Bal Soomaali caqli xumadooda eega gaal ayeey aqoonsi ka raadsanayaan.
@muzhdhool2353
8 ай бұрын
❤❤❤ mnsha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul somaliland 💚 🤍 ❤ guul insha allah somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤
@foziagelton3884
8 ай бұрын
Guul guul somaliland
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉GUUL MUUSE BIXI geesi Qaran ka SOMALILAND 🎉🎉🎉iyo ABIY AHMED 🎉❤❤
@mohamedosman2522
8 ай бұрын
Maashaa Allaah guul guul guul❤❤❤ Soomaaliland🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa????
@oogdhugee_3072
8 ай бұрын
Ninka loo magacaabey Safiirka UAE... 1. Waa ninkii ka shaqeeyey DB world. 2. Waa gudoomiyaha Ururuka Mideeye. 3. Waxaa dhashay Ina-Carta Qaalib 4. Wuxu diyaarinayaa Kursiga Somaliland ee Arab League. Yeel ama diid :)
@sidiiqmaxamed-pg6nm
3 ай бұрын
Guul soomalilnd 💚🤍❤️ ictiraafka jamuriyada barakeeysan soomalilnd 💚🤍❤️ wakan Guul walalaha Ethiopia 🇪🇹 kalaya saldhiga iyo bada la idinkuso dhawaynayo ana aqoonsiga
WAR KAAS WAR KALAA XIGI DOONA WAA LASOO WADA BAX BAXAYAA DALKU DOWLAD ADUUNKU AQOON SAN YAHAY BAA KA JIRTA IYADAANA MASUULIYA DAAS LEH QABYO QABYO NIN KEEDII DHAMAYS TIRE BAAN UGA FADHINAA HUU HAA KALE MATAAL
@ismailhussein5456
8 ай бұрын
Somaliland guul
@jamalAbdulAllah-cy5zp
8 ай бұрын
Mashallah, I would love to see the consequences of this decision in the future
@ismailhussein5456
8 ай бұрын
Somaliland hadi la ictiraafo ma dhiba ku jirta wa wadan somali so kordhay
@SaylacDuurow-xw9ud
8 ай бұрын
Guuuuuuuul
@halimahassan5482
8 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ZeinabJimaale-tu3mf
8 ай бұрын
Balanqad mahaahane waa saxiix
@oogdhugee_3072
8 ай бұрын
Talo: Madowga degan Somalia ee dhowaan ku biirey Midnimada-Sawaaxiliga. 1. Barta Sawaaxiliga 2. Akhrista Kitaabka Masiixiha 3. Barta sida loo kariyo Ugaali 4. Isku diyaari qowmiyadiina cusub.
@hah7064
8 ай бұрын
Kuwa South Africa ka soo qaylinaya iyagaa amnigoodu halis ku jiraaye maxay Difaaci karayaan
Пікірлер: 194