Wallaahi qisadii kugu dhacday shalay waxaa ku helay dadkii ku shaqaysanaayey indha sarcaadka haddiibaa ay kuwada furan alxamdulillaah dheh indha u rooney ina Goobdoon
@istahil.roble7788
2 ай бұрын
Hooyo walbo oo gabadheeda si ay wax ugu qabato gabar kale u xumeysa teeda ayay ka jarantahy ogaaada gabdho nabsiga aan iska ilaalino
@KOKOBULLE-it5e
2 ай бұрын
Team ayaan gobdn one like 👍 ❤
@nastexoshooble6824
2 ай бұрын
Ayaney ani waa ku sugaye from tiktok 😮❤ thanks qalbiyey
@xuriyoali7628
2 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Sino mahan oo waa wax xarama lama dhihi karo lkn khilaaf ka jiro shaficiyadena se ma banen
@amalismail7772
2 ай бұрын
@@maryanxariro1075 guur bilaa wali ah oo aan la shaacin waa xaaran guur maaha
@marianruungedi2892
2 ай бұрын
Abaya magaceyga soqada ,add ayaan kutagera ,biyaha an caba ayaad iiitahy ,hadii an guri joga dar daqaya ,cunta karinaya ,ila waxan kaxishoda xiliga an xajigeyga waqti laqadanaya inta kala you tube waxaba umasogala ❤marian from Kenya qasatan mandera❤❤❤❤❤
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
2 ай бұрын
Wcz xbt soo dhawaw waan kuu xiisnee qalbi runtii qisooyinkii somalida waa uxiisey alx guushaadana waa ku faraxsanhy
@ayaanfarax264
2 ай бұрын
Ayaaney qisadii noo socotay away oo labada qeeeb bas aad ka soo gelisay
Пікірлер: 78