5kun iyo waxyarba dawaty hada dhamantodna like bey saareen muqalka adna haka hadhine saar😊
@hothan369
3 сағат бұрын
saxaaf wad na khiyantay videoga inta ugu horeeysa ayad nagu sirtay wan naxayba koko qudbo siro sidey ku soo martay maxa ka khaldamay gabadha ayan is dhahay😂😂😂😂😂
@caashoshcumar5780
2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂somhn
@Maariyo5364
Сағат бұрын
Maku jirto miya😢 run moody
@Maariyo5364
Сағат бұрын
Wnb kajafi rapy koko😂😂😂
@carab527
Сағат бұрын
Video hadalkaas ayaaba sugooya asna Haa uu bilaaw Video ugu dhigaY waa qaldanyhy ninkaan😂😂
Aniga iyo koko isku cashir aya nahay masha allah *communication*lakine french ku diyariyey😍
@asmamuuse1373
3 сағат бұрын
Saxaf wan kashakiye soalah qar yaosodhibay 😂😂😂😂
@SUMAYYA-mi4jw
3 сағат бұрын
Ee wa wariye wuxu😂
@RahmoAhmed-iu1iq
2 сағат бұрын
Ninku wa wriye weyn dee
@Maariyo5364
Сағат бұрын
Adno😂😂😂
@kiincali-f7e
54 минут бұрын
Anig😅😅😅
@NasraAhmed-r5r
Сағат бұрын
Waa gadhba kaliya ee mntaa isdhiha karo yar iyo weyn qlipyado ayaa hantayaa whi koko waa gabdha dagan oo khalqa badan oo kartibadan codkarnimo aygu isdestayaa whi msnhaa alle hanxafdo yarseeen❤🎉😊
@micrajoon868
2 сағат бұрын
Kalsoonidii oo qof ah koko maxamud bulle🎉❤
@JamadCusmaan
Сағат бұрын
M.a
@EdurOnline1
4 сағат бұрын
TEAM KOKO ONE LIKE
@fatimamoha1481
Сағат бұрын
Saxafow cumeer soo qabo please 🙏
@Kingxidiga
4 сағат бұрын
Waad iga aqbashay codsigaygii
@CabdiraxmaanIbraahin-q4d
Сағат бұрын
❤❤saaxiib
@zamzamabt
45 минут бұрын
Gabadh da’deeda ha weydiinin nin rag nah mushaarkiisa ha wey diinin 😂😂 this podcast is on fire 🔥
@Muztaphe_Upthirizack
3 сағат бұрын
Saxaaf adi waxaa kugu doortay nio horta wariye waa soo ahead wana taqana sida qof interview loga qaado si saxa na waa u abaaraysaa halkaa kaga hay waxaa banaan ka kenaysaa waxyaalo anaga naga dhex guuxaya ee horay usoco wana fcn yahay ee soo badi ❤
@Naafac12
2 сағат бұрын
Wariyaha ugu fiican soomaalida saxaaf
@jamiilajanno-q2i
3 сағат бұрын
Allh sidsn u sugaan muxaa la qabinya islaah koko inant baaxsa aya u fahmi la sugaysa❤ chanell adan kaso weey hdan chanell so booqda Tictok kaso arkaa 🎉❤❤❤❤
@SacdiyoAhmed007
4 сағат бұрын
Waan sugayay podcast koko❤
@saabiriinahmed6951
Сағат бұрын
Koko video kama dalo hadi manta dhan la dawanayo❤🫶🏻
@HiboHassan-xi6uu
3 сағат бұрын
Koko qof ixtiram badan man sha alaa❤
@ZeitunabdullahiCumar
3 сағат бұрын
Next amira iyo cayda soqawa
@EdurOnline1
4 сағат бұрын
Saxaaf bixitaanka koko ayuu la sugaayey 😂
@Maariyo5364
Сағат бұрын
Isha karidy😂😂
@SadiaBillow
2 сағат бұрын
Boqoradeydiii koko mashaallah educated and intelligent gwal may Allah bless her
@Juuri.mohamed-221
3 сағат бұрын
Reer comment leey hda nhy anka uma baahni ina can noqno koko anoo qirty Ina nhy champion 1 ❤😂😂now Guys we are the lions
@canabcismaanhappy5328
3 сағат бұрын
Somha qoftas way ka danbeysaaa rer comnti iyo qofwalbo tixgalin uhaysa dhowrjer bay tri team27 dadka nadawada wye kuwa dhbta ah ❤❤
@Juuri.mohamed-221
2 сағат бұрын
@@canabcismaanhappy5328 yeah gabr vcn wye wllhi m.a ❤️Xmar isla joogna I hope ina hal mlin la kulmo oo KZitem ked kso muuqdo 😩😂
@AdnoSiciid-nz3fm
2 сағат бұрын
Asad iyo amiira iyo ceyda i can't wait saxaaf dumashi😊😊
Soo aniga suaasha ugu horaysa ka naxay yaa ila mida😂waaba naxdin
@Maariyo5364
Сағат бұрын
Ani naat.naar wye😂😂😂😂
@XaawoCarab-zi1pw
4 сағат бұрын
Walahai waa sugayay saxaf amiira ceyda ku xeji 🙏
@canabcismaanhappy5328
3 сағат бұрын
Wlhibeen kuma shegayoo jifidada rerka kso jedo wa poqortoyo adunkaaa ugu jcelnhy from mj ❤❤❤🎉 qali wlhi kor eeg cidna haw jojin umd dhn kujecel
@AishaHersi5577
14 минут бұрын
Waligay podcast ma daawan oo dadka caanka laga reebo kuwa cilmiga iyo aqoonta ku salaysan lkn podcast kani wuu igu socda I do know 😅 Koko bulle waan kugu raacsanahay jawaabahaaga ❤
@Caydaruuus
Сағат бұрын
next cayda wxd waydisa zppta koko yuotubekaaga looga wayey
@M.Xiddigyoutube
2 сағат бұрын
ninku inanta yar wuu ka dhex baxayba jacyl buu uqaaday😮😮
@Kingxidiga
4 сағат бұрын
Maanshaa Allah ❤️
@najihiinappe1022
13 минут бұрын
Next arimaheena wxanaa weydiisaa ilmo madhashay dheh inta igu raacsan😂
Walahi shalay baa niyada Ku hayay chanelkaan waxan islaha saxaaf waxba maso dhigee ama hawada lagasary oo uban ushaqaynayn 😅 any way soo noqod wacaan mudane saxaaf😊
@Cabdixakiim-fq1hz
2 сағат бұрын
Saxaf podcast malin uun wankaqebgala I.a
@maariyaabdi-s4q
3 сағат бұрын
Masha allaah
@FarxiyaCabdikhaliif-so8il
3 сағат бұрын
Ayyy san usugayay lee saxafoow
@CabdiWahaab-y9n
35 минут бұрын
Gbrtn waa level sare sidn ugu jedo si lwba wka dhisan tahay m.a
@haliimomohamed9928
2 сағат бұрын
waa sugayy kokodeena ❤
@nasiixamacalim1473
3 сағат бұрын
Koko Smart girl 🥰🥰
@SumayoSh
3 сағат бұрын
M.a Hambalyo saxaaf podcast madama aad bilawday products. waxa rijeenaya podcast somalida ay sameyso kii ugu shidnaa inuu noqdo . Talo : Podcast wuxuu ku qurux badanyahay studio marka isku day I.a hade macquul tahay lkn sida kle waresiga waa💯 ileen waxa tahay qof xirfadan leh oo garanayo.
@NasroCabdijimcale
3 сағат бұрын
Kooko Buule one like
@AbdalleMohamed-c7g
Сағат бұрын
Saxaafow cumeer sooqabo please 🙏
@Caydaruuus
2 сағат бұрын
next king cayda
@ashwaaq889
30 минут бұрын
Koko jacyl aya galay 😂😂😂😅😅 oh my god
@fatimamoha1481
Сағат бұрын
Cumeer soo qabo please 🙏
@NasracarabXasan-jb5gu
Сағат бұрын
Oqoonyhndiiii koko buule❤❤❤❤
@Canabmustaf1234
2 сағат бұрын
Saxaaf sooqabo amiira ku xiji ❤❤😊
@jamilaachannel9600
2 сағат бұрын
Omg koko Jaceyl wa galay❤😢😂
@NAJAXAhmed-n6o
Сағат бұрын
Waraysigaan mar hore la duubay wn ogayn saxaafow😂 next asad or arimaheena dad xikmad badan bn Rabnaaa
@FadxiyaKhalif-u2z
2 сағат бұрын
Amiira soo qabo saxaad plse 😂
@Asli090
3 сағат бұрын
Naagta sidaa ufikiraysa ayey googarada kaga dhagan yihin xolahatihiin maxaan dhaha meshy ka filayaan iyo koko meeshy joogto wlhi farqi wayn baa udhexeeya mnsha Allah qof sidan camala wlhi jecelahy hadana gabdh ka sii thy naag qayrkeed wax dheer
@canabcismaanhappy5328
Сағат бұрын
Ma argtaaaa hawl iyo hdal mkareyso danted yaqan wye ❤🎉
@AmuunXaliimo
2 сағат бұрын
Saxaafow sunduzna warayzoh plz aboowe
@MariaMoha-n2w
2 сағат бұрын
Masha allh Koko waa gaber aqli io degan isku darsatey❤
@HiboMaxamed-ru9zl
2 сағат бұрын
Team koko bulle😊😊 like😊
@Aishuu240
4 сағат бұрын
Waad naga soo daahisay saan u sugaayay lee😮 keep going saxaaf❤
@ainashesalah5457
3 сағат бұрын
Soo badi barnamijkan saxaaf
@xamdideeq422
3 сағат бұрын
M.a aqoon yahanadeyna ina bulle❤
@AbdalleMohamed-c7g
Сағат бұрын
From cumeer big fan 😊🎉❤
@saara1073
2 сағат бұрын
Good podcast waye Lkn saxaaf wllo camera 📸🎥ma fadhiso
@dalkaab1436
2 сағат бұрын
Oo Koko Bule maxad waxad horey U sameyse Guur Qud-ba Siro ah Bismallahi
@sacdiyoxasan6212
Сағат бұрын
Video sifcn udaawo rer baadiye tahyee😅😅
@NawalFarahali
2 сағат бұрын
Koko gabar wax baraty ❤❤
@shataAhmed-uq9uc
3 сағат бұрын
ᴋᴏᴋᴏ ᴅᴀʏᴅᴀ ❤ sᴀɴᴀ ᴜsᴜɢᴀʏᴀʏ ʟᴇᴇ😮
@Wllhuudow
3 сағат бұрын
Ugudambeen wareysigii waakin😊😊😊
@Maskineyyyyy-ed4pj
55 минут бұрын
Ani ahaan waxaa rabi lahaa 3dax qof oo rer comments ley ah ama dadka dawayasha oo kala Fikir ah mid mid loo fadhiiso oo la waydiiyo maxaa dadka dawaneesan ka amisan tihiin io sualoyin badan sadax malaga wanayo qof ku fikir ah umadana neh sifiican u fahmi la hayeen😂😂
@HayatAbdallah-r5e
Сағат бұрын
24:40
@Apdyhakin
3 сағат бұрын
Wxn dad ayaaa u maleeeya inay imika thy wxn waaa video maaaLmo hore la duuubay inta aaanay tagin koko somalia😂🎉
@MaxamedabdirixmaanUgaas
47 минут бұрын
Dadka dhan og taas codyareey kaftan waye 😂😂
@abdijama1984
Сағат бұрын
Kooko libaaxad ayaa tahay good jop❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 295