Masha allaaah hees igu qaaliya allaha noo kaa caafiyo jooqle
@fadumoadan948
5 жыл бұрын
Guga hoorayo Geduhuna baxen Galka cabudwaq Xareeda aay giigtahy Gelo baadi ku dhalay Garbaharey iyo luuq Inaan garno subax baan Jeecleystay I love galgadud jubada hose iyo gedo Viva my land
@SadePower
11 жыл бұрын
Viva reer Sade noolada my people
@SuperKaahin
12 жыл бұрын
runtii jooqle sxb waxa aa tahay fanaan weyn oo somaaliyeed alahana kudaysto balse maanta hees aan aad iyo aad ola dhacay ayey tan noqotay waxaan maqlay magaladi aan kudhashay magaceeda oon mudo badan maqlin thanks mr jooqle
@mohawacayz773
2 жыл бұрын
Asc sxp
@hibo1923
8 жыл бұрын
Caabuudwaaq❤️❤️
@alidoganay8027
8 жыл бұрын
Merhaba
@xirsimagan3507
6 жыл бұрын
Guri gobeed 😍
@mahamedabdillahi9283
2 жыл бұрын
Gugu hoorayoo Geeduhuna baxeen Galki caabud waaq Xareeduna gig tahay Jooqle cajiib allah ha caafiyo
@somalitiktoktv9852
5 жыл бұрын
Marwada Reeerka degaaankeeeda seeediyaashay From Ireland
@abdikadirhassanabdille4066
5 жыл бұрын
Waxdhanbaa garkiyo lowyaha iska shaday gabar kaa qurxoon oo ku gaaraysaa gayi ku ma dhaqnee saarka guuxiyo goobile hdl maqal cabudwaq ❣️❤️& gedo my homeland fanaan qaali jooqle shire ciyaar jecel alaha inoo caafiyo aaamin who’s watching this song 2019 farta taag kama daalo
@faaraxcolow2211
4 жыл бұрын
Heestan gabadh mareexana oo an jeclaa jiray baan kuso xasuusnaya marki aan dhegeystaba aduun ba nakala dheerey sorry sweden beey gashay allah faxan
@MsHollywood143
13 жыл бұрын
Wow jooqle wonderful star i knew u were such legend well done it's cool and amazing song, i'll give u award for this song, million times thanks for sang this beautiful song, love Gedo long live Gedo. Gobille geobile whoooooo amazing
@ruqiyashariff2905
12 жыл бұрын
woow adeer jooqle thanks for nice goobile. viva gedo i love goobile my wedding next summar laga tumaya goobile saare gedo insha allah. im very proud to be sade.
Adeer goobile waa ciyaar dhaqameed reer gedo. Jooqlanna waa nin mareexaan ah
@neemadahir949
7 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@neemadahir949
7 жыл бұрын
مخ
@sumayaawisse6712
8 жыл бұрын
so funney
@fartunali965
5 жыл бұрын
Sawirka saarane heestaan yeey idiinla ektahay
@Somadam11
5 жыл бұрын
Fartun Ali.Sawirka waayo wax nooga sheeg.
@fartunali965
5 жыл бұрын
@@Somadam11 waxay u ektahay piriyanka chopra sow maha
@AISboqor
10 жыл бұрын
Cabdi Shire Jaamac JOOGLE - Goobile 1 wax dhanbaa garka iyo loowyaha is gashaday wax dhanbaa geesin beerta uga go'ee wax dhanbuu jacayl gooni ii hayee guur in aan hanto iyo adaa ila gartee Gabar kaa qurxoon Oo ku gaareeysaa Gayi ku ma dhaqne Saarka guuxa iyo Goobilaha bal maqal ar goobiloow goobiloow ar goobile saar gadood ar laga soo gaaryayoow indhaha aan gaboobinoow gabadha iyo wiilku waa aroos 2 gugoo hoorayoo geeduhuna baxeen galki cabudwaaq xareedu ay gig tahay geelu badi ku dhalay garbahaareey iyo luuq inaan gaarno subax baan gabaryehey jecelehee gacalooy malyuun gacanteedii midigeey gaarnay saan rabne saarka guuxa iyo goobilaha bal maqal ar goobiloow goobiloow ar goobile saar gadood ar laga soo gaaryayoow indhaha aan gaboobinoow gabadhiyo wiilku waa aroos
@amirayusuf7928
9 жыл бұрын
@Afi_haryan
8 жыл бұрын
ar laga soogaryayoow ma ahan walaal ee waa "ab lagasoo gaaryayoow" aad ayad umahadsantahay
Пікірлер: 118