaterSomaliya
Күн бұрын
kuwaan wahabiyada sacuudi baa diin u ah diin kale maleh
@Moustapha97
23 сағат бұрын
Nacladaha wada qaniisiinta ee sucuudiga joogta ka hadal sheekh Iran will change the hypctre world. Inchallah
@aboosto8773
23 сағат бұрын
Shiica hadaad ogaan lahyd, Gaalnimo ayd ka dooran lahyd..Aniga idlib la daganaa..Muslimka gaalka ayey ka jecelyhn
@haweyamohammed4124
Күн бұрын
Iraan guul wax falastiin u hiiliya iyadaa ka jirtay iraan guul mar labaad
@MucaadE
Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤1000%
@madrasatulashrafiyah521
Күн бұрын
Walaahi yyahuuda iiraanbaa ka daran riwaayada la dhigayo yaaney idin sirin....
@GreaterSomaliya
Күн бұрын
@@madrasatulashrafiyah521 wahaabi idinka iyo israaiil iyo gaalada waa isla sooctaan, shiico wax ka gaal neceb ma jiraan jaahil baa tahay
@@CajabAjab orod sacuudiga la tumo ileen diiin ilaahay iyo rasuulkisa diin uma taqaanee, tan wahaabiyada ayaa diin kuu ah jaahilyhow
@مرام-ع9ث
2 күн бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967711013075 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-......،
@C.kariin
2 күн бұрын
Give me whatsp number 😢
@cumarcumar-q9l
Күн бұрын
Umulow IRAN Adaa ka Halis BADAN Ee UMADA Fidnada ka Jooji. Islaamka ma kala Laha Sunni iyo Shiica,, mana JIRTO MEEL Ay kaga Taal QURAANKA iyo Axaadiista Sunni iyo Shiica. Allow Sahal Amuuraha,
@@Hussein12425wahaabiyada quraafaadka ayey naga bad baadiyeen
@hibaali4311
2 күн бұрын
Shiico Waa gaalo waxaba iska dhaamana Gaalada
@hibaali4311
2 күн бұрын
@@Hussein12425 Shiico Waa gaalo
@karlesk6498
2 күн бұрын
Wahaabi waa gaalo warkooda qabasho malahan ,qofkasta oo ayaga ka fakir duwan waxaay u arkaan gaal waana waxa ay somalia ku rogeen
@Abdullahifiigaay
Күн бұрын
Sheikh umul Yahuuda iyo Gaalada ka hadal,hardan bay kawadaan dhulka shaam
@madrasatulashrafiyah521
Күн бұрын
Walaahi yyahuuda iiraanbaa ka daran riwaayada la dhigayo yaaney idin sirin....
@mohamoudabdi5542
2 күн бұрын
Kadaa sheekh , gala maaha kawaasaa islaam ah.
@mychannel-ed5rm
2 күн бұрын
Subxanallah dadka sheikha haysta mawada shiicaaa acudhubillah 😂😂 maxa ledihin dadka marwalba saxabadha rasulka sallahu caleyhi wasalam wa ahlu naar dhaha marna naclada hoyadena caisha alle ha ka raali noqdee zaniyad kutilmama ayad naledihin wa muslimin miyadan ogayn dilka cali bin abi dalib inay shiiico kadambaysay suuuufiiyay ahlu bidco sida hilbka lo cuno lee taqanane shico iyo waxay tahy waxba kama taqanane kaco hilibkina cuna jahilin yahay laga jahilsananen shiiico wa gaaaalo Christianka xitaaa kasi xun kana si cadowsan yahuud tariqda islamka iyo siyasad waxba kama taqanane iska hilbaysta sidi xolaha wax iska cuna awalba wax cunida lee taqanane😂 wuuuuuuw Maxay daheeen shiiico wa muslimiin aaaa macbuudkow haday shiiico muslimiiin yihiiin ama muslim wax kaogtahy ree siriyaa musliminta muwaxidinta ah ma gumadeeen ree carurta siriyanka masakinta ah ma gowraceeen sido kale ree yaman wax sas ugalay wa shiico shicoooooo wa gaaalo xisbu shaydan iyo iiraan waxba Muslim uma qabsanin indhaha👀 intaad furtaan so bartaa waxay shico tahy iyo dibatoyinka musliiimta eey ugaysteeen 😉😉😉😎😎
@saidahmed7268
Күн бұрын
Cabdulaahi yuusuf waa gaal Shiikh shariif ma ahan Xassan shiikh ma ahan Candi qaasim ma ahan
@imanomarhassan8942
2 күн бұрын
Alle SWT ha ka xifdio shar oo dhan Aamiin wa Jzklh kheiran jaza jamiican 🌿
@omarhussien8958
2 күн бұрын
War ninkaan Wahabiga ah ma afhayeenka Israel baa? Wahabiyada waa qeyb zionstaha kamid ah!! Yaab.
@cadnaanessa3245
18 сағат бұрын
Anagu shiica ma nihin laakiin iran waan taageersanahay
@Cabdixakin-p8t
2 күн бұрын
Sheekh na maahee waa quduus waarwuxu xumaa🎉
@naam9190
Күн бұрын
Kuwii markay waxba ayagu qaban wayen bay xaasidnimo iiran melaha oola so fariistee, iiran allaha guuleyo anagon ciisho ahaynba garab taagan oon tobanan wadan oo suni sheegta ku badalan lahayn
@yusufmohamed5202
2 күн бұрын
Dadka noocan ah ayaa somalida wadaddo moodayaan Waxa laga hadlayaa sidii yuhuud laysaga dhicin lahaa markaasuu kala qaybin ka hadlayaa Wuxu diin iyo iimaan xumaa Shiico waxa aan isku hayno haynoo dambeeyee yuhuud aan iska wada celino
@fariida6236
2 күн бұрын
Waa made in saudi yacni wahaabiya waligood arki maysod ayago ka hadlaayo sacuudiga iyo carabaha kale ee maanta dhulkooda laga duqeeyo islamka heshiisna la ah sitoos ah yahuuda .. waxay kaliya ku mashquulsanyihiin shiica iyo dadka la diriraayo yahuuda
War shico hanooga sheekayn e dagalka falastiin gal jihaad baa lagu jira mase yuhuud baa la socotaa
@owi2056
3 сағат бұрын
Sheecana ma nihin, waana taaageersanahay Iran in ay ladagaalanto yuhuuda. Culumada somaliyeed wakhtigii aad ka hadlilahaydeen lagumajiro ee taageera cidwalba oo ka soo horjeeda yuhuuda.
@maden7818
Күн бұрын
Sheydaan Umul waqtiginii waa dhacay. Hadii iiraan ay ka taqalusto yuhuuda waxaa xigi doona in wahaabiyo aduunka laga tir tiro maadaama ay qarax ay ku xasuuqeen muslimiinta.
@daahirelmi9919
2 күн бұрын
Sheekh umslow shiico waa muslim run ah walaahay banan kaa dhagaysanayn shiicaa xun
Ninkii caqli iyo Maskax leh loo sheegi maayo meesha laga jiro, sheekow Alle u toobad keen Israel cida la dirirto Waa la yaqaan , cida naaxisana Waa la yaqaan
@ridwaanaxmed3668
Күн бұрын
Suniguba takfiir buu leeyahay qof masjidka kasoo baxay dhiigiisa xalaalaysta, meherka aan waaliga lahayn ee qudbasirtana koonfur somaaliya ilaa hada ayaa laga isticimaalaa, markaa intaynaan Muslim kale oo xisaabtoodu Allah u taal aynaan wax kasheegin gudaheena ina saxa marka hore
@DHEXDHEXADIYE
Күн бұрын
Nimankan aqli ma qabaan miyaa mise maraykan ayaa ku biila Kenya oo waa kuwo la shaqysta maraykanka waayo yahuud uma kala soocna Muslimka
@mohahassanmohamed7405
21 сағат бұрын
kuwo badan ayaa jira oo iska dhigaayo dad wadaado ah hosstana kala shaqeesta gaalada
@Cabdulahinur227
2 күн бұрын
war iiraan wax fidno ah mawado ee yahuuda dalka kaliya ee naga dhicin doono waaye waana wadanka kaliya o muslim ah oo si dhab ah yahuuda uga cab sadaan wadamada kale ee carbeed waa fuleyal wax dhiig ah malahan lkn iiraan xuuti xisbullaah muqaa wamada ciraaq muqaa wamada suuriya xamaas iyo garabka mala tari ee kataa ibul qasaam intaas ayaan ka arkaa maanra dad yahuuda iyo xula fadeeda ladagaa laayo inta kale waa wada meed yaal aan waxba ogeyn oo lagu qasaaray
Gaaladi oo noockasta leh aya lalajogaa, wadankenana joogto Iran wa islam gaalo mahan waliba wa Islam adag oo an Isdhiibin, diidey inay gaalo mamulan. Waxan oagdey Somalia waxa na burbiriyey eyihiin wadad isku sheega.
@wiiliskaako5875
2 күн бұрын
🎉si fiican walal ,wadamada carbta yahud ayey xarir lasameeyen ila hada aso ka hadlayo ma arkin .musliminta dhan 100kiba 10 wa shiico ,sasey thy ayaga aya kaliya gaalo iyo yahud ladagalaya.
@axmedqale2283
16 сағат бұрын
Sheekh umalow aniga iyo culimo badan oo aad kujirto waa inagii sucuudiga mashruuca aan kasoo qadanay anigu waan tawbad keenay e adigu ma halkii unbad kasii wadaa sumxanallah adigu Hungarian ayaad akhiro kuwaayi doonta sheekh mawixi maraykan iyo yuhuudi inagu shubtay anigu wallahi waan kabaxay waayo in been shico iyo suni ladhaho waa khalad ilaahay madhihin shiico waa cadawga islaamka ee iska dhawra shiico iyo suni waxay kamidyin 73 firqo ee nabigu inoo sheegay midsaxana waa laqariyay oo nabiguba scw inoomashegin oo wuyidhi 1 firqo unbaa sax ah lkn ilaahay wuu into sheegay cadawga islamka in uu yahay yuhuud iyo nasaaro ee dadka hamajara habaabin anigu waan isbadalay waxaanan ahay ninki maalinki ku odhan jiray hadaad xasuusato cadaabta allah iyo ta maraykan tee daran
Shiicada boqolkiiba boqol ayay ka fiicanyihiin wahaabiyadda ee soo baar wll intaa iska dhaafto Wahaabi inaa dhagaysato bal adiga Caqligaaga kusoo baar
@amalnoor4760
Күн бұрын
Viva shiico kama hadleysid miyaa yuhuuda sidey caruurta falastiin u galeyso kuwa xabsiyada ku jirana eeyaha ayey ku diraan iney xirxiraan eygaa kufsado oo waso war naga tag adaaba ka daran shiicada adiga hada maxaa u qabatay falastiin war ileyn ninkaan waxey umada ku naceyn waan yaabi jiray
@warsameahmed4633
2 күн бұрын
shiicadu imaamiyadu ee munasihiintaa way ka fiicanyihiin wahaabiyada mushabahada ah ,nujasamada ah ,nawaasibta ah.
@amalnoor4760
Күн бұрын
Yuhuud uma jeedid miyaa maxeyse iran ka wadaa dunida nio ileyn waxa laguu caaynaayo ayaa qabtaa subxaanallaah war na dhaaf
@FarahAbdiali-t9y
2 күн бұрын
Wadaad kadaa fidmada aad islaamka uun ku haysaan
@maryamabdu6685
2 күн бұрын
Wali waxaad ku mashquulsantahay kala qaybin Muslimiinta, but no wander because they trained you long time ago!!!! To divide Muslim people
@DB2024-k3l
2 күн бұрын
Jasakallah
@sabrinayounisaden7238
Күн бұрын
Long live Iran 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@adanadow4967
Күн бұрын
Iraan asxaabtii rasuulka iyo xaasaskii nabiga ayay har iyo habeenba caayaan oo gaalo kusheegaaan axaadiistii nabigeena صلى الله عليه وسلم inkirsan bad adiga taageersanahay miyaa subxaanallah. shiicada raafidada ah oo Iraan hogaamiso waa gaalo ee diintaada baro inta aadan wax walbo iska taageerin walaal
@madrasatulashrafiyah521
Күн бұрын
Walaahi yyahuuda iiraanbaa ka daran riwaayada la dhigayo yaaney idin sirin....
@AliAmino-w5x
22 сағат бұрын
@@madrasatulashrafiyah521Wahaabiyo ooyintaa ka dhamaatay mayee nabigee caayaan😂😂😂
Aduunkii Waa kala baxay Shileikh Umal na Halkaas ayuu marayaa Sheikh lasafo Israel hhhhh
@wiiliskaako5875
2 күн бұрын
😂😂😂 sas Lee waye crbta yahuda ayey heshis lagashay ,iiran wa dalka kaliya uu maraykana sameyn kuleheen ,la iskuna xukumo sharecada .yahuda say ula dagalayaan majiro hal qofkale ee sas ula dagaalayo
Iranianinta diintoda daacad u yahiin waana deeqsi lakin sunigii ayaa diintoda ka tagay òo democrats qaatay marka iranta ayaba idin dhaamo
@AxmedXasan-yy9fw
Күн бұрын
Iiraan waa islaam intee lacag qaadtay
@buhodledolal8885
2 күн бұрын
Wahaabiinta shiicadaa ka wacan
@abdishukriumar8605
Күн бұрын
Asc, Sheekhoow shiicaaba maanta tuurtuuraysa yuhuuude, kuwa
@hanadhanad9579
Күн бұрын
Waa wadan islaam ah shiicadu ee carabta yuhuuda cml leh ayaa ka xun
@IbrahimKanyare
Күн бұрын
Umada muslimaka as kala fur furaa Bismillahi sufi iyo sica as la digaala 100% waxas shegtaa haqiq miya cilafka damala muinka as kajiraa
@sifircadeciise498
23 сағат бұрын
Maanta qof kii iiman leh lama khaldi karo alx .dowladda kaliya ee magaceedu yahay jamhuriya islaamiya waa iiran oo aan amarrada reer galbeedka qaadan oo ayadu isku kalsoon. dowldaha muslim isku shegga yahuudda bay hoos kala jiraan waana la wada ogyahay oo waa tan iiran ka dalbaneyso yaan hawadiinna la iga soo weerarin hadaadan jihadka ka qayb qadan karina.. allow iiran quweey..insha allah
@faritshorts144
Күн бұрын
Wadadkan yuhuud miyuuu ushaqeyaaa isagooo gaalo iyo yuhuud ka hadlaayo ma arkaysid Lkn iiraan iyo islaamka dhexdiisa ayuuu ka hadlaaaa 24 hours far baa ku godan odaygan
Nio manta Inaad Iran ka hadashid mahayn Ee inaad ka hadshay Sucuudiga. Iran waa wadanka kaliye Muslim ka u hilinaya manta . Shiiciyo waxaa hanalaso galin
@momar6822
Күн бұрын
War kuwaan filimkooda waa la fahmay. Iran haddii ay xoogaa bun siin laheyd, hadalka noocaan waa ka gedisnaan lahaa.
@ugaskawadanka2623
15 сағат бұрын
Iran way difaaceen ree Qaza ugu yaraaan way dhaamaan kuwa xadka ka xidhay
@AbdulqadirMohammed-pk4wi
21 сағат бұрын
War anaga shiiica ayaan nahay shiica waa muslimiin lahubo ee warka jooji
Kani wuu wareeray walhi war muslimiinta kaliya ee manta diinta difaacaysa waa iran ilaahay hala jiree carabta ku soo dirsatay ayaa ka gaalnimo badan waagii hore shekh ayaan kuu aqaanay manta laga bilaabo warkaaga waan iska joojin
@Jibriil571
2 күн бұрын
War naga aamus. In lacaga kusoo gaadhay miyaa !! Munaafaq
Islaam ku xaq miyuu kuusinayaa sawirka qofdhintay inaad soqaadato kuwa duubay iyaan waydiin
@cabdixafiid3428
2 күн бұрын
Mujrimka bakhtiyay iyo mashruuca dowladiisa laga hadlaaya.
@saidahmed7268
Күн бұрын
Shiikhoow dadkii hay'ado xalane joogaa gaalaynayee bal car ka hadal dadka xassan shiilh madaxda uyahay ee soomali badan masiixi ka dhigay
@AxmedXasan-yy9fw
Күн бұрын
Car yuhuud ka hadal
@habibaali5036
2 күн бұрын
Sheekh bal kasoo hadal kuwa Boqorada sheegayee Suniga sheegta ee Islamkii duleeyey.
@najmahassan8107
2 күн бұрын
Sheeikh dagaal baa lagu jiraa rag baa dhimanaya maalin kasta dagaalka ka qaybsami qaado.
@HassanSharif-k9d
23 сағат бұрын
Muslim waa mid Alle wuxu yidhi xadhiga ilahay qabsada hana kala tegina
@ahmedhussein1777
Күн бұрын
Sh Fadlan ku shubo.. waa Kan kuwi shaydaanku maskaxda Kaga kaadshay. Umal si fiican dadka isku bar 🐕 yuhuud inaad la jirtid.
@MoussaaliZardari
23 сағат бұрын
Maanta Iran waxan difaacaysaa islamka sida falastiin iyo libnaan halka carabtii ay gaalada ka baqayaan. Shicadu wey ashahadanayaan quraanka may badalin kaliya eedaanka ayay wax ku siyaadiyeen. Marka hadii aanu faquuuqno way sii fogaanayaan.
@ashahassan5839
Күн бұрын
no iran yahuuda kadaran iyga iyo ilahooda adiga lacgta ka radinay maxad sheekh isgu soo qabtay imanka ilhay ha nagu sugo
@nurabdullahi2690
11 сағат бұрын
Shakhow adunka waa leys fahmay ee xogaga aad sacudiga ka qadatan allaha idin dawaye lakiin cid danba ma qaldi kartan irana iyo shiicana waa dad islam ah oo mujahidiin dhab ah
@xassan1964
Күн бұрын
Hadal Sheekha ka hadlay 2022 Maxamad hada uugu Soo hagaajiseen? Maanta waxeey maree Dagaal ka dhaxeeya Muslim iyo Sahnuuniyad Sahnuuniyad
@osmanyusuf3960
Күн бұрын
Bal shikhaas eega manta oo ad og tahay xaladu meesh ay marayso War naga fadhiso marka dagalkasi dhamado ayaynu ka hadlayna manta xaq uma lihid in ad waxas ka hadasho
@ibrahimjibrile9606
Күн бұрын
Shiico waa caadhow .laakiin is ku dhhaan baan naahaay maantaa
@jirojogow
2 күн бұрын
sheikhow wahabi dhagaha wax loogu soo shubay baa thy qadiyad ka weyn baa dunida talo ka hadal
Iran xiniyo iyo awood ayey cadowgeda u samaysatey ee arinta aad ka hadlaysa manta ma tagna ee anaku iran aynu tagerayna maxaa naga galay mabdeda shicada doqonbad tahaye orod xiniyo samayso aad cadowga aad iskaga celiso fidno uun ha ka shaqaynine awood suniga kor uqada la kalay sucudiga mashruc lacag lagaga cuno ha noo kenine kuwa manta islamka ugu ducufsani waa suniga ee giib no tani viva irañ
@JAY.4040
22 сағат бұрын
Fadlan sheikh umul hall su,aal ii weeydiiya Dadka u dhow dhow Qofka haduu Laa,ilaaha illa Allah maxumadu rasuululaah dhahayo Waxii La danoono Ha,u qaraoonaadeen Sow lama dhihi karo waa Muslim?? Soow ilaaheey Ma dhihin Kuwa iimaanka laga helayoow isu Gargaara aan idiingargaaree ?? Soow ilaaheey Ma dhihin Naf walbaa Waqtigii loo Madaleeyay Dhaafi meeyso?? Hall wadan oo Caraba oo dhibka Lagu haayo Falistiin Inta usoo istaagay oo dhahay Maheeysaa Waxaan Waa Qalad jooji Waxaa wadaan Aanan Iran iyo turkey aheeyn?? Sunniga aad kahadleeyso maxuu sheegayaa Waakuwaa Sacuudiga ugu weeyn Waxeey leeyihiin marabno nugleer in Nalakushufto Meesha dhan waa mhalkaas iiraan
@MohamudElmi-j9p
2 күн бұрын
Sheekh ma.aha intaasa oo keliya waxbaa kaa dhiman weli si qoto dheer uma fah sanid lkn ok ayaad tahay
Пікірлер: 302