Mujahid walee way ubahnayen in sidaa loogu cadeeyo, reer somaliladow yaan loo habran ninka kafanteena tolaya yaynan kabihiisa tolin thanks my prother Ubaxle media.
@aminaahmed9352
3 күн бұрын
Cukuse wuu khaldanyahay ilahay umada ha idin ka qabto waa la arkaa horena waa loo ogaa waxay tahay Djibouti muuse Biixi inshalah wuu nooso noqon ubaxle jazakalahu khayr walalo hore u soco ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉
@abdihoori4524
3 күн бұрын
Dadkan isku wadan ma nihin isku cadow ma nihin isku dawlad ma nihin wa dhibatada haysata reer somaliland
Maa shaa Allah. I wish we had more REAL Somalilanders like you. Please show BEFORE and AFTER videos of these traitors whenever an opportunity arises to expose their hypocrisy to those who still support them
@user-dd3yu1nn7p
3 күн бұрын
Mahadsanid Mudane Ubaxle. Waxba yaan laga werwerin kuwan aan damiirka iyo dadnimadu midna ku hadhin ee cadawga, dalkooda doonaya inay dumiyaan, difaaca ula taagan. Intaa aad sheegtay oo dhammi maanta Somaliland oo dhan waxay siisan lahaayeen woxoogaa shilimo ah. Qarankanse loo baqimaayo; kuwii waalidkood u dhintay, kuwii u dhibtooday, kuwii u dhaawacmay iyo kuwii dhisay baa taagan oo nool. Cadaw-kalkaalkana waa laga safayn dalkani si uu u badbaado oo u jiro, insaAllah. VIVA SOMALILAND ❤❤❤💚🤍❤
@abdiali319
3 күн бұрын
Waa Somali wayn Wadani. Cabdiraxmaanaw Wadani Faham Jibuuti & Xamar ayaa Finance-garaysaa Kaampaynka Wadani. They cannot afford to lose their support. They are working against the national interest and security of Somaliland. We can defeat them with our fingers collectively. Let’s make sure to defeat. Long live Somaliland. Abdi Ali from Canada.
@runahmed9988
3 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobonimo mansha allah, Dacawo Halkay Macal Kubarato ayay Macaluul ugu Bakhtida. Waxa iyaga kadaran kuwa Tv soo dhigay. Guulayso Geesi Qaran Ubaxle.
Mudane A/Rahman Ali Warsame Allah Yahfadak Bro. I got so emotional 😭😭😭😭😭😭 Allahuma Barrik Fii Bilaadinaa Somaliland. 💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@SadoAhmed-mf4xt
3 күн бұрын
Somaliland waxa kuso badanaya wadaw fara badan Alle ha inaga qabdo somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo 💪💪💚🤍❤️
@abdirahmanmohamud1635
3 күн бұрын
😏😏🤔🤔🤔🇮🇷❤ma oga cadawgu inay ciidamada kala duwan ee soomaaliland in badan gacmahooda laabanayeen laakiin ay taasi soo dhamaatay gacan bir ah ay adeeg sandoonaan haday milateri.yihiin iyo boolisba 🖐🏽🖐🏽🖐🏽🖐🏽🖐🏽🖐🏽asc guuuuul slland isha allaah
@user-un4dl1ch5z
3 күн бұрын
Abdirhman ubaxle, dadka reer Somlaland inta badan baa ku faxsan sidaad ugu hiilisid Somaliland, waanu kugu mahad clinyaa. Mujahideen baadtahay ,taarikhda ayaa ku xusidoonta adiga iyo ibraahim caydiid:❤
@gaasiraguuled8771
3 күн бұрын
Walaahi waa runtaa way ku mameen kulmiye
@user-sl5kq1jt9g
3 күн бұрын
Keep going geesi geesi dhalay❤❤❤
@fardowsa6949
3 күн бұрын
Ilahay nimankan caqliga ha ku soo cesho miyayn cidkale ba u ogolayn in ay kusiga ku fadhiistan way ka qaaden calafkoodii waa iiman la aan subxanalaah ilahayow kuwan sharkooda naga nabad geli .
@aminahassan4566
3 күн бұрын
Waar anagaaa wax aragnay Abdirahmanow Waynu wada yaabsanay Ilaahay ayaa wax kala guraya 😮😮😫😫😫 Ilaahay ayaa Reer wadani ilaahay baa kashifay
@user-un4dl1ch5z
3 күн бұрын
Waa ma xishoode, Abdullahi Cuguse waa guulwada.walaahi kuwa Xamar jooga kuwa kiiniya jooga iyo huwanta oo dhan wax ka xun oo ka halis badan xisbiga wadani.
@jamalskp7280
3 күн бұрын
REER SOMALILAND ISKA QABTA OO HA U HABRAN8NA TUUGTA DANAYSTAYAASHA AH
@nuuroshaah5198
3 күн бұрын
Ben badana cukuse kulaha wa reer seylac DULI SHILIMAD DONAYA UUF USGAG 😅😅😅😅
Ragan wadani matala miyena wali kala sariin musee iyo qaranka ,misa musee u jeed maha ee waa qaran dumis ,Allah ini soo afjari inshallah oo iniga qaban dalkan hadimada u gausanaysaan
@ibrahimmohamed5453
3 күн бұрын
Waa caada qaatayaal calooshooda keliya ka fekeraya Oo aan han lahayn
@abdihussein9554
3 күн бұрын
Waar waa Sakhraan Cukuse. Macno yare weeye
@ikraammahmoud790
3 күн бұрын
Walahi wariye ka cadacsan laheli mayo geesi qaran Guul somaliland
@feryalmomdferyalmomd471
3 күн бұрын
Wadnaha ayaa i xanuunaya markaan maqlo odayga, khaa'inul waddankiisa
@user-xj9jx5cg8o
3 күн бұрын
Waa sakhraan kani,waa runtaa ubaxlow waxa laga eegto waa daciifnimo
@jamalskp7280
3 күн бұрын
WAAR RABI YAQAAN OO NAGA QABTA UMADAN DALKOODII LOO SOO DIRAY MA UGAADHSANAADEE
@ikraammahmoud790
3 күн бұрын
Mujahid geesi ah ilahay haku dhawro
@abdisahalqaylo8812
3 күн бұрын
Ina adeer halla yaabin ee waxa loo baahanyahay in dhallinyaro u hanjabta oo oo tallaba ka qaada waa hargaysa laga helo,adiga iyo inta kula mid ahna dadaalka iyo wacyigalinta kodhiya oo dadka ka horkeena,wanaagu galimaayo ee xume halla tuso,mahadsanid
@KhadaryYusuf
3 күн бұрын
Dee waa arrimaha loo baahan yahay e dad kale oo idin ururiya HA SUGINA, WAA IN AYDUNBIS ABAABUSHAAN IDINKOO KA DHEERAANAYA AMMINDARRADA
@RashidWabari
3 күн бұрын
Cadaawaha dalka gudihiisu waxa uu ka xunyahay ka dibadda , hala yaabin waa kuawii afwayne la socday xilligii halganka .
ISKU ARAGTI MA NIHIN WAA DANAYSTAYAAL MUNAAFIQIIN AH OO HUGURI U CARARAYA WAX AY BOOBAAN AYEY RABAAN
@jamaadnuura10
3 күн бұрын
Waa cukuse hunguri waxay meel ku nabnaadaanba imikay soo wada baxeen laakiin Mid kasta taariikhdiisii baa u taal gacanlibaax baa idiin taal ood ka gudiday cukusoow
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
3 күн бұрын
Horta odaygan yar sawtii la odhan jiray waa Hawiye maxaa ka Jira sababtaasuu ola safannyahay geele iyo garguurte😂
@danjire7605
3 күн бұрын
Waa xaqiiq isku aragti maba nihin
@mahmoudxasan7041
3 күн бұрын
Waa iimaanlaawayaashii ku mamay waxaanay lahayn kan neefka ahina waa cadow wax la dhadhansiiyay geelle dibirona waa cadow
@saleebanali2905
3 күн бұрын
WARKANI WAA FAQASHTII OO WAALIYE U RAACDAY SADEXDAN IYO QAARKALEBA WAA EY DUGAAG AH EE BUUFI DUKHSIIGA WADANI
@user-dl9lu8ne1x
3 күн бұрын
Ismaciil maha reer saylac anga khadra xayda baa eedo eeaha an waxaan hay reer Hargeisa. Ismaciil omar geele waa reer Ethiopian.
Waar Somaliland dad ma haysee xoolo la dareersado ayaa u dad ah. Cid laysa bay waayeen
@MohamedAhmed-or6pq
3 күн бұрын
Ubaxle inaadeer nimankani waa dad lasoo dirtay walaahi waa la kala baxayaa tuugii iyo khaayinkaasi oo miidhana waxaad arki inagoo jeelasha ku wada gura wadankana haw baqin
@KhadaryYusuf
3 күн бұрын
Ha laga dhabeeyo, samirkan xukuumada waxaasey dhashey, mooyaan waxaa ay u dhowreyso
@hassanmohammed4015
3 күн бұрын
Muuse biixi ilaahay iyo dadkiisaajecel
@afrodir4828
3 күн бұрын
Cukuse ito kuwo kalo badan hunguri baa qaatay. Tolow goorma ayay garan doonan reer Somaliland cadawga oo loo adeega in uu yahay nusqaan tan ugu liidata.
MARKII AFWAYNE UU CARUURTA REER SOMALILAND QALANAYSEEN RAG REER SOMALILAND AYAA U SHAQAYNAAYEY OO KU RAACSANAA IN UU AFWAYNE DADKOODA XASUUQO KUWA MAANTA U HIILINAAYA DICTATOR GEELE WAA ISLA KU WII OO KALE DOOFAARKA FICILAA DABKA LOOGU RIDAYAA
@elhanweera2435
3 күн бұрын
Macaaridkii iimaan laan,iyo waali ba is kugu timid wa habaar qabayaal doonayay inay dalka booban rabay, yur yur yur macridoow ooya ,somaalilaan way guuuuuuuulaystay❤❤❤❤guuuuuuul mw biixi ❤❤❤❤❤
@abdirahmanmohamud1635
3 күн бұрын
🤭🤭😐🇮🇷🇮🇷🇮🇷😐🤭🤭wallaahay waa wax lalayaabaa laakiin cadawgeenu inoo muu qarin daal qabaw iyo mid kululba waanu u isticmaalaynaa ayay yidhaahdeen
@libanfarahamina7639
3 күн бұрын
Bonjour oukuse ç'est un grand ivrognes quand il vient à djibouti il traîne dans le restaurant pour boire de l'alcool
@user-nm7mz9jh2d
3 күн бұрын
Nin soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday,Dadkan la xaadiriyey waa Meytida Siyaasadda,ee ma is ogyihiin ?!!!
@KhadarCabdiawjaamac
3 күн бұрын
Dameer baa ciyay
@user-qx9rp5yn5k
3 күн бұрын
Cadawga Sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodakarreiyehkaire4714
3 күн бұрын
Xilyaan ka rab naameesha
@KhadarCilmi-wv9cn
3 күн бұрын
WAR WAXAN HUWANTA INOOGA SO HORAYNAYA XAGEYNU GEEYNA WA CADAW KALKAAL
Ubaxle ha ku xiqiin kuwani waa cadowga somaliland laakiin shicibka ayaa eedaa leh ayagaa u sacabiya waxan ilaahay ugu xamdiyaa codowgii huursanaa ayaa dibada iskeeney gacan bira hala iskaga qabta dusduska ayey ku dhargeene ma rabaan in somaliland hormar gaadho in ila meereyso uun lagu jiro ayey rabaan
@egalosman9271
3 күн бұрын
❤❤❤
@user-zu5qx7ff9n
3 күн бұрын
Xamar haqabteen hakaas ayaay lagu uruursada dadka nolosha kadhacay kooxda qawlasatada ah ee sharka xisbiga inoo soo xiratay hala baabiyo oo yaan cod lasiiy huwantii dalka kuso duushey baay horsocdeen kooxdaa cagawgii waa in laskaqabto
@yussufmursalahmed9325
3 күн бұрын
Cukuse waa cadho hunguri ka gacaday waa maxaan cunaa iyo munaafaqad iyo laba wajiilayn
Пікірлер: 173