kaskey oo ciraystay ayaan ku arkay nederland oo wadaad ah
@inshaaryare9427
9 жыл бұрын
good old times...i used to listen this song back in 2004 and i think that was the time it came out.....arooska wllkey iga wayn ayey cajaladiisa ku furmi jirtay....missed those days wallahi thanks the one and only kaskey
@widhwidho5655
7 ай бұрын
Xaajigayga mustaphe ayan ku xasuusan doona alle ha isku kaya simo❤😢
@cabdisamadjama3147
4 ай бұрын
Waa aniga xbbi❤❤❤❤
@wiilkaReerCigalle
4 жыл бұрын
Vocal Recording ayaanan jirin oo fanaanku micrafonka ayuu live ugu heesayaa Musicgana meel baa laga shiday Xoogaa farsamada ayaa xun ee codkiisu muran magali karo KASKEY he is legendary
@mohamedfarah2210
2 жыл бұрын
Kaskey waaa fanaan hibo u leh codka mana ahan dad iska dhig dhigo
@CmonNowTellme
4 жыл бұрын
lol I doubt Kaskey is gonna be Wadaad for long when in fact she is in Netherland--home of free drugs.. Kaskey was pothead (used smokes weed)even growing up. In Celqalow--Medina, every late night , we used to pass him singing Mohamed Saleban's songs and smoking weed. However, Kaskey used to be one of the best GoalKeeper in Medina.
@AbdulahiAli-ex8nz
3 ай бұрын
shiek abdiqadir ilaha qulubta bill adamka gadgadiyo kufoortay wadada can m a still dis song I remember my mom I miss but coming soon am visit her kismayo insha allh
@@libaansergio4426 haa wll hada hees majirto ee way iska qayliyaan
@maancabaas6343
4 жыл бұрын
Memo’s never dies, Sheikh Abuukar Kaskeey waxaan heestaan dhageysanaa ku dhawaad 13+ sano kadib . Nin aad qaali u ah aad u cod macaanaa saaxib Guuleyso 2008 aa aragti na iskugu keen dambeysay .
Qaarad kale salkeediyo meelaan saake gaareen ayee ku sugantahay 5.10.2018 😭
@nuuxmiami
7 ай бұрын
2003 baa igu danbeysay marki. Yurub la geeyay ka dibna lagu soo celiyey nairobi 20 sano baa kasoo wareegtay
@gulledabdi1221
4 жыл бұрын
One of my favorite somali songs
@marie19391
14 жыл бұрын
waanlao is good chansons! cher ami c'est j'aime beaucoup votre voix! thanks you merci
@SuugaanSafaari
2 жыл бұрын
Sii daa yaa ustaadii kaskey 🎧❤️
@airmes1
12 жыл бұрын
kaskeey caleek al fanaan
@mayoow2008
13 жыл бұрын
kaskey waa fanaan cadi ehen runti caleek
@KM-jc5hl
Жыл бұрын
Nairobi he use to be called to 🎤 wedding 2007 I hv cd his singing life
@mohamedabdullahi5309
5 жыл бұрын
4 /26/2019 wana galab wna qayilayaa alxamdu calaa kuli xaal
@AskarEgal
3 ай бұрын
Wali ma qayilaysaa sxb
@SamiyaMahamed-jv2fi
Жыл бұрын
Gopy dhulbhaante isaag
@abdirahmanmohamed5576
7 жыл бұрын
yaasalaam cabdulqaadir geedow abuukar (kaskey)ninkii yaqaan baa yaqaan wale waa fanana dhamaystiran .war ciyaaloow ama sidaas u heesa ama ha danbaabina hhhhh waa xusuustii m.saleebana yubeec.music by iidle faarax gaz
noolowa kskeey waxaan jeclahy heesahad gar ahaan dagmadaan ku garsiin waa laguu dabaal dagi gurbaan lagu tuumi
@badriali7261
11 жыл бұрын
alfanaan cabduqaadir kaskey waa fanaaniita fara kutiriska ah ee hees walba qaadi kara axsan hees sahwi iyo cod macaan keskey music by ahmad saalax qaasim
@ubaxwarsame
13 жыл бұрын
samahii dhaxdeena saxaar ku jiriin niyo saafi oo wacaan aan kaaga soo tagaay
@ZahraAli-mb9vn
4 жыл бұрын
Sahwi iyo hiloowba sahan saday nafteyde 😭 2019/14/December
@shaafisa9128
3 жыл бұрын
Wayo wayo xasuuus 2012 cajiib cajib
@nurahusein9681
9 жыл бұрын
Great song it reminds me of the good old days
@naasirabdi4044
6 жыл бұрын
ysalam fananka abdukadir abikar gedow kaskey legand atahay barther hesaha moye ila iyo 2004 ti ila hada ayaga uunban dhageysta fanannita kale maba kuheysto saxib ee alaha kuxifdo
@khadraibrahim9682
9 жыл бұрын
It brings back the old memories
@lbj8472
7 жыл бұрын
I'm here march 26 2017
@elmiabdalle89
5 жыл бұрын
And i.m here 21/09/18
@MrDucaysane
12 жыл бұрын
Fanaanku miyu ilko la,a yahay mise ana mooday Akhyaareey
@Xaliimoozz
12 жыл бұрын
viva kaskey long life.,,,,,,,,,
@khayreibrahim5940
7 жыл бұрын
ninkan aad baan u taageeray laysma caasiyo e axsan faanan kaskey mudo laguma arag shaashadaha
@hajiali1120
6 жыл бұрын
wadaaad wayn buu noqday
@Craxmaancirro
6 жыл бұрын
10sano kedib..! Legend.
@ramo6021
12 жыл бұрын
this song reminds me of the goood time
@yusurmariinxiga4277
5 жыл бұрын
fanka wuu ka toobad keenay
@Xaliimoozz
12 жыл бұрын
viva kaskey long life
@Contraband-7
7 жыл бұрын
@Badri Ali heesta muusigeda waxaa tumay Iidle Farah Gaas
@squidmonkey848
Ай бұрын
❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SamiyaMahamed-jv2fi
Жыл бұрын
Come too
@farhad5541
4 жыл бұрын
2020😭
@KAROTO2424
11 жыл бұрын
car yashega qofka tumay heestan
@abdirizakmohamed8266
3 жыл бұрын
Iidle faarax gaas
@KaysahassanA
8 жыл бұрын
Boom
@zakclassicstudio
14 жыл бұрын
alfanaan sakariye ayaa horey u qaaday abaayo
@shaajacsheekh
Жыл бұрын
Maya heestan kaskey ayaa lahaa loogama horrayn
@yogelle932
5 жыл бұрын
👏👏👏👏
@musse0966
11 жыл бұрын
caadi ma ahan waanka helay waana ku heystaa... iga badan... walaalaha isjecel e qolka 213 o lagu galo 218-936-4343.
@dhaadeey1
14 жыл бұрын
ninkaan waxuu ku cod macaan yahay hees taa aad ka loo jacel yahay ee caabudwaaq
Пікірлер: 60