😥😥😥😥😥😥😥😥 ayaaneey caawa waxan isku gaysitay bahdil wayan ninkaankala hadhnay on aan xidhiidh lahaan jirnay oo waliba aan qalad yare ku kala tagnay oo aan jeceyl cad dhaaf ah u qabo 4 bilood ayaan kala maqanayn markaas caawa ayaan ku idhi waltinomo igula hishi kulahaa waltinimo kaagaba baahniye yaan tolkeenu isku xumaan 😥😭😰😰😰😰😰😰😰 walhi qalbigan ka ooyay bahdilkaas aan gacantayda ku doontay wan surxanahay ban u malayn waxani jeceyl bahee caawa waa habeen jimco ah soo duceeya waalo yaal😢
@sadiafarah5021
Жыл бұрын
Alaha juubuugo dhato
@maryamamohammed5048
Жыл бұрын
Abaayo sorry jecaylku maxumee ee qofka aan kula fahmin jacaylkaaga balse NAFTA u sheeg markay rabto inay raadiso ku dheh waa qof kii ku dhaawacay ma mudno inaad jeclaatid nafyahay Edab yeelo. sawirkiisa agdhigo markaad tabtid oo naxariis iyo jileec dareentid dheh waan ku necbahay kuma jecli ku dheh sawirkiisa kadib naftaada way qaadan inaadan jeclayn
@sacdiamohamudjirde6892
Жыл бұрын
Sorry abyo dadkaas cml naftadda qiimaha bdn Uma qalmaan Hana yeelin mar dambo in aad naftadda hoos u dhigto qof dartiis labo rakco tuko ilaahey u sheego mxd tabaneyso waayo waa hubaal ilahey qalbiga asiga gcnta ku haayo qalbigaga hakga saaro mid ka qeyr bdn neh Allah ku siiyo xbbt
@zamiira.abdi.
Жыл бұрын
Ax jacaylka marna xanun marna farxad jaH 😅😅 gabartas way iga dhiiran ogtahay qof aan jeclahy maba eegi karo xtaa gurigisa ina ugu tago daaye 😢😅
@sawdoabdulqaadir2837
Жыл бұрын
Ayy 200k coming soon ♥️🙏 bqordyda ilhy amrkii mrka dhahdo naya ha iso indho wayna wn iska jclhy ilhy amrkii😂😂😂
Пікірлер: 188