❤❤❤Sida dheeman iyo dahab nin lihi u dhawrtaa adna iiga dhigan too kaa dhawaystay dumarkee kalgacaynkan iladhawr💞💞💞
@kingswagtie6182
11 ай бұрын
Sida dheeman iyo dahab nin lihi u dhawrtaad anna iiga dhigantahoo kaa dhawyasty dumarke kalgacaylka ila dhawr mcn badan ❤
@musaddad1196
5 жыл бұрын
heesaha jooqle waa top somali songs wlhe 👍🏻👍🏻👍🏻
@rayanjibriel5680
2 жыл бұрын
Hadii anan dhabttaadiyo qalbigaga dhinac degin dhawac baan ahanoo naftaydii dhinaatee Erayda si fudud ayay i gelaYan ❤❤
@faroleyahye
18 күн бұрын
heesta heesaha ugu jeclahay waxaana u la jeclaaday o aan u hadyadeeyay gabadhyda an aduunka ugu jeclahay xaaskayga sharafta badan amran muxumad abdi caamir from berbera
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
4 жыл бұрын
Ila imikan dawada Somali waa xasidiina🙏💯👏🌺🇸🇴
@ahmedodawa5098
4 жыл бұрын
7/7/2020 galab talaadaa ah kaa dhaweystay dumarkee galgaceylka ila dhowr🙏 Allaw ku caafi mulaxamka somali oo idil🤲
@rayaanxcrahman4343
4 жыл бұрын
❤❤❤❤ kalgacaylka ila dhawr ❤ fanan ila siman joqllle ma jiri amar alle keep going ❤❤❤❤❤❤
@suhaibahmed3589
2 жыл бұрын
Codka Jooqle waan ku sakhraamaa wlhi! Si gooni ah ayaan u xiiseeyaa! Ilaahay Caafimaad taam ah ha siiyo.
@idilabdullahi6513
5 жыл бұрын
Jooqle fanaankan ugu jeclahay fananinta somaliyed Ya Allah cafimaad sii :(
@Abzeko29
Жыл бұрын
Ameen
@Naagnool124
Жыл бұрын
Ilaahay caafimaad sareeca oo degdeg ah ha siiyo Jooqle shire Jaamac ciyaar jecel🤲 Social media kuma badni iminka ayaan arkay tacsida beenta ah ee la isla dhex marayo wallaahi istaaga ayaan ka duulay fadhiga ayaan isku tuuray tvga ayaan ka arkayoo markaasaan youtube keyga furay oo kadaba tagay soona xajiijiyey inay been tahay hadana weli waan anfariir sanahay wallaahi sidaan u jeclahay miyaa ilaahoow ku caafi waa nin af gaaban oo degen runtii😭😭🤲🤲
@farhanhagi4764
Жыл бұрын
5/2/2023 Sunday 2 years later I’m still listening 😢❤
@Nuuramin143
7 жыл бұрын
wn ka xiso dici lahay heestan runti dareenkeda khaaska ah way wadataaa noolow boqorka codka big respect👌
Fadxi Maxamed kkkkkk fadhi abaa ninkani waa fanan hore waya arag fan markaa wana laxmayste heestii nuraysa ayuu intuu laxanka laxamada saarto.ayuu kuluuqeya dhowrki sano ayu he's kasodura udhiganta 10 hesod waad ila adhgtay legend joqle jiro jog sxp
@jamasaid2069
4 жыл бұрын
Fadxi ana iska leh heestan walal jama said
@jirda-gooyechannel7028
4 жыл бұрын
Heestan abwaan jama said Haaji ayaa leh nolow❣️
@sahrahajjiabdullahi8601
3 жыл бұрын
@@jamasaid2069 walalo wa ereyo an laso kabi karin wali ma samaysa ad ii samaysiidide
@noormohamed9317
2 жыл бұрын
I really love his songs he's atrue legend..
@shaaniqadarshaani5677
4 ай бұрын
Waxaan daawanaay 2024 in Nairobi kenya waxaa iga codsiya qo walba oo mareegtaan soo booqda inuu u duceeyo fananka in alle caafimad taam ah siiyo intii dhimatayna allha unaxristo dhamaantod 😢
@umusamihalifestyle2862
8 жыл бұрын
qoys ba udhinto dheel maaha cashaqu
@MudaneSooyaal
7 жыл бұрын
Rukish and Reality qoys uma dhiman ee Qeeys baa u dhintey hhhhh
Пікірлер: 327