Amira koko sundus aby dhar isgu eg soxidh blz ❤🎉❤❤ isgu wad eg codsi
@Ali847-q3i
6 ай бұрын
Amiradeeda style waaba lagaaga hare ee xeebta surwaal ha isku gashan yaah be unique dhar saaid kugu dhagan na ha gashan inaa mesha u shidnaatid rabaaye koley dharba dharka uu ka shidan yhy laguma shegayo amira lagu dhahaye 🥰🥰🥰👸🏻👸🏻👸🏻💎ma sugi karno dalxiskina ceyda na iska dhis ku dheh 😁😉
@Anuu2180
6 ай бұрын
Wllhi commentigaga waa iga qosliyay 😂😂😂😂😂😂
@Nasren2
6 ай бұрын
Grma la dhahay dalxiis la aada😂😂
@Sheeko_time
6 ай бұрын
Waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya team amira walashin ahe
@tuneeyyyyy
6 ай бұрын
Amiira dhib badanida meel kalo hde ku cuncunto ya kuu xoqaa kulaha😂😂😂
@hiboxidig796
6 ай бұрын
Waw comentiga ana u horeya 1 reply amira qurux❤
@almaaspea8333
6 ай бұрын
Amiiro dharka dalxiiska iga soohabee yacni dhar waali oo qurux badan diyaarso Qofta ugu shidan inaaa noqotaa rabaaa
@tuneeyyyyy
6 ай бұрын
Shaki kuma jiro ine ayda u shidnaanesso abyo❤
@UmalkhayrMuseAhmed
6 ай бұрын
Wakugu raacsney ❤amiira labiska nagsoo adkee hada team amiira nahney
Amiiray idinka 29 maalin soon teen 😂Malin naga danbayseen Khamiista eida❤😂😂😊
@qalanjoluul7615
6 ай бұрын
Ma aragtay anagaa kahoreenay isku mar aana afuroonaa
@caaliyacqadir6730
6 ай бұрын
Sundus waa iska kaa jeceshahy udul qaado sxbtaa
@IIHANNOOR
6 ай бұрын
Amiraa qurux 900 coming soon I.a one love❤❤❤
@najmakhaliif8608
6 ай бұрын
Caawa first person baan noqday 😂👍🏻
@MuzeygaBoy-td3te
6 ай бұрын
Goood
@aaminaindho3742
6 ай бұрын
Eid Mubarak ❤Amiira asiim i dhunko😢❤ sundus horta maxay la qeylisaa horta 😂😂
@fowziyomaxamed9109
6 ай бұрын
Allah is one 😢❤☝️
@ubaxcali2067
6 ай бұрын
Koko amiira sundus ciid mubaarak❤❤
@Fathiibrahim5245
6 ай бұрын
Alla yaa ildalxiiisiyo kuwaaaan farxadoooda jeclahy wallhi waligin san ufarxsadna team 27 adinka le insuga farxadiiiiiina❤
@Canabmaxamedgeedi
6 ай бұрын
Rabiyoow waa habeen dadku farax san yhiin Waa ha been ciid rabiyoow amiiro anoo arkin ha idilin ❤❤❤
@Hayaat835
6 ай бұрын
Amiira thanks sundus qalbi nadiif waye axbta adi lee ka fahmesid masha allah maskin waye dadkas cml wexe ubahan yihiin qof fahmo❤
@Simaneyyy
6 ай бұрын
Sundus funny waa wllhi qosol iga dhameysi 😂😂
@hafsamohamudhassan2602
6 ай бұрын
Amiira iyo asxabteda team 27 waa nisalamey 🙌 eid mubarak mel walba aad jogtan iyo cafimad qab insha allah ❤🙏🏻
@CabdaqaadirCumar
6 ай бұрын
Amira qurux abyo qurux😂😂
@Nimcohasaneyyy
6 ай бұрын
Amira cida kudhibthy xata socodka ka lumayy wllhi bacaha sad usido walayabaya😢😢😂❤😂😂😂😂😂😂
@Ishaan336
6 ай бұрын
Ciid mubaarak teyda like iiga dhiga
@QueenOfafrica-r1t
6 ай бұрын
900k coming soon
@FaadumaIbraahim-lb5fw
6 ай бұрын
Ala qurux bdnaa❤😂
@FaraxMahamed-rh8jp
6 ай бұрын
Caawaa yaa faraxsan ❤😂
@user-kj2pm9vh5o
6 ай бұрын
Aad iyo aad❤
@yahyemohamudmohamed7810
6 ай бұрын
Eid Mubarak All Muslims
@Userdima1357
6 ай бұрын
Inta dhar iid heysanin lakin qalbiga ka faraxsan😂❤
@Fatuush11
6 ай бұрын
Dhar ciidne ma hysid qlbikana kama farxsani 😢😂
@ozhkanbegam
6 ай бұрын
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
@faizosuleymaan8686
6 ай бұрын
Inta beri ciid u thy wan niiwataa ❤❤
@XiinkaYare-lb4fv
6 ай бұрын
Ciid mubaarak❤
@najmocali-ob6ef
6 ай бұрын
Coming son 900k amira❤❤❤
@Asmafilms1
6 ай бұрын
One like Team amira qurux ❤
@Kusalinabigascw-r3w
6 ай бұрын
Ciid mubaarig kulu caam wa an tun bakheyr❤
@munaqalanjo4758
6 ай бұрын
Koko walalked dhar ciiida u qadaysay faaariiid weye
@farhiafagadhe1273
6 ай бұрын
Amiira qurux dhar ciid kaa rabAa😂
@Zapoosh1
6 ай бұрын
Amira zamii waku jecelahy❤
@mumtaas420
6 ай бұрын
Amiro eid muprk ❤
@EVFX-j3i
6 ай бұрын
cidmubaark Qurux❤❤❤
@KaroHarir
6 ай бұрын
Cilaanka amiira qurux wllhi😮😮😮
@king______diini2777
6 ай бұрын
Koko io amiiro isku Dhar ku ciida Ceyda io cumeerne isku Dhar team 27 inta igu racsab
@FaadimosalatMursal
6 ай бұрын
Kus sali nebigena Mahamed scw scw ❤❤❤❤❤
@zaki.zk-
6 ай бұрын
Ciid wngsn All asxaapta☺️🎉
@Ramloruuxi144
6 ай бұрын
Amir's videos aan dhawanaayo waxaan umalèeyaa inaa kulajooķo❤
@Sihaam-Atham
6 ай бұрын
Amiira ❤
@AffectionateAirplane-bj5lo
6 ай бұрын
Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed
@osmansokorey-yv7mu
6 ай бұрын
amiira qurux Ciid wanaagsan dhamaantin 😊😊😊😂😂😂
@zahruujadeey4083
6 ай бұрын
Amira cid wanagsan ❤❤
@Jihaanjanno
6 ай бұрын
inta beri ciidi rabin salaaman😭😫👋
@Miss1suuro
6 ай бұрын
Ciid mubaarak amiira qurux 🎉🎉🎉❤
@EVFX-j3i
6 ай бұрын
cida mubaarak I love you amiira❤❤
@kaltunisse9735
6 ай бұрын
Anaa ugu horeeyay
@Iqroahmed-qq9us
6 ай бұрын
Amiiro gbdha qumayo ha dhihin adigaba wey ku xushmeysaa xushmeey
@zahruujadeey4083
6 ай бұрын
Saxibada wax kadaran be isdhahan
@queenmaryama9237
6 ай бұрын
@@zahruujadeey4083iydabu ma dhahdee tankale saxibka inu dhibsanya laga yaba Lakin iska xishmaynyso
@Cabdigalas
6 ай бұрын
My queen amiiro ❤
@KIKIAFCAAD1234
6 ай бұрын
Qooroob aya tahay amira qurux 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@OmarAhmed-wz7yi
6 ай бұрын
CiiD wanagsan all Muslims ☪️ ❤😊🎉
@shugriali1439
6 ай бұрын
Team 27 lankgawi usocotaan miyaaa bacdal ciid its amazing mash Allah ❤ Xalay koko iyo Amiira markaa qolka ku dhax shirayseen dareemay inaa wax plan gareenoosiin 😂
@SabirinMohamed-e4n
6 ай бұрын
Amiiray. Marka musalsalka Maskin Wlhi 😢 Marka hada neh funny aythy 😂😂
Пікірлер: 256