Ayaan Gobdoon saxib Qali wankujclahay saxib Maya dhadka si cadhi ma Asha Lakin Anika aya kaka jawabayo dhad kasi saxib qali a wal wlin saxib ma dhacay so inai kula shad aan❤❤
@hewarable5547
Жыл бұрын
Ayaan Gobdoon saxib Qali kuwaan wii iska shadlan Qali Ala shekisaan kk walahi Qali sas ayey umalisa ee Ana nakta kashakajinayo ee nakta makaced Ayaan Gobdoon walahay isojawab Qali walahi Anika iku dha naktaa Marta be asojawab to
@hamdaahmed4455
Жыл бұрын
Ayaaney abyo sheekadi aawaaya wad la raagte 🥰❤💋
@jhg5545
Жыл бұрын
Xbbti ayaan walahi dunida Ina tan saranahay Kuma ilobayi waxa an ku taxa luqay an Mar kan fidiyo yadada Ara ki iyo dhiro gilin tada an ilobi ale ka soko Ada ku mahad celi naya in tey nolol jir to nolow Dada hadey waxa ka shegan oo gow qaranah iney ku suk tan oon Ani kow ka ahay 🌺
@roodamohamed4570
Жыл бұрын
Anagaa kuu markhaati ah inaad tidhaahdo dadku sidaa ma wada aha ee ha la ogaado
Haa saa shekoyinka markuu dalka sa'id u cabsida badnaa u jeclahay ma'ogid Saaaaaan leee noogu soo indha weynoo unugaa ku rabnee wxii si khaldan kuu fahmaayo ayagee u talaye
@MadinaMohamud-sb4ht
Жыл бұрын
Asc xabiibi saan lee nooga so indho wenow queeney in wax wanagsan kusoqorto ayaa kabadn never ever give up I love you abaayo qali
Nooga soo sheekee abaayo wixii idinkala qabsaday adiga iyo askariga amba marar badan ayaan askar isku qataatownaye
@muniishaali6580
Жыл бұрын
Wcs qaali wlhi waan saxan tahye hadan naxaye team indho weyn ama team indho yar saan lee u fadhineena wlhi abyo alle ishooda hakaa haayo alle haku xifadiyo abyo nogo soo sheekey waxii kaaracaye adig iyo askariga plz noo soo sheega qaali love you 😍 xpti alle dartii kuu jeclahey
@hdhxncjcjbxhxjdjcj9821
Жыл бұрын
Habar yar hore usoco guuleyso. Xaasidkaa habo ee dan ha ugalin way kaa maseysan yihin Ee Adkaar ka akhriso. Waxaan kuu sheegaa inaad tahay faceed karoon ayaa tahay. 😅❤ Runtii Barnaamijka aad soo dayso facaa mafahmaan ee horey i soco.
@niciimocqadir1010
Жыл бұрын
M.a abaayo SaaS noogu soo indhawaynoow kaama daalayno macaanto❤❤❤❤❤hadii aad soomaaliya ila joogilahayd ubax Baan kuukeenilahaa🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@fertunali1007
Жыл бұрын
😂😂😂😂❤
@munoomar24
Жыл бұрын
Masha allh allh ku xafido
@xafsocabaasali6109
Жыл бұрын
Masha allah ilaahay haku xifdiyo ayaan goobdon abyo ❤❤❤
@IsraAanoy-ez6kr
Жыл бұрын
Ayaaney wan xanun sanahay ii soo duceeya🥺❤️❤️
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Alle ha kucaafiyo Qaali
@roodacrixmanmaxamuud6924
Жыл бұрын
Allaah hku cafiyo aamin yaa rabi
@deeqodaahircali8274
Жыл бұрын
Ha saas u hadal habo dad ka qaar iska celi habaryin ok mama guul anaga ba ku garab tagan ragena in ad amanto moye ma caysid cay na mamud na habo ee horay usoco
@naimaahmed1517
Жыл бұрын
Carabta waxay dhahaan "الجار قبل الدار " Guriga hortiisa iska fiiri dariska Saaxiibka wanagsan wuu ka sameyna wlh Thnks quruxey ❤
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Ar ayaaney raali noqo xbbti Macsonkor kuwaas😂😂 Waa soo indhawaynaahaa Waa soo fadhiwaynaahaa Ar ayaanaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@adanibrahim1121
Жыл бұрын
Guulqyso ayaan
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Ayaan Qaali qurux yaakaa xanaajiyy Qaali ❤❤❤❤
@caashocuud8425
10 ай бұрын
Masha Allah abayo hori usoca
@israimar4289
Жыл бұрын
Masha Allah keeps going sis
@ikranmaxamuud5437
Жыл бұрын
AscWllo ayaan guul
@aniishxikma2785
Жыл бұрын
Abaayo qisooyin kaas iiga soo sheekee qaali
@najmoxaaji9143
Жыл бұрын
❤❤❤ maasha Allah xabiibti Allah ku sharfo il xun kuma aragto cadawgaaga cagta ka hoos horay u soco Xabiibti nooga sheekeey ❤❤❤
@halimaabdi6511
Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉 Masha allaha. Alle ha ku xafido
@user-ny9gt5fm1v
Жыл бұрын
Ayaan wll awey qisadii fariixa
@iqraali6298
Жыл бұрын
Si xun wax u sheg sixirow ka daran abayo hor markaga ayey ka xun yihin keep going abayo qisada askarga noga so sheke😍
Alle haku dayo wlhi wil garab bad no tahahi 🥰🥰🥰👑🤴🤴❤️🔥🖤
@istaahilmaxamad2057
Жыл бұрын
Mnshllh mcnto horay usoco ❤
@xafuusinayaroow8686
Жыл бұрын
Woow iam first maantay
@asmaaragsan2785
Жыл бұрын
Asxaabey isoo duceeya exam gali rabaaye😢
@najmaahmed4139
Жыл бұрын
Abayo nogasheekee aad aan uxiseenyaa mcnto
@nasroyuusuf5694
Жыл бұрын
Ayaney ha na waydiin inaa rabno Ina noga shekayso wa ogtahay ina shekadada yecel nahaye alle ha ku xifdiyo xppti
@aaminasaalax5087
Жыл бұрын
Ayaaney wlhy waxad agtayad ka tahay boqord nolosha aad noogu qurxisa malinkan ku arag ani wlhy cidlo ayaan dareema waxad tahay weheliso dhiiri geliso qof mudan wax walbo dadka xunxun dhega ka furayso abaayo guul ❤
@xawasomalia1538
Жыл бұрын
Asalaamu caleeykum abaiyo. Abaiyo weliga madhihin hadal xun ad ayaadna ufiicantahai hadalkagu na buulshada ayow anfaaca sas darteed horo usoco 🌹. Keep going sister you are the best person 🌷❤️
Ayaaney waan ku xiisay runtii 27may ayaa imtixanka dowlada galaa ii soo duceyaaa qaali ❤❤❤❤❤
@nimcoccasiis7534
Жыл бұрын
my queen ayaan horey usoco abaayo ❤🔥
@SahroAbdisalaan-tg6vx
Жыл бұрын
Habo Ciiwaan aa sooxaday aa kaa soosalaama sakay😍🥰🥰😍@ queen maryama🤩🤩
@nimcomiad2680
Жыл бұрын
❤❤❤ warunta
@deeqodaahircali8274
Жыл бұрын
Habar yar cadow gaga badane bareg ha u qabanin nucaso kale wa ba la geys mara ye sucda deh habaryin allow kuwa kula donaya iney ku xumeyan duley yarabi
@najmaahmed4139
Жыл бұрын
Wcs xbbti ayaan hore usoco
@nimcoqaali3446
Жыл бұрын
Ayaaney xbbti sida uxushmeyso raga wan ognahay ee adiga dhag ha udhigin ku waas ❤❤ ayaan dahab weye ee hadalkeyda yaaladurin darajadeyda siyo dunida ayay ku wacan tehee ❤❤🥰❤❤xbbti allah ha ku sharfo ❤❤
@user-sw1to8jc9u
Жыл бұрын
Ayaaney waxaa la yiri si xun wax ufahan sixiroole ka daran marka abaayo inagaa ku fahmayna kuna taageersan waad noo hadashaa oo waad noo hiilisaa guulayso
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay masha Allah ❤❤❤🥰🥰🥰🥰♥️♥️🥰♥️
@sagalsaafi2215
Жыл бұрын
Ayaney ben kumq shegayo dhira galintada ad adega ka qada waxa badana ka faiiday runti allah ku barakeyo
@fadumomuse9591
Жыл бұрын
Saas baa laga rabaa aad adega Sharaf
@nawaalyuusuf7408
Жыл бұрын
Nayaa ayaan se tahay
@sahracabdulaahi5161
Жыл бұрын
Ayaanee nooga soo sheekee
@najmasaid9321
Жыл бұрын
Wcs jimco wanagsan asxabta
@SabariinAhmed-rj8tc
Жыл бұрын
Ayane somali Ruunta majecalo abyo ❤❤❤
@abaneymahamuud9615
Жыл бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo
@nasteexocabsulqaadir8381
Жыл бұрын
Abyo horay usoco guul inta xaasidka kugu ah ha ,ubixin
@ifraaxabdilahi2882
Жыл бұрын
Abayo noga so shekee sheegada adiga iyo asgariga Ani wlhi wa ka baqa asgarta
@amalcabdiqadir338
Жыл бұрын
Ayeeneey nooga sheekee
@AKAz369
Жыл бұрын
Idhaweyney waaaaku taaagtaagsatay mugooo😂😂😂😂❤❤❤
@naimacadeyfilmschannel1168
Жыл бұрын
Aniga abayo waniskakajeclahey ❤
@jamilo3021
Жыл бұрын
Xbbt noga shekey askriga please
@abaayisaaq1321
Жыл бұрын
Naa ayaaney adi yaaa ku heysto anaga adileyba hoosha guriga kugu qabsanaaye wllhi ani horta hadaan ku wayo malintas hool dhan ma qabto anaa kuwas iska daa warkooda oo noso indha weyno Xppti
Пікірлер: 188