Allhy ha naxariiso ilàmahy yare ee saQarkayh😭😭😭😭😭😭
@zmallcabduladiifgeele9424
Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilahaw unaxariiso wiilka anagana ha nooga daba naxaristo
@phaadimamohamedhusen3071
Жыл бұрын
😢😢😢somali warbadana xumaan doon badanaa warxumo tashil badana gabadha muran isqab qabsi galisen tacsida xanunka daremeso qalbiga ka damqinesan duco idinka baahan tahay somali dhan isma rabaan marka qofka garab ubaahan yahay ehalka kudhaw xita kuma raban malinka xanunsan tahay qofka mark dhinto dad weligod u imaanin isa so xaadirinaayo mujinaya jeebka fududeyan wa is aasi naqaana isma daryeli naqaano runta wa inta please wilka maso noqonayo qabrigisa haidinka jifo daaya hooyqdisa qalbiga haka si xumenina arintan mel xun kusocota dadka we qaldaman hda kdib ye dhicin tano kale hala caawiyo dadka social media so galaan caawinada codsanayan tan waba nagu dhacdey ma calfanin xumaan iyo wanaag hda kdib hala feejignado
@nnnnwowo9164
Жыл бұрын
Asad qofkii wax tar kadoona qaldan.Waa,yo waa ku digasho inanka yar ee laxaadkisii waayey
Liicato nin raga nasaba weeye wlhi noolow walal❤️❤️❤️
@Salman-jk6li
Жыл бұрын
Somalida Malaysia joogta inta aan ka ahayn ardayda inta kasoo hartay waa dad qalato qofka wadanka kucusub way dhacaan sida ardada so xaraysta jamacadaha, dadka cafimadka u yimaada marka hala iska ilaaliyo
@RA_Q20
Жыл бұрын
Subxaana Allah. Wixi xun xaayow aa socoto meeshaan. Wixi Malaysia kadhoco ba reer hagio maaka masuul ah. Laaxowla walaa quwata ilaa bilaah.
@sucdidahir1558
Жыл бұрын
Soamali qawil aya lafaha kagalay ka dhamadah ninka kalas madowga maxiu ahaa aasaga warki oo qof ah acudu bilaah yaxbul maxu yahay asiga war ka dhamow rer xajiyow
@maxamadcilmi323
Жыл бұрын
Waaba yaab maxaa ka galay asad
@mustafedheelaye7624
Жыл бұрын
The legend liibaan aadan cali🤴✋❣
@axmedgaraad2606
Жыл бұрын
Lii caato xaqiiqda ayuu kahadlay runtii guulayso
@sacdiyocumarshiikhey4087
Жыл бұрын
Liicato wallhi wa nin raged waxu uhadlay raganimo masha allah allah ku xafido abowe
@mumtaascnuur4226
Жыл бұрын
reer malesia qof u dodaya wan wayey wllhi qashina tihiin an xita wax yaro asxana lahyn Somali mel walpoy ay jogto cid ini rabta majirto hadeer wjiga iska xumey sen nxariz dhanba malihidin saan soomali nimo ma ahn wllhi reer malesia yow😣😣😢😢😪😪😭😭 moha yare alle hku nxarizto habo mcn saqir Aakhirad tehe abyo adine alle qalpiga hku dhayo badel kheyr qaban alle ku weydiyey I.a amiin amiin caloshaa i hurtay wllhi dad qashinaad ku dhex noled uf yaqey 😪😪😣😢😢😭😭
TEAM COMMENT HOYGIINA WAAKAN IAMUUJIYA LIKE ARAGTIDEENA HALKAN KUSO QORI DOONA GACAN TAAG
@adontiallah6637
Жыл бұрын
subxanalah illahay ka cabsada qasab maha inleys caawino ehelkaga xog kuma lihid naftana lama celi karo nolosha sidaa maha warka iyo cayda iska dayaa
@Alowsahal
Жыл бұрын
Qofkasto talefankiisa asa xur uheh
@Xuska-bukgaari-xuska
Жыл бұрын
Xasidin weye rer Malaysia awlba somli ba wx kdhigtay lkn xanunky drenty smsam ale hdrensiyo asad haji iyo nagta amira iyo adna saxf kan laleyhy
@haybeahmed1589
Жыл бұрын
Liicato madaba hadlaaya sxpka waxadku kla tagteen waxklemmha waa youtubrka iyo views ka sxp wla ogyhy cidksto isku shaqo ahi inay is xasidaan Wixinu ka wayn waxe Team 27 best youtuber waa asad wna ninka kliya ee ay dacad ka thy youtubernimdu lkn intina kle hebel gaadhbesbay idinka thy. Wllshay mcn samsam samir iyo.iman allaha inga siyo saqirkas team 27 hda nhy rliglin banu ku sinyna wll mcn Xasidiinta asad ka xuna waxanh lenahy 🖕
@abdiadan7436
Жыл бұрын
War wa shamsi halagu qaado asad hagio wax kaluu iska dhigee 🤣🤣
@calikafuqsade8865
Жыл бұрын
War nio adi sow caqli mqabtid mxad dad fikradod kudabadhigy teda kle asad hagio bis ma malasia joga mxa KZitemleyda kle unsubscribe lodhihi wyey ck wu uquri wyey asad inu somali youtuber number 1 noqday maxa arimeheena washamsi logu qadi wyey o asad kaso uray on ahyn in hormarkisa lga xumaday xasid mlibano ck wu gran dona tas inu se qof kucayo xasidnimo kucayo wba qalad ninki sxb ismacil xaji KZitem kaxiry sow yu wx u ogol yhy
@abdiadan7436
Жыл бұрын
@@calikafuqsade8865 xaasid meel nagamasoo galo teeda kale arimaheena wax haysta oo ku dhagan ma aragno lakin canugaan inta loo naxaristay oo samalida dhamaan maqayada ukala kiciyeen ismooday inuu dadka ku dheeli karo.
@aazizmohamed2616
Жыл бұрын
Liicaato si fcn bu u hadlay
@caydiidxirsi7724
Жыл бұрын
Please halmar wa shamsi aan ku qaadno gacan saaara uraaaaaaaa 👊😱
@asmaapdi8701
Жыл бұрын
Subxana allh
@shuali2740
Жыл бұрын
Malaysia aniga 2019 Ayan tegay arimo family cafimad oo xaga waridkan utagay ardayda dhaljn yara aya Aad no cawiyey lakin dadka kale waxay u ekayan dad qalatoyin dadka dhaca markay maqlan debad in uu kayimi waxay jecel yihin in ay lacag ka sameyan ilahay ayan idinka magan galnay in subscribe lasiyo ma is tahilan mida kale cantara baqashka nagaha maxay ka dawadan somalidu walahy in aan dawan waxay KZitem so geliyan
@kamalkeit7074
Жыл бұрын
Oo hada waa run miyad ileedahy waxa lagu sheegayo reer malesiya
@Xuska-bukgaari-xuska
Жыл бұрын
Wligay ani subscribe madhihin wayo wan oghay iny xasidin yhin cuqubo qboyinka
@zamzam5255
Жыл бұрын
DAADKA CADCAD KA WAA XASIIDIIN BAARTA
@asmaapdi8701
Жыл бұрын
Reer Malaysia alle hadin so hanuuniyo xasid nimada iska dhaafa walaalayaal
Cavia wllhi asad hagio io teamkisa dad baa fursad ku heley wllhi qofki aqli leh uunba fahmi karo
@iqramohamedhassan2928
Жыл бұрын
Hhh war wxaas dhn waxa idinka keenaya hor marka asad in aad ka xuntihiin blse idinkee idin dhibee taasi my team mr nbo noo hoos Liicaato adne ileen jaanis kaadyasha ku jirty 😅
@kingpapa690
Жыл бұрын
MAXU RADINAYAA
@brickyrobloxlol8183
Жыл бұрын
Rufi yanin
@blackpink2487
Жыл бұрын
SCW MARKAN LIICATO IDHAO XAGU KADHACAY MARKASAD SOO HADASHA ILAAHAYOW WLIDADEY U NAXARIYSTO WLIDO DHAAN ISLANKODHAAN AAMINYARABI
@axlaamxasan1446
Жыл бұрын
ceeebaa ku dhacday kuwaaas ilaaheyna hortiisa amaan uma taalo
@suleikhaabdulahi1774
Жыл бұрын
Kan afar indhoolaha isaga ma maxkmadii dadka u kla garsoorka ahayd bd thy ila xly wd wd hadalaysaaye hadLkaaga wanaag kuma jiro cadiifada ayuun bd waadaye ilahay ka cabaso biladama ayaan nahay wn qaladamaynaa lkn in xumaata la zii wado ma.ah azad iyo arimeehan oo qudhan kuma nool Malaysia mxd u ataagaysaan iyaga
@abdirahmankasim5261
Жыл бұрын
Yaxbul wa shamsi halagu qaaado. Wa shamsi
@sahrocali7352
Жыл бұрын
Somaalidu ila asad mely umaraan by la ayeen ader ninka mshquulka kala taga
@boqoradashinnida
Жыл бұрын
Alle Shiine culey Qalbi Adkaa Naa Game ba’a idhagan kulahaa 😭Dhameyso Video ga kzitem.info/news/bejne/wp6Yr6SssWKal4I
@crdarman4084
Жыл бұрын
Lii caato waa oday somaliyeed walahi inana waligey horay u taagerin lii caato lkn goorma qofka la tageraa kartida iyo dadnimadisa marka aragto lii caato sxb horay u soco
@ciraaleyare9022
Жыл бұрын
Hada asd ku jirto wa shamsi ku qaada
@kevindebruynevans6733
Жыл бұрын
M a
@zamzam5255
Жыл бұрын
REER MALASIA LOOMA BAAHNO HAADALKODA
@faiza3879
Жыл бұрын
Somalida malaysia naxariis malaha halagala noqdo subscrub ka
@khalid5318
Жыл бұрын
Nimankaan weey maseer San yihin
@azmaaapdirihmaanazmaaapdir6844
Жыл бұрын
Nimankaan maxaa ka qaldan waaba kayaabay
@4429
Жыл бұрын
Wax ka qaldan malaha runta bee shegayan
@4429
Жыл бұрын
Runta maa diide
@raxmahashin5046
Жыл бұрын
Malesiya waxa u badan reer xamar reer xamar waa xasid aya le is rabo waa bastiriin
@TrueWarrior74
Жыл бұрын
Labadiinana laba inagumeed baa tihiin oo wixiinu waa hinaaso ka kacay qabyaalad deetana isku bedel waali, nacalaa Aabihiin ku yaale ka hara raga aqyaarta ah ee aanan waxba idinka galabsan, hadii ey tacsiyeynaayaan iyo hadii kale maaha wax adinka idiin yaalo waayo shaqadiinaba maaha dee Aabihiinii waalnaa qabyaalada ka wasa
@hodanmahamed3973
Жыл бұрын
Hayat soomalida shrta leebarbaraan
@sacdiyoxasan7192
Жыл бұрын
Shuqul reer xamarka ayaa kadilicday malesiya halaga cararo
@rahuulfilms6821
Жыл бұрын
Yaxbul😂😂
@Jenna-woid
Жыл бұрын
Cunugan sanaduu xanuunsana, miyey uwaayen hal Malin inay cunuga kareebaan
@xamdicabdulahi3802
Жыл бұрын
Yees qabiil baku wada wanku ognahay waxasne waa qiiiro jaban
@omarmire6117
Жыл бұрын
Kolay Ani wajibjaga wan ka gutay youtubers malesia intas laga raba QF kasta somali ah khaladkodi waxay ku darsaden inay gbdh miskinta ah dhawr sano keliged dhibaned inay hafran dhahan iyada diday in la cawiyo rer malesia youtubarada arinkas ilahay dhulka la keno bqlalka kun somalida unscrib dhahan dhaqan iyo axasantona inoma hayan washimistu ha socota awedana ha arkan somaliyey zamzam official garab istagen ha aragto gbdh wlshena la xumeya weye subcribka cid walba an dhafino
@poishamra9391
Жыл бұрын
ilbuun war fiican sheego wal waaye isha waxey kaga buqday wa isku dir iyo veus raadis lakin xasi maliibaano adiga iyo kuwa kula midka ah unbey idinku solabaneysaa dhagarta asad hagio waxba kama badaleysan wa legend
@Xuska-bukgaari-xuska
Жыл бұрын
Xasidin weye kuwas ale say urfday si kadarn hurafdiyo
@Xuska-bukgaari-xuska
Жыл бұрын
@@poishamra9391 yaxbul wil wngsn weye o dmir leh lkn asad haji iyo nagah amiro iyo adno iyo ninkeda kuli wxa mlysiya joga o cankah wa xasidin ale iygna markoda hntuso iygo cuqubo kudhcday
Asad h maxah ka rabat waa curay ee ilahay ka casoo dabiga badan iska dhaf qari ay ku sugay mafata qofki dumiga wad ilahay la xisabtanay
@azhaaar826
Жыл бұрын
Waxaaas kabax abayo adiga hadi ad ku jirilehd badlka gabdha ad ahaanlehd waxn ma dhahdeeen caqliga ha shaqeeeyo
@aishaabdi2397
Жыл бұрын
Xaasid nimada waa tu ku curiyaamay wa horuu ka kici lahaa 😕😏
@bigscourty6468
Жыл бұрын
Asoo cuuryaanna codkiisa mel dher ow gaarraaa dadkanna asa uguweyn wana hadlikaryyaaa badalkiisa wiilasha kalle ow idiri karyay madahnttay mrke cuuryaanimo ma ahan howsha
@maanka_7
Жыл бұрын
@@aishaabdi2397 subxanalh wll hdalkas ma fiicna allah utoobad keen. Ta kale khaladka ayaga dhan baa wada galay nooma kala duwana. Lkn why wiilkas kaligiz loo attack garenaya🤔🤕
@abdallahaashi4122
Жыл бұрын
Liibaan libax bathy runta Ka hadashay Dadkaasna waa in raali galin buuxda La yimaadaan gabadhana u tacsiyeyaaan
@Samatar110
Жыл бұрын
Kan ay dhahaan socdaal waa nin waalan youtube baan leeyahay kulahaa lol
@amalomar380
Жыл бұрын
Somali meel ay isku jeceshay miyeey jirtaa lol hawar fadhida legdan la faduud Way huurdaysaan qoofka dhibka heesta ayaa dhib heestaa
@queenquruxwanag1241
Жыл бұрын
Yaa huudina waxan adhan o da wadan baa waa xasidi nimo mesha maa tacsi ilahay keen yaa tala mise casi nimo war danbiga iska daya
@munoabdiabdinaam4011
Жыл бұрын
India xita waa sida walagu qosla
@naimaalirasmi3006
Жыл бұрын
Lii caato nin rageed si feecan buu uhadley
@abdiazizabdalle1043
Жыл бұрын
💨
@susugoobdoon9699
Жыл бұрын
Gibil cad lagama gar baxo warkoodu marnaba ma cadaado
@shugriaamin9758
Жыл бұрын
Waruntis.licato.xasad.maficno
@ahmedwabari9029
Жыл бұрын
Yaxbulow ishakale beel sxb
@abdiazizabdalle1043
Жыл бұрын
🤣
@kingpapa690
Жыл бұрын
WAR NINKAN YAXBUL WAA NAAK WLH
@user-fc2gs9ms8b
Жыл бұрын
U dhigo he wyhee 😅
@hodangurhan8246
Жыл бұрын
Kkkkk
@muhidinabdinasir5570
Жыл бұрын
Waxaba igo daraan sida oo lahjaad ulaheen iskaga kenkenaayo yaap mu iska dhaho xeytiri iyo wax nocas ah
@hanaashafici7231
Жыл бұрын
Ninku waxuu kasojeda galkacyo maxuu iskaga dondona waa nin sacad iska dhal ah wana lahjada rerkisa
Maxaa reer maleshiya kali loo eedeyn idinkaba waligiin kama soohadlina xitaa kanalkina halmar duco ugama sameynina hada maxaad qiira jabanka usameyneysiin reer maleyshiya hadii korona isbitaalka logudiidey mey dhahaan banaanka ayan kutaganahay soo bax oo ey xitaa isbuuca hal mar usoo booqda ileen gabadha mar walbee kasoo hadleysey dhibatadeeda dhamaantiin reer yutub qalad ayaad kagasheen ee raligalin kasoo baxsha hadana garab qabta oo ka farxiya si ey u iloowdo xanuunka ey soomartey
@asmojennie3872
Жыл бұрын
Soomali mala raali galinaayo gabdha bas raali gareeya
@ithelaibrahim5660
Жыл бұрын
Wankahumahey sorry😂😂😂😂
@beelaacooking4250
Жыл бұрын
Masha allah walal isara subscribe fadlan Mahadsanid walal 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Пікірлер: 127