Aamiin Aamiin ilaahay ha inaka aqballo,baarakalaah.
@ibraahimfaaraxaxmed1598
7 ай бұрын
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
@NuradinFarahD
7 ай бұрын
Allah unba u miciin ah ummadan. Walaaladooda Muslimka ah kama helaan wax garab istaaga. Laakiin waa ummad la qabsatay iney keligood halgamaan iyagoo Allah talo saaranaya. Waa xaq-u-dirir lehna iimaan xoogan taaso sababtay iney Israel oo dawlado Carbeed oo wada socda ku jebisey maalmo gudahood ay dhowr bilood la dagaalamayaan. Allah ha u hiiliyo walaaladeen insha Allah
@mahamedabdi2022
7 ай бұрын
Jazakallah qeer shiiq maxamed
@saimurmohamed2466
7 ай бұрын
Mansha allah
@YassinAhmed-yx3ol
7 ай бұрын
Asc Dulmi Diid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Qaazaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saimurmohamed2466
7 ай бұрын
Aamin aamin aamin
@Umofficial3191
7 ай бұрын
Allaaha jabiyo yahuud iyo wixiii rageero walaalahen reer falastiine neh iyo guul iyo gargar ha siiyo Ameen yarabi 🤲🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸💪🏼
@idirisadan5456
7 ай бұрын
Sheikh Mahadsanid
@abaneymahamuud9615
7 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta ya Rabi
Ramadan Mubarak Dhamaan Umada Muslinka Ah Meelkasta Aad Joogtaan #Falastiin Allah Ha Guuleeyoo Xulifadu #Yuhuuda Allah Ha Jabiyo Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@CaptanBaara
7 ай бұрын
Aaaamiiin Aaaamiiin Aaaamiiin 🤲🤲🤲🤲
@KOOKOBULLE123
7 ай бұрын
Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah
@SistersRestaurant-u9z
7 ай бұрын
Allahuma Aamin Aamin
@MohamedAhmed-il2bx
7 ай бұрын
Xaafithulaah sheikh dulmi diid.
@shaxshaxlowgaxafada
7 ай бұрын
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
@fadumoiman7821
7 ай бұрын
ilaahey ba fadexeyey hook iyo halaag allaha ku ride yahoodas
@fartuunmohamed1062
7 ай бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha baabiyo hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda, munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido aamiin
@saimurmohamed2466
7 ай бұрын
Waaba safare marwalbo
@Hindocumar-p5h
7 ай бұрын
alle haw gar gaaro rer falastiin wxiy gacanta u galeeyn yuhuud naxariista alle ka dheer tahay🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@mahamedabdi2022
7 ай бұрын
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
@adammohamed5339
7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا ونبينا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Sheekh Asc jilbaha ayaa i xanuunaayo sajuuda marka ka so kacaayo iyo marka ataxiyaadka u fadhiyo xanuun ba dareemaa, dhaqtar ka ne waxuu idhahay fadhi ma ku tukankartaa ha ayaan E maku dukan karaa pls isoo jawaab
@felisabdi3794
7 ай бұрын
Illaahey markuu ku facsharayo ee naftaada kugu ibtileynayo waa arin ciqaab Alle ah, Illaahey baa mahadsan oo ka keeney marqaati aysan inkiri karin, Illaahey haka aarsado Daalimiinta aamiin
@NajiibNajiib-hd1dv
7 ай бұрын
Asc wll alle haku xafido marka hore Intaa dabaded talo yar kawaran Hadii aad gooni uga soo hadashid Sualaha aad ka wajabeeyso aqbaraadkana eey sidoodii hore Gooni usii ahaadaan waayo waad sameeyn kartaaye
@AmiirNoor-x8l
7 ай бұрын
Asc sheikh, today at dhuhur time ( 12:45 pm ) as I was taking path or ( taking shawer ) my ears entered a some water ... So how that effect my saum , is that nullified my saum ... Shukraam
@badr3628
7 ай бұрын
wcs. Your fast is still valid because you didn't intend or mean intentionally,it's all about intention. And Allah knows the best.
@safiyadirsche3782
7 ай бұрын
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲
@Ayan-pc1nx
7 ай бұрын
Asc sheekh waxaan ku waydiiyey qofka muslinka ahi ma gali karaa life insurance
@CabdishakurMaxamed-i1t
7 ай бұрын
Shiiqow kheer alaha kusiiyo
@nestehamohame
7 ай бұрын
Jizkumlahu qeyera shiiq waxa badan wan ka fa edeye dhanka diinta
@saimurmohamed2466
7 ай бұрын
Qof safar ah markastho sidu uqaleynaya
@Aayga7777
7 ай бұрын
Asc sheikhow suaalaha hadeey padan yihiin Maad hal video ah keligood siisid Qeyr alaha ku siiyee
@fartunhassanisse8329
7 ай бұрын
Ilhoow u gargar waalhen ❤😢🤲🏾🤲🏾
@maxamaddeeqshiqdon2397
7 ай бұрын
❤❤❤❤
@AffectionateBassGuitar-ge5fp
7 ай бұрын
Sheeikh maxamed culimada badan waxy dhahayan waa sune adag jemaacadka in la aado
@Sam_Saylici
7 ай бұрын
Sheikh hadad fariintayda aragto waxan kaa codsan laha marka aad na tusayso muqalada xogaha adigo adeegsanaya ipodka waxa dhaami lahayd adigo adeegsada screen recording hadba meesha aad rabtana inagu tusaya so dhawaynaya falaadha mouth 🖱 maadama ay jiraan dad aan arki karin muqaalka aad gacanta ku hayso oo yara fog mahadsanid
Sheekh anigan waxan qaba suaal soon iga tagay mar aan ur laha iyo mar aan umul ah markastan anigo dhameen oo xanuun jira tartiis baa soonkii kale marka ma bixin kara lacag?
@Abo_bilal511
7 ай бұрын
🇸🇴🇵🇸❤️👍✅💚👍great
@KydtisKdgdgkdgk
7 ай бұрын
😊
@saimurmohamed2466
7 ай бұрын
Waxaaa hashegin waa lofisiraya
@amira1438
7 ай бұрын
sheikhow plz iso jawab sonki hore walac ayan aha thyroid waan qaba oo kanini ayan qata ma somin sonkani baby waa 5bilod naas waxan ahen ma nugto wan isku taye inaa baro caano lkn afka markey sarto wey matageysa canaha maxan sameya inaa somo ma la asaba mise waa qaleyn kara sheikhow qeer alle ha kusiyo mahadsanid iso jawab thyroid asneh subaxkasto kanini ayan qata ano bahan ayan cuna
@Qurxi
7 ай бұрын
War video soo download gareeso kadib na screen ka soosaar - saan silac waaye.
Sheekhow qofka shaqo culeys kashaqeeya soonka dhan miska dhaaf karaaa kuwa xamaaliga ah ama dhagaxaanta kashaqeeya
@Safia1470
7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@ardoxaaji2562
7 ай бұрын
Yaarabi un Sur li ahlì gaza
@Mrdalxiis234
7 ай бұрын
Wcs
@ubaxmuxudin1861
7 ай бұрын
ha is laayaaano alxamdullilaah
@mohamedabdikarin6843
7 ай бұрын
Sheekh waxaan ahay nin curyaan ah oo aan celin karin najaasada anigoo tukanaya ayay saxaro kaadi ama neef igasoo baxaysaa ma iga jabtay salaadu
@saimurmohamed2466
7 ай бұрын
Saax saax saax
@marwo1162
7 ай бұрын
Allow ugargaar😢😢😢😢😢😢
@Naciimo433
7 ай бұрын
Sheekh waxaan arkay inan kaadida aan ceshan karin calaashan sidaasayku dhalaty arinkaa dartii salaadma tukato kaadidaa iska socota darteed
@hibaqahmed4405
7 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo dhakhtar geeya salaada sinaba loogama tegi karo dadka xafaayada xiran xataa waa laga rabaa dhakhtar haduu xataa wax ka qaban waayey markasta salaada la gaaro ha is nadiifiso ha tukato ilaahay ha caafiyo gabadha
Пікірлер: 142