Wlhi Waa Geesi Asad Hagio isagoO Laxaadkiisu Dhiman Yahay AyuU Rag Dhamaysa MaskaxdoOdii Ka bixi WayeYy Keeep goin wll Awalna Umad Jabin Kuwad Ciiilka Ku DizhaYy imikana Uma Jabisid Garapkaga NahaYyy Wlhi mar Walpah 🙏🏼❤️💐
@alfiyaabdi3665
7 ай бұрын
Asad Hagio farxad baan u rajaynayaa insha Allah wll Adiguna Ha dii uu ku dhahy ma ku furaaye maxa qalada oo uu kaa galay waad iska socon lahayd Bas iska dhaaf Asad Hagio ok
@Caliya7
7 ай бұрын
Asad waa wiil curyaan ah hadana kadadaal badan kuwa cagaha leh marka mawaxaad larabtiin hadana inaad indhaha iyo gacmaha kaxirtaan? Maya wuu dadaaley ee hakanixina ee kudaysada.
@fadumoosman5365
7 ай бұрын
Asad haduu dadaalay isagay u fiican tahay qof kastaana wuu dadaalaa oo horumar buu jecel yahay. Sharifo nacasnimada jooji asad hajio ilaahay baa uun indhaha iyo gacmaha ka xiri karo qof bini aadam wax uu awood leeyahay ma jirto🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waar Mr. Hagio Kaligii Maaha Family Bay Meesha Ku Jogaan Cid Kastoo Malaysia Joogta Waydii REER HAGIO Waxay Ku Leeyihiin REER HAGIO Waa Reer Wanaagsan Afgaaban Danahooda Ku Mashquula Cid Kastana Caawiya Ciday Caawin Karaan Badina Lagu Jazaaro.................................. Wiilkan Yar Ee Mr. Sayga Waa Ciyaala Mama Waa Mama Boy Oo Waliba Mar Dhoof Ah Dhib Baa Haysata Soomaaliyeey Wiilka Mr. Sayga Dhibta Haysataa Maaha Mr. Asad Hagio Waa Dhib Ka Wayn ...................... Mr. Sayga Wuxuu Iskugu Sheekeeyay KZitem Baad Nolol Ka Samayn Kartaa Malaysia Waliba Noloshaa Ay Dadka Tusaan Qaar Ka Mid Ah Dadka Jooga Malaysia Taasina Waa Mission Impossible , Just foget it ...................... Marka Mr. Sayga Riyadii Fiicaneyd Ayaa Nightmare Ku Noqotay ........................Muwaadin Expert Baan Ku Ahay Qurbaha Meelaha Ugu Liita Qurbaha Hadaan Lagugu Ogayn Waxa Ka Mid Ah Nairobi Kenya , Malaysia , Yemen Hadaanad Deg Deg Uga Tahriibin Waar Kuwaas Xataa Addis Ababa Waa Dhaantaa............................ Warkii Kooban Iyadoo Reer Hagio Iyo Mr. Asad Hagio Aan La Ijaafayn Wiilka Mr. Sayga Ha La Caawiyo Meeshana Halaga Saaro , Period................................Wa Laahu Aclam.
@fadumoosman5365
7 ай бұрын
Ahmed jigjigo nacasnimada soomaali jooji qofka wax u qabo ama afkaaga heeyso aflagaadada jooji waxaad tiriba lagu yiraa
@fadumoosman5365
7 ай бұрын
Qof kasta waxa u qoran baa u qoran saygana sida asad inuu noqdo wuu jecel yahay qof kastaana horumar waa jecel yahay soomaali caaydeeda iyo wax tarkeeda waa siman tahay ilaahay dadka dadka caayo ha soo hanuuniyo
@amalabdirazak1787
7 ай бұрын
Walee kanoo kale waa la soo dirsatay waryaa ka xishoo wiilka run uu kuu sheegay saan fahmay dad aa kaa horeeyay asad haji waa wiil naafo ah ka xishoo doqon aa tahee
Imika ku mashqula asad wan oga waa nin xun iyo waxan lojogin asad hajio shashada ka naqana waa qof hore usocod leh dadka inta ku xerana qaarbadan youtubero ah bal ujedada qabiilka dhinac uqad
@naimaduale
7 ай бұрын
Asad rer qabilmaha lkn dhoclkan wa rufyan uso dirsaday licato se yelkadi 😂
@NuurcadeAxmad
7 ай бұрын
Ha walwalin zxb garkaaga waan taagany
@user-de6lm4wn9c
7 ай бұрын
Safaarada Somalia Ee Malaysia Marti Masoo Dhaweyso Mana Laga Dacwoodo, Maxaa Keenay In Asad Hagio Lagu Dhego? Waa Yaan Walee
@qamarabokor1114
7 ай бұрын
Oo Malaysia hadii la tago ma qasab baa in asad iyo dartood loo tago war isla yaab
@farahdahir8554
7 ай бұрын
QASAB MIYAA IN LA CAAWIYO YAAB BADANAA..
@OmarionJunior83
7 ай бұрын
Very sorry 😢
@user-ov3yl8bd7k
7 ай бұрын
Oo hda ma wilkas maskinka oo aad hormarkisa ka xuntihiin war kadhamaada asad wa wiil ficane
@somalistar8261
6 ай бұрын
In lagu masruufo maarab tay
@user-jl8tz3fu5e
7 ай бұрын
Sayag haaji wallihi walsodiray 😢😂😂hadalkisa😂ma fahme is mujiya waxkasto aha to asad wa tagera
@user-ye6lv8hy4n
7 ай бұрын
Midkaan waabeenlow😮eega
@haweyamohammed4124
7 ай бұрын
Walee caanimo waa la jecel yahay maleysiyo asad xaajiyow ma laha ee dantaata raaco
@haweyamohammed4124
7 ай бұрын
Maxaa rabtaa orod soo kaadi masagaa kuu yeeray calaacalku waa ceeb maxaa u raadsatay
@AzZa-in8et
7 ай бұрын
Ar kan 😂 waakuqoslaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdixakiinmaxamed4886
7 ай бұрын
Qofku haduu ka dhaho ku furimaaayo ma ceeba cajayib😂😂
@fadumoosman5365
7 ай бұрын
Af soomaaligaaga sax qofka ma guri miyaa mise gaari. Qofka waa la caawiyaa ama afkaagaa laga heystaa
@MawliidMuuse-my4iz
7 ай бұрын
Ha calacaline waa nin rage meelbu iska so sare meel iskaso sar hd hadaf ledahay wxy reer hebel iyo waxsi ar somalidu xasidsana
@Kingzayon112
7 ай бұрын
Xoog miya in lagu furo
@Seynabcise-xz2kk
7 ай бұрын
Sorry abowe seyga❤❤❤
@zakaraAli
7 ай бұрын
Wabaaa Adeer hadii aad Hawiye'nimada iyo hiraab'nimadu ku deeqi weydo asad waa nin mudulood hiraab ah waxne kama bi'in kartid😂
@MawliidMuuse-my4iz
7 ай бұрын
Hadu asad igu qaldamo wlhi inan eray uceliyen wayo la iguma garabayBa inkasocda qasaba sababto ah nin dadka baahiya garka qaba tusale u ah weeyi iyo kuwa laxadka lehba
@abdullahisheikhali1275
7 ай бұрын
😢😢😢😢 ma ooyee hee marka
@fadumoosman5365
7 ай бұрын
War isku xishoow adiga ma dadkaad isku dirtaa muxuu u ooynaa nolashiisuu sii wadan
@user-pz5ul9wf5w
7 ай бұрын
Wilkan inuu ku caan baxo rabaa maskinka asad asigab u bahan cawis
@fadumoosman5365
7 ай бұрын
Somali bari markaad ugu sheekayso buu burco kula aadi somaali waxay noqotay duqsigii shaaha ku dhex dhici jiray qofkii qof ka caraysan ama ka cabaadaayo isaga iyo qofkaasey u taalaa somali hadal badan isaga dhex baxa labada is haysato dhexdeeda
@Sucudi862
7 ай бұрын
Ninkan in lo kala kiciyo unbu rabaaa 😂😂😂 baryahan wala isku so caanbaxoya
@user-dl6zp8ex8e
7 ай бұрын
😂😂😂😂😂 yaab badana waa dulmi cad
@Umuu-mushtaq
7 ай бұрын
Amaar illahey oo hadu qof idhaho waxas kuma sameyni karoo maa qabil iyoo xuman ayaa laisla doni war wad cebeysan tahay waxad kaa hadashana mahaysid ee wilka maskinka aah iskadaa adabo melkasto marii karoo manta alx dheeh waxaga sameyso
@user-mi8tu9pj5h
3 ай бұрын
Asad haajiyow waa cunzuri hala ogaadao
@ismailimanismogeo2896
7 ай бұрын
Ninkaas xaasidnimadiisa markasta waa sheegaa ee dadka ima fahmaan
@MohamedAbdi-lj2sg
6 ай бұрын
Oo maxaa owal udhiibatay cabdi qasare , nin asaagaya baa wax kasugaysa inuu wax kuu qabto
@bureqamaxamed8003
7 ай бұрын
Oo adigu ma hooyadaba malaysia kaga so horaysay oo ad ku tashanysay...rag qayrkaya ayd ledahy ayay iso lug go.yey
asd xata sow hawiye mahaa ma is qabyaldaanaysan qablada dhamaad malhee markahoreba maxad uga samaysan wayday xamar hadu ku diidna maha inad soo fadhiisto inad daka kale samayst ahayd qofka wa xor wa k diidi kara inu ku yidhi dad badan ba isuga wa laga yaba inuu sida shegayso ku diidayna wa noqon karta dhalinyaran ahay bad ledahy dee dhalinayro meelo kale badan baad waydiisan karta dahir calasow mawaydiistid marka horeba ama kuwa xamar ka soo galaeesamysta
@ayuubsaidali8650
7 ай бұрын
Waxaad ku hadloysid wax aqli gal ah ma ahan ee asad dhaliil uma sameenkartid waa wiil daacad ah
@somalistar8261
6 ай бұрын
Haye waryaa ma nin aadisheen rabteen matuugsatay waryaa ma xishooto
@fadumoosman5365
7 ай бұрын
User nacas baad tahay hadalkaagu waa qaldan yahay asad hajio waa qof caadi ah qof uu ciili karo ama gumaysan karo ma jirto adigaa user baa dadka isku diraayo asad haduu ku dhaho sayidka wax kuuma qaban karo waa runtiisaa laga yaabaa whyo somalio dhan wax uma qaban karo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇳🇬🇳
Waxas wx la wad wado mahane mad iska dhahdo icawiya wx ma haystee
@zahramohamed4883
7 ай бұрын
Asad waa nin guryan ah Curyana waa Xaasid Horta u dad xasdey
@casalasal6466
7 ай бұрын
ILAAHEY KU CURYAAMI OO INDHAHA IYO LUGAHABA BEELE MA QABYAALAD BAAD MOORYANKA UGU HIILINEYSAA
@user-uv5fi3vt3x
7 ай бұрын
😂😂😂😂
@SamiraMohamud-lx9fl
6 ай бұрын
Asad hagio akhtiyaarka isagaa iska leh ee orod Shaqo raadso
@haweyamohammed4124
7 ай бұрын
Waad hadal xuntahay maxaa laga bi in karaa asad xaajiyow meeshaan bililikho ma taal xabadna leyska khaadi maa
@adarosman1420
7 ай бұрын
Maxaakaqaldanwiilkaan Mamalaysiyaalagaaxigaa warbalkaalaya khalsoonidaadakunolow maxaxaad utimid shaqsiyaadgooniya in ay ololkusameeyaan. I don’t understand what you talking about 😮
Пікірлер: 100