KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
Kaskeey - gaadada
Күн бұрын
Kaskeey - gaadada
Рет қаралды
230,960
Jibrilstudio
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 89
@abdifatahgas
6 жыл бұрын
10 sano wakhti kusiman ayay isoo xusuusinaysaa heestani, wakhti hore wax walbana ay kaduwanaayeen siday maanta yihiin.
@queensworld8479
5 жыл бұрын
Waayuhu iyo waqtigaba wey is badalayaan taasaa been aheen
@ahmedmohammed8811
5 жыл бұрын
Waan kahelay walle heesta erayada codka intaba way dheelitiran yihiin 2018/12/29
@anisa2028
14 жыл бұрын
samiira walaal macaan wiilka codsiiga ka aqbal inaadeer,,,
@abdiwahidboodaalejournalis9596
3 жыл бұрын
Xasuus gaar ah ayay ii leedahay heestaan Iyada oo sanadka 2021 yahay ayaan weli daawanayaa hadad hada ila daawanayso like ii saar Replina iisoo gal
@asmaahmed5010
3 жыл бұрын
😇😍
@abdirizakdhere04
2 жыл бұрын
Gayaan kale ma waayine Gasiin aadan cuni karin Gaajada ma bi'iyee Gacantaada igu qabo. ceelasha biyaha io xiligeedii 2011 baan xasuustay io
@sherminmehdi8748
3 жыл бұрын
🥰 👌👌😘 Waayihii Islii io Nairobi 2015 Jcel nazab maahan😰
@reo9475
6 жыл бұрын
Damn waxaan soo xusuustay My first high school boy crush
@najiibalpha9409
4 жыл бұрын
It brings back old days remember and Canada Toronto wa hbn axado sogaleso 12:30 amuraha allh sahlo
@sumayosiman4110
5 жыл бұрын
6sano la so dhafaay ayey ixasuusiy heestan wlhi😢😢
@mohamedfarahosman288
2 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaya liketa
@saidikiss
13 жыл бұрын
Heestaan abaa sameeyey sxbkey kaskey heesaha wuu iska daayey ilahay dambigeena hadhaafo anigana hees dambe masamaynin ilahay hanaga daayo
@Geeljire22
6 жыл бұрын
Heestan waxaa sameeyay Abwaan Kaadheeri. Ma ina Kaadheeri baad tabay
@pysuhayb15
5 жыл бұрын
abwaan ka dheeri
@muratbozz8925
5 жыл бұрын
On fire 🔥🔥🔥🔥🔥🔥💥 2😎 0😎 #Top💋 1😎 9😎
@Samiira87
14 жыл бұрын
Gabadhaan jeclaayeey gaaridii haweenkaay naftu tay u guuxdaaaaaay very niceeee........
@firdowsaadam5950
4 жыл бұрын
2020 aa igu horeeyso fanankan iyo hestaba
@moemahir3384
7 жыл бұрын
Xasuus ano yaar ayaan maaqli jiraay 2018👏👏👏👏👏👏👏
@gacameey007
15 жыл бұрын
Galow iyo Shimbiruhuna Gacal iinoqdeeno Geedaha Lakorijiraya!!!!!!!! yaaslaam walaahi waa the Best song Kaskeey bro .............keep it
@wiilmudug7021
4 жыл бұрын
11 years ago 🙋♂️ ma jooga account kan wali
@DjAhmadJuju
13 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaw inaba cadi mahan kaskey salan sare ayan ku leyahay hestan inaba cadi mahan wad kabaxsatay
@birinsi
13 жыл бұрын
waaw inaba caadi ma ahan heestaan xasuus ayay igu reebtaa
@Mohap2188
4 жыл бұрын
Old school mandera kenya 2008
@inabiniadam3037
5 жыл бұрын
Markay hees hal qof xasuusto dhan ku soo koobto, hadaan gocasho reemo garabkayga kuu dhigo, maad alla maad iga ag kaci!
@somalitoday4962
3 жыл бұрын
Ereyadii Abwaan kadheeri
@murtimaalshow
5 жыл бұрын
2019 🎧✌🙏🔥
@xeerilaliye4977
4 жыл бұрын
Heestaan iido kaban ah maqlaaye yaa meel iigu sheega
@abdullahiali7121
4 жыл бұрын
Fiska qaday de
@abdiqanimohamed6169
3 жыл бұрын
Axyaaaa yaaa heees
@Samiira87
14 жыл бұрын
@anisa2028 salaaaaaan sharaf inaadeer gacalo qurux badan ,,,,,,,,,, haaaaa inaadeer wali waan jafayaa xagee aaday adigu kakakakakakakakak waan ku salaamayaa inaader...
@bilaamuraad5616
6 жыл бұрын
anoo gogosha jiifana naasaha guntoodiyo gaadada salaaxee istiin.com
@cilmiaxmed378
5 жыл бұрын
Asal Asal Waxaas Ayaa Hees Lagaa Dhahaaa
@SOM-co1xd
4 жыл бұрын
Heestaan ayadoo bilaa mus8c ah bay mcnayd markuu qaadayo abwaan kaa dheeri ninka iska leh heestaan
@abdullahiali7121
4 жыл бұрын
Sax waye
@alidikkie
14 жыл бұрын
@samiiira87 waa hestan kuu qadi laha walal liveeeeeeeee? wouw what a nice song waah waah
@KaysahassanA
8 жыл бұрын
kaskey cilaaaykiii isiiii
@nazzahmad3386
3 жыл бұрын
I was here 2021
@horseedmeedia2485
5 жыл бұрын
Hestaan 6 sano an raadayay
@saamisalaad4067
4 жыл бұрын
2020 yaa dhageesanaaya
@axyawadani
16 жыл бұрын
heestaani inaba caadi maaha, now I'm in love damn!!
@abdinasiroogle1794
5 жыл бұрын
Hees waa geesihi horo
@ammohamud1626
5 жыл бұрын
Cabdifataax sidoo kale heestani waxay ixasuusisay taariikh waxaan joogay yeman cadan.
@saasmi33
12 жыл бұрын
waa hees aad u mcan micno badan xanbaarsan
@subscribemychannel695
5 жыл бұрын
muntaas cilmi haa wlhi runta shegtay
@Adde626
4 жыл бұрын
Yaa dhageysanay 17.12.2019
@tobazyare360
3 жыл бұрын
Beello waaye heestaan
@khodkhodde
14 жыл бұрын
somalikaliya sorry wiil aa iga dhigtay gabar aan ahay
@Samiira87
14 жыл бұрын
caleeeeeeeeeeeeeeeeeek woooooooooooof
@deeqohassan9182
6 жыл бұрын
Ilma fasahaad ninkan xaguu kabaxay yaa iisheegi karo
@lkoopnope9153
6 жыл бұрын
deeqo Hassan Holland uu jooga heesaha waiska dhaafay cabdiqadir kaskey
@mahamuudmahamed
5 жыл бұрын
Wllo wuu iska dhafay tabliiq weye hada filan ayuu jogaa
@princeknaan407
11 жыл бұрын
tanaa hees lakaa dhahaa
@cadeeycaanoboolo6618
8 жыл бұрын
hees iyo badh
@Samiira87
14 жыл бұрын
@anisa2028 inaadeer macaan salaan sare xagee ka dhacday
@shamsodagan4717
3 жыл бұрын
Gaadada micnaheeda yaa i sheegayo
@mohammed-jama
Жыл бұрын
*gaadada ,shafka iyo laabta dhamaantood waa isku micne*
@Fariidowacan
13 жыл бұрын
kaskay heesagani halkuu ku danbeyay .........lamaba maqlee
@heydarswboy48
7 жыл бұрын
Hinda Hassan heeesaha wuu iska dhaafay hada
@inabiniadam3037
5 жыл бұрын
Gayaan kale ma wayine gasinaanaad cuni karin gaajada ma bi'ye gacantaada igu qabo
@simanmohamed778
5 жыл бұрын
2019🔥
@motrailblazer2234
5 жыл бұрын
Siman Mo am here too May 2019 middle of the night
@anisa2028
14 жыл бұрын
@Samiira87 indr macaan waan noolaayee,, sidee tahay qalanjo seyruuqeey??? weli dagaalkii maku jirta indr??? lakinse haa uu joojiin wax eedbiiyaa ayey uu bahanyihiin kuwaan islaa oognahey ee,, haa uu nixiin walee,, khayr baan ku rajaynayaa indr samiiray caadey,
@somaliasomalia8574
4 жыл бұрын
Asc wll manoshahay
@ayanmohamud8563
4 жыл бұрын
😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@akwame1779
5 жыл бұрын
KASKEY FANAANKII QARNIGA
@hamsehasan1566
5 жыл бұрын
Mmmmmmm xusuus 😭
@najmafarah6696
4 жыл бұрын
Hamse Hasan haa wallhi xasuus waye heestan teen ager life kusoo xasuustaa anigu 🤣
@zahraabdi4498
6 жыл бұрын
Ok good cma
@Samiira87
14 жыл бұрын
m m m m m m m m m m m m m m m m m kaskeey nice tune
@DHOOFKA143
15 жыл бұрын
Waaw maxa hees ah lakin waxa laga farsameye D.U.C Boyz ona lagagatay
@Jama-dg9vl
7 жыл бұрын
Abdi Salad kkkuiiooopoippp
@khaliil2050
13 жыл бұрын
ishcala hees
@user-dh9bd5st6t
6 жыл бұрын
KZitem, magaca dadka ugu qoran waa badalaan! sababtoo ah inay commentti caan ka noqdaan ma rabaan!!
@Cunaayecabaaye
13 жыл бұрын
Gadaha wa xagee koley wa cad dumarka ku yale?? qaladna yan layga fahmin wax siyadsi ban ka wada
@ismaelismael3525
6 жыл бұрын
labada sal dhexdooda waaye
@c.raxmed1433
5 жыл бұрын
gaadada waa naaska ibtiisa hore
@siqaayehd5024
6 жыл бұрын
Waa tuug ninkani heeskan wuu xaday waxaana lahaa abwaan kaadheeri oo tartan ku galay
@abdirahmanbare334
5 жыл бұрын
Heestan waxaa iska leh abwaan kaadheeri Erayada iyo laxankaba Waana heesti u ku soo galay fanka 1981 Keskeyana Waa uu soo copiyeeyay Walow uu fanka ka baxay
@abdirahman77
11 жыл бұрын
Profanity taking root
@abdirzaqshacrawi7544
5 жыл бұрын
Hhhhh it should be written +18
@Samiira87
14 жыл бұрын
@alidikkie kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk oo xagaad joogtaa aad live iigu qaadide lol
@user-dh9bd5st6t
6 жыл бұрын
Samiira87 kkkkk heestu waa ay Ku dhex qaaday, waadna dareentaye! Ma nooshahay hadda qurux
@shaficinesta488
6 жыл бұрын
Nice
@zahraabdi4498
6 жыл бұрын
Shafici nesta sorry
@harunhassan9530
6 жыл бұрын
Wax walba waa wixii hore😑😑😑
@hasanyusuf5794
5 жыл бұрын
Stolen song
Пікірлер: 89